SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAYAAN
»Doorashada Canada, Soomaalidu ma ka qaybqaadan doontaa?
Daabaco Boggan | Print


C/Laahi Yuusuf iyo Shariif Xasan oo Kala Saxiixday Heshiis

Heshiisku waxa uu dhigayaa in la soo afjaro khilaafkii u dhexeeyey... Guji...


 
Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku tabaalaysan dalka Yemen.. Guji


SHIRWEYNIHII OSLO OO AY SOOMAALIDA NORWEY SI WEYN UGU DIIRSADEEN... Guji...


Xaflad Boosaaso Loogu Sameeyey Heshiis Dhexmaray DFKMG iyo DGPL.... Guji..

Col Abdi IgalSomaliTalk.com oo Kismaayo Waraysi kula Yeelatay Col. Cabdi Cigaal Jaamac...
"..aniga horta ma ahi kaabe qabiil ee waxaan ahay nin corneyl ah aritna aad sheegeyso hada ee aad leedahay odayaasha beesha Akhri...
MAQAALLO HORE:::
Embryo2HOOYOOYINKU CARRUURTA LABO SANO HA NUUJIYEEN!!!
ayadoo waligeedba dhakhaatiirta iyo xarumaha caafimaadku u doodaayeen in Naas nuujintu faa'ido u leedahay caafimaadka carruurta iyo hooyadaba ayey Baaritaankaan danbi ku soo kordhisay Guji..

Dolly and her first-born lamb, BonnieKoobiyaynta Dadka (humancloning)
Arrintani waa mid marka ugu horraysa ee dhagahaagu maqlaan laga yaabo in caqligu diido, balse waxaan shaki ku jirin markii aad si dhab ah u fahanto inaad ogaanayso in... Guji...
smallpoxAli Maow Maalin Qofkii ugu dambeyey ee uu Furuq lagaga daweeyo Soomaaliya... Akhri halkan
Qaabka Loo Qoro Wararka, Faalooyinka iyo Ra'yiga/ Maqaalada .. Guji


Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Waqoyi America oo soo dhoweysay heshiiskii ay dhowaantan gaareen Madaxweynaha Dawladda Federaalka kmg-ka ah ee Soomaaliyeed Md.C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka kmg-ka ah ee Soomaaliyeed Md. Shariif Xasan Sheekh Aaden 

Kadib markii shir balaaran ay isugu yimaadeen, inta badan Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee ku nool gobolka Minnesota ee Dalka  raykanka ayaa  waxaa si  weyn loogu soo dhoweeyay Heshiiskii ay dhowaantan ku kala saxiixdeen magaalada Cadan ee dalka Yemen Madaxweynaha Dawladda Federaalka kmg-ka ah ee Soomaaliyeed Md.C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka kmg-ka ah ee Soomaaliyeed Md. Shariif Xasan Sheekh Aaden 

 Shirkan oo lugu qabtay xarunta Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Maraykankan ayaa gebagabadii Shirka waxaa laga soo saarey warkan cad ee lagu taageerayo heshiiskan. 

Ku: Madaxweynaha Dawladda Federaalka kmg-ka ah ee Soomaaliyeed Md.C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka kmg-ka ah ee Soomaaliyeed Md. Shariif Xasan Sheekh Aaden 

1-Jaliyadda Digil iyo Mirifle ee gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka waxay si buuxda u taageeraysa heshiska aad dhowaantan ku gaarteen magaalada cadan ee dalka Yemen kaas oo aan aragno inuu soo afjarayo Khilaafkii u dhaxeeyay labad Gole ee Dawladda . 

2-Waxaana idinka codsanayana inaad si daacad ah oo wada jir ah u fulisaan waxa aad ku heshiiseen oo rajo weyn galiyay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta uu joogaba  

3-Waxaan-mahad-balaaran-halkan ugu soo gudbinayna Madaxweynaha dalka Yemen Cali CabdallaSaalax, dadaalkii uu ku baabi'iyay khilaafkii ka dhex jirey Dowladda  

4-Waxaa xusid mudan sida idinkuba aad ka warqabtaan  in Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka horey isgu dayday in la soo af jaro khilaafka idin dhaxeeyay balse nasiib daro aan dhicin kulan lagu waday inuu idin dhexmaro kol hore markii aad wada joogteen dalka Maraykanka balse, arintu si kastaba ha ahatee waxaan halkan idinkaga soo gubinaynaa hambalyo  iyo taageero aan u hayno heshiiskan.

 

5- Shacabka Soomaaliyeed meel kasta uu joogaba waxaan u rajeynaa inuu ku noolaado barwaaqo iyo baraare.aamiin.

