Bayaan Beesha Baajuun
Ku- Madaxweynaha KMG ee Soomaaliya
Ku- Rai'sulwasaaraha DKMG ee Soomaaliya
Ku- Gudoomiyaha Gokaha Shacbiga DKMG ee Soomaaliya
Ku- Ururada siyaasadeed ee Soomaaliya
Ku- Urur Goboleedka ee IGAD
Ku- Ururada Caalamiga o ku hawlan Arrimaha Soomaaliya
Ku- Hay'adaha Caalamiga ee Arrimaha Samafalka Soomaaliya
Uj - Bayaan Beesha Baajuun
Baajuun waxay ka mid yihiin qowmiyaadka soomaaliyeed oo ku dhaqan gobolka
Jubbada Hoose ee konfurta Soomaaliya .
Deegaankoodi asalka waxa weye magaalada Kisiimayu iyo tuulooyinka ku taxan
xeebta dheer ee badweynta oo kala ah :
Njooni , Fuuma , Koyamaani , Istambuuli , Yamaani , Ndoowa , Kudhaayi (o
Maxamed Siyaad Barre u beddelay Kulmis) ,
Buurkaawo , Raas Kiyambooni .
Iyo jasiirdaha kala ah :
Kandha-iwu (o loo yaqaan "Isola del Serpente) , Fuuma , Koyaama , Nguumi
, Joowaaye , Juula , Darkaasi , iyo kuwa kale
o badweynta ku firdhisan (ilaa 500 jasiiradood) .
Shir ay ka soo qaybgaleen odeyaasha , indheergaratada iyo jaaliyadaha
baajuunta oo ku nool waddanka dibadiisa , waxaa
lagu go'aamiyay abuuris urur siyaasadeed oo la magacbaxay : MIDOWGA
HORSEEDKA SOOMAALIYEED (SOMALI
PROGRESSIST UNION) . Mabaadi'da ururka waxa weye : MIDNIMO , CADAALAD ,
SINNAAN , HORUMAR .
Uyurka waxaa ka mid koqon karo qof kastoo soomaali ah oo amminsan
mabaadi'da la soo xusay .
Isla shirkaasi waxaa lagu doortay Golaha Dhexe e Ururka wuxuuna leeyahay
awood buuxda ee fulineed guud ahaan iyo gaar
ahaan arrimaha khuseynaayo beesha Baajuun . Wuxuuna ka kooban yahay
mudaneyaasha hoos ku qoran :
1 - Xildhibaan Sharif Yusuf Somobaana (W/Kuxigeenka Kallumeysiga iyo
Kheyraadka Badda) = Gudoomiye =
2 - Dr. Yusuf Munye Yusuf
= Xubin =
3 - Dr. Cali Cumar Cabdi "Bajuni"
= Xubin =
4 - Dr. Xasan Yusuf Munye
= Xubin =
5 - Dr. Tahir Yusuf Munye
= Xubin =
6 - Mardaadi Barakaale Bakaari
= Xubin =
7 - Maxamed Sheikh Cali = Xubin =
8 - Cabdulqaadir Bakaari Bana
= Xubon =
9 - Cabdulqaadir Shahiibu "Nureeni"
= Xubin =
10-Ibraahim Cabdalla Raashid
= Xubin =
11-Cali Sadiiq Cabdi
= Xubin =
12-Maxamed Mascuudi Ismaciil
= Xubin =
13-Cumar Cabdalla Cumar
= Xubin =
14-Axmed Maxamed Barakaale
= Xubin =
15-Abu Cabdalla Abu
= Xubin =
16-Macallim Cumar Macallim
= Xubin =
17-Saalim Maxamed Miftaax
= Xubin =
18-Suwaale Yusuf Awiisa
= Xubin =
19-Tahir Abu Sheikh
= Xubin =
20-Yusuf Idris Cusmaan
= Xubin =
21-Bana'aadi Bana Cabdalla
= Xubin =
22-Maxamed Ismaciil Bakaari
= Xubin =
23-Axmed Maxamed Cumar
=Xubin =
Shirka wuxuu taageero iyo bogaadin u soo jeedinayaa Madaxweynaha KMG ,
Ra'iisulwasaaraha DKMG , Gudoomiyaha Golaha
Shacbiga e DKMG iyo xubnaha DKMG dadaalka ay ugu jiraan dibuheshiinsiinta
soomaaliyeed iyo dibudhisidda waddanka hooyo.
Dr. Yusuf Munye
Yusuf sanitasm@hotmail.com
AFEEF: Aragtida qoraalkaan waa mid u
gaara qoraaga ku saxiixan
Oct 5, 2002
KULAABO
BOGGA WARARKA OCT 5, 2002
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|