WARARKA: BOOSAASO |
HARGEYSA | MUQDISHO |
NAIROBI | QURBAHA |
XORIYO
WARARKA APRIL
2, 2004
.Dagaal Maanta duhurkii ka bilawday
Baladwayne
.DKMG oo ku hanjabtay inay tallaabi ka
qaadi doonto SL
.Dadaalo la doonayo in lagu bad baadiyo
Shirka Kenya oo socda
.MGPL oo ay hareeysay Dood dhinaca
Sharciga
.Isbahaysiga Dooxadda Jubba oo u xuub
siibanay Maamul Gobaleed
.Somalia: dal dhinac ka bur bursan
dhinacna Caalamka kula tartamaya
.Yuweeri Musafini: Masar waxay isku
koobtay ka faa’iidaysiga Biyaha Niil
Ka akhri
halkan... April 2
Taliyihii Ciidanka Muuse Suudi oo Xalay Lagu
Diley Muqdisho
iyo Dagaal qaraar oo saaka ka bilawday
Deegaanka Siigaale oo ka tirsan Xaafadda Barmuudo ee Muqdisho
Guji...
April 1
WARARKA MUQDISHO 31/03/04
. Col.C/laahi Yusuf oo sheegay
inuu Shirka ka Bixidoono
.Dibad bax nabadeed oo ka dhacay Stadium Muqdisho,
.Shantii qof ee uu xiray Maamul Gobaleedka Somaliland
.Xasan Al-Turaabi oo Xabsiga loo Taxaabay
Ka akhri halkan
31/3/04
WARARKA MUQDISHO 30/03/04
.Ciidamadda Isbahaysiga Dooxadda Jubba oo
la wareeegay Xaramka
.Culumaa’udiinka Somaliyeed oo ku kala qayb san Jawaabta M. Dheere
.Qaar kamida Dadkii M. Dheere Xiray oo xaaladooda laga dayrinayo
.Baarlamaanka KG oo doodaya ka mid noqoshadda Baarlamaan Afrika
.Bush gaashaanbuurta Nato kusoo dhoweeyey
Dhammaan ka akhri halkan...Guji
Maarso 30
WARARKA SOOMAALIDA EE 29/3/04
»Ciidanka Isbaheysiga oo dagaal ku soo qaaday
Xaramka
»10 qof ayaa dhimatay, 15 waa dhawac dagaalka Xaramka
»Nairobi: Beesha caalamka oo
ka shiray dagaaladda Jubba
»Sheekh Aadan Madoobe:
Majiraan cid xil iga qaadi karta
»Itoobiya oo Xuduuda Soomaaliya Ciidan Keentay
Dhammaan ka akhri halkan... Guji
29/3/04
WARARKA MUQDISHO 28/3/04
»Shaatiguduud: Waxba igama Khuseyso Xil ka Qaadista Sh.Aadan
»Faah faahin: Dagaalkii Tuulada Xaramka ee Degmadda Jilib
»Walaal laga muujiyey Soomaali lagu daadiyey saxaraha Libya
»Shir Madaxeedkii Jaamacadda Carabta oo dib loo dhigay,
»Iddaacada Iyo Talafashinka STN Hirgaliso Telefeshin Caalamiya
Dhammaan ka akhri halkan.... 28/3/04
WARARKA MUQDISHO
28/3/04
»Col. Shaatiguduud: Waxba igama Khuseyso Xil ka Qaadista Sheekh Aadan
Madoobe.
»Faah faahin: Dagaalkii Tuulada Xaramka oo ka Tirsan Degmadda Jilib
»Shir Madaxeedkii Jaamacadda Carabta Waqti aan la cayimin dib loo dhigay,
»Walaal laga muujiyey Soomaali lagu daadiyey saxaraha u dhexeeya Libya iyo
Sudan,
»Iddaacada Iyo Talafashinka STN Hirgaliso Telefeshin Caalamiya
Dhammaan ka akhri
halkan.... 28/3/04
WARARKA MUQDISHO 27/3/04
»DKM oo cambaaraysay Go’aankii Xijaab
manuuca ee Maxamed Dheere
»5qof ayaa ku dhintay dagaal ka bilowday Xaramka ee Jubbooyinka
»Hogaan Cusub ayaa maanta loo Magacaabay
Jabhadda RRA
Dhammaan ka akhri halkan.... 27/3/04
Masaajidda Muqdisho Oo cambaareeyay Go’aankii uu Maxamed Dheere ku mamnuucay Xirashadda Xijaabka Indha
Shareerka:
»Isbitaal Loogu Magac daray
Istarliin Oo Laga Furay Guriceel
»Aadan Saransoor oo sheegay inay
ka hortagayaan Moorgan
»Dad Soomaali ah oo ku dhintay
Saxaraha u dhaxeeya Libya iyo Sudan
»Daahir Riyaale oo sheegay inay
qabteen rag ka tirsan Al_Qaacidda
Dhammaan ka
akhri wararka Muqdisho ee maanta 26/3/04
Magool oo Lagu Aasay Muqdisho
Waxaa saakay duleedka magaallada Muqdisho lagu
aasay fannaanaddii caanka ahayd ee Xaliimo Khaliif Cumar Magool oo ...
Guji Maarso 25,
2004
WARARKII MAARSO
24, 2004
» Dekadii Qadiimiga ahayd ee Magaaladda
Marka oo la furay,
»
Qaramadda Midooday oo ka hadashay Haweeneydii
lagudiley aagga Barbare
»
Midowga Yurub oo ugu deeqay Somalia 8 Milyan oo
Lacagta Yuuroowga ah,
» C/risaaq Xaji Xuseen oo ku Baaqay
inaysan Xilka ugu sareeya Qaban Daarood iyo Hawiye
Wararkan ka akhri halkan...:
Maarso 24, 2004
WARARKA MAARSO 23:
»
Somali Land oo ku eedaysan Dilka Haweenaydii Kenya
u dhalatay Ururka Al-Itixaad.