 

Guddoomiyaha Jaaliyadda

Digil iyo Mirifle ee Waqooyi Amerika

 Mohammed H. Rashid Somcom99@cs.com 

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 8, 2006


Xaaji Dhabarey oo soo jeediyey in kulanka ugu horeeye ee Golaha Baarlamaanka Lagu Qabto Balcad
»Xaafuun: Hay'ada Care Gaarsisay Deeq Doomaha Kalumaysiga
»Cumar Geele iyo Gen. Cadde oo kulan ku yeeshey UAE...
»Yalaxow iyo Qanyare oo si tartiib ah uga hadalay heshiiska..
»War Saxafaafadeed: Ugaaska Beesha Mareexaan...
»Bosaso: Shir ay yeesheen Beesha Cali Saleebaan...
 iyo Warar GooGoos ah ka akhri halkan... Guji... Jan 7


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com


Dr Galaydh"Arrintan argagixisada ee markale la wadwado (la hadal hayo), Soomaaliya kama jiraan kooxo argagixiso ah, arrintan waa mid la dhoodhoobeen kuwa u malaynaya in ay isku maldahaya 'la dagaalanka argagxisada,' si loo maqlo oo loo taageero. Soomaalidu waa dad Muslim ah, Waxaana ku faraxsanahay in aan nahay dad Muslim ah. Haddii ay jiraan Argagixso, Ciidamada Maraykanka ee jooga Jabuuti, Nairobi iyo Muqdisho qudheeda ayaa heli lahaa. Sidaas daraadeed waxaa haboon in inta la hawl galo, la isku dayo in dadka la hawlgeliyo oo xaqiiqo ahaa la keeno wax ka bedelan xaalada hadda jirta ee laga yaabo in ay dad ka fa'iidaysanayaan." Sidaas waxaa yiri Cali Khaliif Galayr | Dhegeyso:  Dec 8, 05 Dr Elmi Duale"Waxa uu sheegay (Galaydh) in aan argagixiso jirin (Soomaaliya), laakiin waa jiraan. Waa la xaqiijiyey, waa ladaabacay. Koox qaramada Midoobey aha ayaa soo saartay warbixin - waxaa jir warbixin qaramada midoobey oo shegeysa in ay argagxiso ka jirto (Soomaaliya). Taas waxaa ka horeysey Markii la qarxiyey safaaradaha Maraykanka ee Kenya iyo Tansaaniya iyo markii la qarxiyey Hotelkii Mombasa, waxaa la muujiyey in qaar kamid ah kuwii ka dambeeyey falalkaas in ay soo mareen Soomaaliya ama waxay ku carareen Soomaaliya. Sidaas daraadeed waxaa jira cadaymo ku filan." Sidaas waxaa yiri Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Ambassador Dr. Elmi Ahmed Duale | Dhegeyso:: Dec 8, 05 "Wadanka (Soomaaliya) waa ubucda ay ku kobcaan argagixisada caalamiga ah" sidaas waxaa yiri Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dawlada Federaalka KumeelGaarka ah ee Soomaaliya, isagoo sida warku u dhigay, Soomaaliya ku eedeeyey in ay Xarun u Tahay Ururada Argagaxisada, sida ay qortay AFP, oo intaas ku dartay in wasiirka Arimaha dibada ee Soomaaliya uusan faahfaahin magaca, tirada iyo nooca xarunta argagxisada ee ka jirta dalkiisa, waa sida warku u dhigaye. Soomaaliya oo ah dal ku yaal bariga afrika oo 14-kii sano ee ugu dambeysey aan lahayn dawlad si rasmi ah u shaqaysa, ayey tiri AFP AKhri Halkan:::: Aug 26,05 menkhaus.jpg (26533 bytes)"Waa in aynaan kuxiraan in aan akhbaarta keliya ka qaadano Itoobiya kuwaas oo inkasta oo ay saaxiibadeen yihiin haddana waxay wataan qorshe iyaga u gaara oo aan caddayn, waxayna kabadbadiyaan khatarta." sidaas waxa yiri Ken Menkhaus, oo professor sare ka ah Davidson College, USA, kaas oo ku takhasusay Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaq yadeeda Islaamiga ah, islamarkaana  lataliye xagga siyaasadda uga ahaa hawlgalkii Qaramada midoobey ee Soomaaliya, marka uu hadalkaas yiri waxay ahayd talaado November 27, 2001 asagoo ka hadlayey kulanka Carnegie Endowment for International Peace symposium (Washington, D.C.). GUJI...
 
Kalluumaysatadii Soomaaliyeed wax lug ah kuma  kulahayn Qaraxii Mombasa
Booliska Kenya waxa ay markey taariikhdu ahayd 13/12/2002 caddeeyeen in sagaalkii kalluumaysatada ahaa ee isugu jirey Soomaalida iyo Pakistan ee loo xirxiray qaraxii Mombsasa aysan wax lug ah ku lahayn qaraxaas, isla markaana la siideynayo, loona dhoofinayo dalalkoodii
AKhri Halkan....

Xaggee ku dambaysay eedeyntii ahayd in Shimbiraale ay deggan yihiin urur argagixiso?




HTML CD