QEYBTA 10: GUDDIGA DASTUURKA QARAN
QODOBKA 85.0
GUDDIGA MADAXBANAAN EE DASTUURKA QARAN IYO GUDDIGA SHAQ…
MAAMULKA
1. In la dhiso guddi madax bannaan
2. Dhismaha guddiga madax bannaan oo ay weheliyaan qaabkooda iyo xilkoodaba
waa inuu soo jeediyaa Golaha Wasiirada laguna ansaxiyo Sharci Madaxweyne (Dikereto)
3. Wasiiradda ay khuseyso waa inay Golaha u soo jeediyaan inta uu guddiga
ka kooban yahay sida hoo ku cad:
1. Guddiga Dastuurka Federaalka
2. Guddiga Dib-u-Heshiisiinta Qaran
3. Guddiga Tirakoobka Qaran
4. Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah
5. Guddiga Helidda iyo Diiwaangelinta Hantida Qaran
6. Guddiga Dib-u-Dejinta Qaran
7. Guddiga Olambikada Soomaaliya
8. Guddiga Hub ka Dhigista
9. Guddiga Calaamadeynta Soohdimaha
10.Guddiga Hub ka Dhigista iyo abaabulka ….
11. Guddiga soo Kabashada Dhaqaalaha
12. Guddiga Khilaafaadka dhulka iyo Hantida
Guddiyada maamulka shaqaalaha waxay noqonaysaa
1. Guddiga Shaqaalaha ….
2. Guddiga Xeer Ilaaliyaha Guud
3. Guddiga Nabadgelyada iyo Difaaca