"Warqad
kusocota Soomaalida: Lewiston mayor's letter to Somali community
Duqa magaalada Lewiston, USA ayaa Jaaliyada Soomaalida ee degan
magaaladaas u diray warqad, akhri arintaas qoraal uu ka qoray
wargeyska pressherald.
Sidoo kale halkan
ka eeg warqadii duqa magaalada (ENGILSH)
Maraykanka oo Ka
Fiirsanaya In uu Deganaansho siiyo Qoysas Soomaali Bantu ah oo lagu soo waramay
in ay gabdhohooda gudayaan Ka.Dhegeyso.Halkan.VOA
| Akhri.warkii.hore.ee.arintan
"Shirka Kenya rajadiisu waa fiican tahay" Xasan Cabdulle Qalaad
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Xasan
Cabdulle Qalaad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada
Nairobi ee dalka Kenya, isagoo... GUJI...
Xog Waran Shirqoolkii Dr. Xuseen Cali Cilmi
Taarikhdu Markii ay ahayd 02.10.2002 ayaa xilliga saqdii dhexe oo ay
saacaddu ahayd (3:45)Daqiiqo, waxa gurigisa lagala baxay Mudane, Dr Xuseen
Cali Cilmi,oo.. GUJI...
"Qaxootigii Noqonaya Si gaar ah Haloo sii sagootiyo" UN
Qaramada midoobay ayaa aaminsan in aan aad looga raja qabin in tirada
dadka dalalkooda ka qaxayaa ay hoos xoog ugu dhacaan, laakiin waxay si cod
dheer leh ugu baaqayaan in... GUJI...
Ma Maqashay!…..Ayaa
yiri: Shirka
Puntland ee Cidar
MINNEAPOLIS - Waxay igu noqotay arin aad u yaab badan kadib markii aan
maqlay odayaal meel iga yara durugsanayd tannaagoonayay hadaladda aan...
GUJI...
Baaq ku wajahan laanta afka
Somaaliga ee BBCda!!!
waxaa dhowaanahan socdey eedeymo ba’an
iyo fadeexado loo tirinayo idaacada BBCDA oo bulshada qaarkood isla dhex
mareyso kuna saabsan markii Col. C.lahi Yusuf ku yimi cariga Ingiriiska(London)...
GUJI...
MUXUU
ILAAHAY UGU BAAQAY QOFKA DIINTIISA LA HIJROODA EE GAALO KALA CARARA? Ilaahay wuxuu ku yiri Kitaabkiisa kariimka ah:
Qofkii diintiisa la hijrooda wuxuu dhulka
Alle ka helayaa meel uu ka dego, kuna barwaaqoob. Wuxuuna ciilayaa gaalada oo
arkaya sida Muslimku uga deeqtooma...
GUJI...
Bayaan Beesha Baajuun
Baajuun waxay ka mid yihiin qowmiyaadka soomaaliyeed oo ku dhaqan gobolka
Jubbada Hoose ee konfurta Soomaaliya .
Deegaankoodi asalka waxa weye magaalada...
GUJI...
"Ma aqoonsanin wax ssh la dhaho" ESNSA
Bishii september ee aan kasoo gudubnay waxa shir isugu yimi dhalin yarada
,aqoonyahanada,iyo dhamaaan shacabka dagan wadankan khaliijka ee kasoo jeeda
gobolka SANAG BARI IYO SOOL WAQOOYI....
GUJI...
OCTOBER 3 - 4, 2002
6
Jeneraal oo katirsan Ciidanka Itoobiya oo Jagadii laga qaaday
iyo Ciidamada
JWXO oo weeraro isdaba joog ah ku qaaday Ciidan Caga jiidka ah ee Gumaysiga
Itoobiya XORIYO
Oct 4
Xuseen
Cali Cilmi oo Lagu Hayo Xabsi -Nairobi
Kadib muddo 24 saac ah oo la la'aa halka
lagu hayo iyo sababta uu u xiran yahay tafaftirihii...
GUJI..
Oct 4
»» Gabay: Dumarka waxay u
roonyiin.. GUJI
»» Dadka
Soomaalida Ma yihiin Wadaniyiin?SagalRadio
Baydhabo
oo Gacanta Ugashay Isbahaysiga Dooxada Jubba
Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in
saakay oo Khamiis ah salaaddii subax markii laga soo baxay ay Baydhabo
qabsadeen Sheekh Aadan Madoobe iyo Xaabsade oo ay taageerayaan Isbahaysiga
Dooxada Juba GUJI..
Oct 3
»» Isbahaysiga SNA oo
maanta xusaya 3-da October GUJI
Safarkii Ingiriis ee Magaalada
Nairobi ee dalka Kenya
Markii iigu horreysay ayaan
shalay imid magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Garoonka Deyniile ee duleedka
magaalada Muqdisho ayaan ka soo duulay goor barqanimadii ah. Muddo ka yar hal
saac markii aan ... iyo IRIN oo waraysi la yeelatay Ingiriis.... GUJI...
Ninkii
Qur'aanka & Nabiga (scw) Caayey , Salmaan Rushdie, oo Minnesota Soo Booqday!
Tiyaatarka caanka ah
ee ku yaal xarunta gobolkan Minnesota, magaakada St.paul ee Fitzgerald ayaa.. GUJI
Oct 3
Ninkii
Beeniyey Dajaal oo Lasiiyey Jawaab Xaqiiq ah
Waxaa nasiib darro ah in maanta
Soomaali oo ab iyo isir u leh diintan Islaamka ay ka soo daahiraan nin
(Maxammad shiikh Xuseen....
GUJI...
Qoraal
Digniin iyo Wargelin ah oo Kuwajahan Puntland
Shir ay isugu yimaadeen aqoon yahanadda,Isimada iyo waxgaradka reer Puntland
ee magaalada Minneapolis waxay soosareen qodobada hoos ku qoran.
GUJI...
Guddi
Kasocda IGAD oo Tegaya Yemen
waxaa la
filayaa in maalinta sabtida ah in ey
sanca yimaadaan gudi farsamo oo ka socdo urur goboleedka IGAD sida.. GUJI
Oct 3
Wararka
kale ee
Oct
2 waxaa kamida
»» Hay'adaha INXA, COGWO iyo
JOINT oo kukulmay Nairobi GUJI..
»» Urur Islaami ah oo Booqday Soomaali Kuxiray Minnesota GUJI
»» Sharci liddi ku ah saxaafada Xorta ah oo kasoobaxay DKG GUJI
»» Qoxootiga Bantuga oo gudniinka ku boobsiinaya gabdhohooda GUJI
»» Israa wa Al-Micraaj & Shacbaan oo soo dhow GUJI
»» Kalfadhiga Islaamiga ee 5aad oo laguqabanayo Ottawa GUJI
Wararkaas
oo dhan ka akhri halkan
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|