»
Qaban Qaabo Xoogan oo loogu jiro Aaska Magool,
»
Wasiiradda Arrimaha Dibadda IGAD oo go’aano ka soo
saaray Shirka Kenya,
»
Gudoomiyaha degmadda Buula Barde oo walaac ka
muujiyay xariga xubnaha ka tirsan maamulka Gobalka Hiiraan,
» C/qaasim oo ku faanay inay nabad galyo
ka jirto Somalia.
»
Aadan Saransoor oo sheegay inay ka tashanayaan
cidii badali lahayd Shiiq Aadan Madoobe.
»
Maraykanka oo sheegay inay aad uga xun yihiin
dilkii Shiiq Axmed Yaasiin.
»
Qaraxyo Ka dhacay Ciraaq,
Dhammaan ka akhri halkan... Maarso 23
Wariye Booqday tuulada Dagaalku aafeeyay ee Xeraale
ee
Gobalka Galgaduud
magaalada guryaheedii boqolkii 60 waxay la
simantahay dhulka, barkado badanna sidoo kale waxay ku dumeen hubkii cuslaa ee
lagu dagaalamay,
Guji.. Maarso
23
Qanyare oo ku tilmaamay Maxamed Dheere nin aan mudnayn in loo
Jawaabo.
» DKMG iyo Qaar ka mida Hogaamiye Kooxeedyadda ka qayb galaya Shirka
Nairobi oo soo saaray qoraal ay ku taageerayaan Shirka Kenya.
» Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee IGAD oo lagu waddo inay Maanta ku
kulmaan Jabuuti.
» Cambaarayn xoogan oo Somali Land ay kala kulantay eedayntii ay u
jeedisay Dawladda Ku Meel Gaarka Ah ee Somalia,
Dhammaan wararkan ka akhri halkan
Maarso 22, 2004
Qanyare Wuxuu Ka Ganacsadaa Daroogada
Sidaas waxaa yiri Maxamed Dheere,
taasna waxaa si kulul uga jawaabey Maxamed Qanyare oo sheegay in....
Guji
22/3/4
WARARKII MAARSO 21, 2004:
»
Duqii hore ee Berbera oo sheegay in lagu deg degay eedaynta DKM & DGPL
»
DKMG oo ka jawaabtay eedayntii uga timid Somali Land.
»
16 Hogaamiye Kooxeed oo qaadacay Shirka Kenya,
»
Maamulka Punt Land oo xoojinaya ammaanka
dadka Ajanabiga
»
Wasiiradda Arrimaha Dibadda IGAD oo shir ku yeelanayo Jabuuti.
»
Abaaro xoogan ka jiraan Gobaladda Sanag, Sool, iyo Togdheer.
Dhammaan wararkan
ka akhri halkan.... Maarso 21, 2004
Gabdho Soomaaliyeed oo qalinka haysta oo wax ka baranaya Jaamacada Muqdisho:
September 24, 2003: Reuters
Nin Soomaaliyeed oo qori haysta oo saaran gaari pick-up oo dhex wareegaysanaya
Muqdisho:
September 21, 2003: Reuters |
In ka badan 60 qof oo ku Dhimatay dagaalka ka soconaya
Xeraale
Waxaa mar kale dagaal kharaari dib uga bilowday
degaanka Xeraale,dagaalkaasoo u dhexeeya beelo wada dega gobalka
galgaduud,wararka lagu helayo fooniyaha ayaa sheegaya in
Guji.. Maarso
20, 2004
C/Qaasim
oo ay aad u Dhibeyso Socdaalka Riyaale ee UK
iyo Ciidamada Khaaska ee Wadanka
Ingiriiska oo laba jeer Isbuucan Gudihiisa Howlgal ka Fuliyay Qeybo ka mid ah
Gudaha Wadanka Somaliya
» » Madaxwaynaha
Dowlada KMG ah ee Somaliya Dr,C/qaasim Salaad Xasan oo sheegey inay aad u
dhibeyso Socdaalka ay London ku joogaan Wafdiga uu horkacayo Madaxwaynaha
Somaliland Mr,Daahir Riyaale Kaahin...
Guji....
Maarso 19
Xubno ka socda
IGAD oo Booqday Jowhar
& Lix safiir oo Somaliya u fadhisay qaar
ka mid ah wadamada Carabta oo socdaal kusoo maray muqdisho oo..
Guji...
Waraysi: Maamulka
Shirkadda Duulimadka ee Jubba
Xasan Qalaad oo Xukuumada Itoobiya
Ku Taageeray Odayaasha Reer Hiiraan ee Itoobiya Lagu Xiray
»
Jaamacada Carabta oo taageeray hishiiskii 29
January
Guji...
Xaabsade: "Sheekh Aadan Madoobe Waa imankaraa
Baydhabo Haddii aysan lasocon Gen. Morgan iyo Danjire C/laahi":
Xaabsade oo tibaaxay inay
taageersan yihiin shirka Soomaalida uga socda dalka Kenya ayaa..
Guji 16/3
Ammaanka Gen.Moorgan oo La Adkeeyay ka dib Markii la
Fashiliyay Shirqool Lala Maaganaa
Wararka ka imanaya Jowhar ayaa shaaca ka qaaday in
la adkeeyey ammaanka Gen. Morgan oo..
Guji
March 4
Dhakhaatiirta Isbitaalka SOMRUS oo
Daawooyin lacag la’aan ah ugu deeqay maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe ee
Magaalada Muqdisho….
Guji....
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
|