hadii aan u soo daadago dulucda warkeygana bbc du waxey quudisaa maskaxda soomaalida taasina waxaa kuu cadeynaya sida weyn ee loogu xoomo xiliyada ay soo gasho,
waana meesha kaliya ay soomaalida oo dhan ka hesho wararka saxda ah ee ka dhaca aduuka gaar ahaana kuwa soomaalida.
dadka dhsahaya bbc ayaan necen nahay ma ,ahan mid jirta oo caadifad ayaa ka buuxda.
yuusuf garaad waxba umaanu dhibin soomaaliland dadka la baxay oo u sameeyay FMaysan heleen haduusan madax ka noqdeen bbc da.
aniga ahaan waxaan u arkaa dadka dhaleeceynaya bbc da iney ka waayeen danahooda gaarka ah.
yuusuf garaad wuxuu sameeyay horumar la taaban karo oo wax weyn ayuu kusoo kordhiyay bbc da qeybta soomaliga tasina waa mid ruux walba u cad.
mideda kale qof walba wuxuu xaq u leeyahay inuu fikirkiisa cadeeyo catooshna xaq ayuu u leeyahay inuu ka hadlo wixii sax ah kuman xirna wariye ama qof cadi ah ra,yigu.
ugu dambeyntii waxaan usoo jeedin lahaa dadka cuqdadu ay dilootay iney iska saaraan dadkana u horseedaan wixii uu wanaag ku jiro.
by canab maxamud cabdulle.
canabmumtaz@hotmail.com
July 17, 2002
AFEEF: Aragtida qoraalkan waa mid u gaara qoraaga ku saxiixan
Ma runbaa in Yusuf Garaad Cumar yidhi Idaacadda BBC.du “waxay quudisaa maskaxda Soomaalida”
»»WQ. Xassan Nuur - July 16
WAA DHAB IN BBC-DU MASKAXDA
SOOMAALIDA AY QUUDISO
»»WQ. Mohamed-Deeq Abdi-madar
"Haldhaa" July 15
Catoosh waaka xumaatay Anna waan ka xumahay
»»WQ.
ibnu: Hoos u dhaca xiisaha BBC-da July
15
"QARAX
WALIBA SUBAXEEDE"
»» Xagar yare, Markale iyo hadal hayntii saddexgeesoolaha
Tifaftiraha
Laanta af Soomaaliga ee BBC-da & Kooxdiisa
»» "Yuusuf xor ayuu u yahay fikirkiisa.. Laakiin..."Faysal.Axmed
GABAY
KU SOCDA CATOOSH
»» "Hadal wuxuu amaan yahay inta aadan oran" Faysal.Siciid
DOODA
BBC-DA YAAN LAGAWEECIN JIHADEEDA
»» Shariif Macallin, Saxafi & Qoraa Jooga Muqdisho
BBC-DA,
SOMALITALK IYO WARAAQADI CATOOSH
»» "BBC-du Ha Cadayso Mowqifkeeda warqaddaas" Siciid.Cali
XAGAR
YARE OO U JAWAABEY CATOOSH
»» Weriyihii Radio Muqdisho,
Halgan iyo Hargeysa
CATOOSH
SIDEE BAY KAA NOQOTAY?!!
»» WQ: Mohamed-Deeq "Haldhaa" Qoraa iyo saxafi Soomaaliyeed
Qoraalka
uu Somalitalk u soo diray Cabdirizaq Atosh
»» Jawaabtii Bashiir Jaamac oo kamida akhristayaasha
BBC-da
Afrikada Bari oo SomaliTalk Soo Gaarsiisey Qoraal
"idaacada bbc-da waa
idaacada kaliya ee aan wax ka dha gaysano ee noo faahfaahiso aqbaarta aduunka,
waana ku raacsanahay in ay idaacada bbc-da ay quudiso maskaxda soomaalida.."
Abdirizak Atosh .
GUJI.HALKAN...
July 11
"BBC-du
Maskaxda Soomaalida ayay Quudisaa." Garaad
Erayadaasi waxa ay kamid
ahaayeen hadaladii Yusuf Garaad Cumar uu kayiri wax shir jaraa'id loo maleeyey
asiise ka ujeedo iyo gudaweyn.
GUJI.HALKAN...
July 4
KULAABO
BOGGA
QORAALADA MASKAXDA SOOMAALIDA IYO BBC-DA SOOMAALIGA