SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
 

Somali Human Rights committe

somalirights@hotmail.com


Uj: Codsi ku socda ururada ku dagaalamaya gobolka Bay
 

 

Ku:kooxaha iska soo horjeeda ee gobolka Bay

Ku:Dhamaan salaadiinta,culumaau diinka iyo indheer garadka

Ku:dhamaan shacabka reer Byadhabo

Mudane/Marwo:

  • ka dib markii ay na soo gaadheen wararka ku saabsan dagaalada Gobolka Bay ka soo cusboonaaday
  •  ka dib markaan ogaanay ku xadgudubka loo gaystay bulshada reer baydhabo iyadoo si isir kala sooca loo dilay, hantidoodii looga qaaday,isla markaana loo bara kiciyey qayb ka mida bulshada reer baydhabo

I  I  D  H  E  H

waxaan ka codsanaynaa hogaamiyayaasha ciidamada, salaadiinta, ugaasyada, malaaqyada, culumaa u diinka iyo indheer garadkaba in ay hor istaagaan dagaalada ka socda oo wax yeelo wayn gaadhsiinaya dadka reer baydhabo.

waxaan si gaara uga codsanaynaa duqaytida reer baydhabo in ay badbaadiyaan dhiiga ku daadanaya gobolka Bay.

 

Laxiriir:

Somali Human Rights committe

somalirights@hotmail.com

Oct 6, 2002

 KULAABO BOGGA WARARKA OCT 6, 2002


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
DIGNIIN:

»» Virs cusub... BUGBEAR
»» Virus cusub .... OPASOFT
»» Viruska Halista ah ee Goldfish. 
»» Taxadarka Emailada Nayjeeriya
»» Xusuusin  carruurta iyo Internetka
 Dhammaan ka akhri halkan 

OGEYSIIS - OTTAWA

KALFADHIGA ISLAAMIGA EE 5AAD

QURBAHA IYO SOOMAALIDA 10 SANO KA DIB

Sat October 12, 2002
11:00 AM –8:00 Pm
202 Mont petit
125 University St 
(Ottawa University)

Faahfaahinta - GUJI...  

Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya  
 
EU & Kenya oo Saxiixday Heshiis maalgelinya shirka Soomaalida
Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab

I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD