SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - WARARKII 06/10/2002
 WARARKII OCTOBER:  1 | 2 | 3 | 4 | 5 |

Codsi ku Socda Ururada ku Dagaalamaya Gobolka Bay 
(Somali Human Rights committe) - ka dib markii ay na soo gaadheen wararka ku saabsan dagaalada Gobolka Bay ka soo cusboonaaday, ka dib markaan ogaanay ku..GUJI...  

Wakiilka  Yalaxow ee Waqooyiga Ameerika oo Shardi Kuxiray Kasoo Qaybgalkooda Shirka Kenya
”Marnaba kama soo qeyb-galeyno shirka haddii kooxda Carte ay ku adkeysato ineey ka soo qeyb-galeyso ayadoo dawladnimo aan jirin sheeganeyso." Dr. Culusow...
GUJI...

DHEELMINTII NABIGA SALLALLAAHU CALAYHI WASALAM
Todobo iyo labaatankii bishii Rajab sanadkii 10naad ee soo saaridii Nabiga Sallalaahu Calayhi Wasalam ayaa ahaa habeenkii la dheelmiyay Nabigeena suuban sallallaahu calayhi wasalam. GUJI...

Jawaab baaqa uu soo saaray ururka esnba ee baashe
Waxaa wax lala yaaba xiqdiga intaa leeg ee aad baashaw isku deyeysid waayo in badan baanu akhrinay waxyaabo aan haboonayn adigoo kaga hadlaya dhulkaa SSH iyo.. GUJI...

Mohamed haji Ingiriis oo ka tirsan bahda Sagal Radio ayaa isagoo jooga Nairobi, Kenyo u waramey  Abdulahi Nur Kolombo oo katirsan bahda Sagal Radio. Riix Halkan 


WARARKII OCTOBER 5, 2002

"Warqad kusocota Soomaalida: Lewiston mayor's letter to Somali community
Duqa magaalada Lewiston, USA ayaa Jaaliyada Soomaalida ee degan magaaladaas u diray warqad, akhri  arintaas  qoraal uu ka qoray wargeyska pressherald. Sidoo kale 
halkan ka eeg warqadii duqa magaalada (ENGILSH)

Maraykanka oo Ka Fiirsanaya In uu Deganaansho siiyo Qoysas Soomaali Bantu ah oo lagu soo waramay in ay gabdhohooda gudayaan  Ka.Dhegeyso.Halkan.VOA  | Akhri.warkii.hore.ee.arintan


"Shirka Kenya rajadiisu waa fiican tahay" Xasan Cabdulle Qalaad
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Xasan Cabdulle Qalaad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo... GUJI...

Xog Waran Shirqoolkii Dr. Xuseen Cali Cilmi
Taarikhdu Markii ay ahayd 02.10.2002 ayaa xilliga saqdii dhexe oo ay saacaddu ahayd (3:45)Daqiiqo, waxa gurigisa lagala baxay Mudane, Dr Xuseen Cali Cilmi,oo.. GUJI...

"Qaxootigii Noqonaya Si gaar ah Haloo sii sagootiyo" UN
Qaramada midoobay ayaa aaminsan in aan aad looga raja qabin in tirada dadka dalalkooda ka qaxayaa ay hoos xoog ugu dhacaan, laakiin waxay si cod dheer leh ugu baaqayaan in...
GUJI...

Ma Maqashay!…..Ayaa yiri: Shirka Puntland ee Cidar
MINNEAPOLIS -
Waxay igu noqotay arin aad u yaab badan kadib markii aan maqlay odayaal meel iga yara durugsanayd tannaagoonayay hadaladda aan... GUJI...

Baaq ku wajahan laanta afka Somaaliga ee BBCda!!!
waxaa dhowaanahan socdey eedeymo ba’an iyo fadeexado loo tirinayo idaacada BBCDA oo bulshada qaarkood isla dhex mareyso kuna saabsan markii Col. C.lahi Yusuf ku yimi cariga Ingiriiska(London)... GUJI...

