Waraysi Garaadka Beesha
Gabooyaha oo Jooga Sweden iyo
Baaq uu soo saarey Gudoomiyaha
Beesha Gabooye ee Yurub & W/Ameerika
Arintaas mudaharaadka beesha gabooyaha iyo dilka ka dhacay Haregysa waxaan waraysi kala
yeelanay Garaad Axmed Diiriye Geylan, garaadka Beesha gabooyaha, asagoo
jooga dalka Sweden.
Guji...
“Askari ka tirsan Soomaaliland oo ah
(Somaliland Police Officer) ayaa sigaar weydiistey nin ka dhashay beesha
Gabooye , {Midgaan-Madhibaan} sigaar markii uu siiyey hal sigaar ah,
ayuu si baad ah u weydiistey mid kale, ninkii ka dhashay beesha Gabooye,
waa uu diidey, oo wuxuu ku yiri ma adigaa inala iibsaday” Ka dibna
askarigii Soomaaliland ninkii wuu dilay. Dadkii u badnaa beeshii Gabooye,
waxa ay isugu soo baxeen mudaaharaadyo nabadaysan, Askarigii haystay
ciidamada nabad galyada magaalada quruxda badan ee Hargaysa, waxa uu ka
muraaro- dilaacey Gabooye mudaaharadaaya, ka dibna waxa uu amray in
dhamaantood xabsiga loo taxaabo, illaa iyo hadana lama soo dayn.”
Guji...
Halkan
waxaa ku qoran emailka lagala xiriiri karo: Madaxweynaha Somaliland Dahir
Riyaale Kahin, Wasiirka arimaha gudaha Ismail Aden Osman, Wasiirka
caddaalada Ahmed Hassan Ali Assowe, Taliyaha booliska Mohamed Egeh Elmi,:
Fax: +252 213 8324 ama
+252 252 3848
Email: sl_victory@yahoo.com
(sl_victory@yahoo.com)
Wasiirada
arimaha dibada Ms Edna Ismail Aden
Fax: +252 828 3271
Email: slforeign@hotmail.com
more...
Faafin: SomaliTalk.com | May 20, 2005
|