MUXUU ILAAHAY UGU BAAQAY QOFKA DIINTIISA LA HIJROODA EE GAALO KALA CARARA?
Ilaahay wuxuu ku yiri Kitaabkiisa kariimka ah: Qofkii diintiisa la hijrooda wuxuu dhulka Alle ka helayaa meel uu ka dego, kuna barwaaqoob. Wuxuuna ciilayaa gaalada oo arkaya sida Muslimku uga deeqtooma.
.. GUJI...

Bayaan Beesha Baajuun
Baajuun waxay ka mid yihiin qowmiyaadka soomaaliyeed oo ku dhaqan gobolka Jubbada Hoose ee konfurta Soomaaliya . Deegaankoodi asalka waxa weye magaalada... GUJI...

"Ma aqoonsanin wax ssh la dhaho" ESNSA
Bishii september ee aan kasoo gudubnay waxa shir isugu yimi dhalin yarada ,aqoonyahanada,iyo dhamaaan shacabka dagan wadankan khaliijka ee kasoo jeeda gobolka SANAG BARI IYO SOOL WAQOOYI.... GUJI...

 


OCTOBER 3 - 4, 2002

  6 Jeneraal oo katirsan Ciidanka Itoobiya oo Jagadii laga qaaday: iyo Ciidamada JWXO oo weeraro isdaba joog ah ku qaaday Ciidan Caga jiidka ah ee Gumaysiga Itoobiya XORIYO Oct 4


Xuseen Cali Cilmi oo Lagu Hayo Xabsi -Nairobi
Kadib muddo 24 saac ah oo la la'aa halka lagu hayo iyo sababta uu u xiran yahay tafaftirihii... GUJI.. Oct 4
»» Gabay: Dumarka waxay u roonyiin.. GUJI
»» Dadka Soomaalida Ma yihiin Wadaniyiin?SagalRadio
Wararkii October 3 waxaa kamida
»» Baydhabo oo Gacanta Ugashay Isbahaysiga Dooxada Jubba GUJI
»» Safarkii Ingiriis ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya GUJI... 
»» Ninkii Qur'aanka & Nabiga Caayey oo MN Booqday! GUJI
»»  Ninkii Beeniyey Dajaal oo Lasiiyey Jawaab Xaqiiqtusida GUJI...  
»» Qoraal Digniin iyo Wargelin ah oo Kuwajahan Puntland GUJI...
»» Guddi Kasocda IGAD oo Soo Booqanaya Yemen GUJI
Wararkaas oo dhan ka akhri halkan

Wararka kale ee
Oct 2 waxaa kamida
»» Hay'adaha INXA, COGWO iyo JOINT oo kukulmay Nairobi GUJI..
»» Urur Islaami ah oo Booqday Soomaali Kuxiray Minnesota GUJI
»» Sharci liddi ku ah saxaafada Xorta ah oo kasoobaxay DKG GUJI
»» Qoxootiga Bantuga oo gudniinka ku boobsiinaya gabdhohooda GUJI
»» Israa wa Al-Micraaj & Shacbaan oo soo dhow GUJI
»» Kalfadhiga Islaamiga ee 5aad oo laguqabanayo Ottawa GUJI

Wararkaas oo dhan ka akhri halkan

WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
DIGNIIN:

»» Virs cusub... BUGBEAR
»» Virus cusub .... OPASOFT
»» Viruska Halista ah ee Goldfish. 
»» Taxadarka Emailada Nayjeeriya
»» Xusuusin  carruurta iyo Internetka
 Dhammaan ka akhri halkan 

OGEYSIIS - OTTAWA

KALFADHIGA ISLAAMIGA EE 5AAD

QURBAHA IYO SOOMAALIDA 10 SANO KA DIB

Sat October 12, 2002
11:00 AM –8:00 Pm
202 Mont petit
125 University St 
(Ottawa University)

Faahfaahinta - GUJI...  

  Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya



EU & Kenya oo Saxiixday Heshiis maalgelinya shirka Soomaalida


  Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab


I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8
Wiil Dhallinyaro ah oo Siweyn u Gubtey
wiiloo u Baahan Gargaar Degdega: Wiilkaan oo  magaciisu yahay Saciid A. Maxamed oo 16-jir ah deggana Hargeysa waxa uu qabaa gubasho derejada saddexaad (third degree burns) oo luqunta iyo laabta ah... GUJI..

 



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD