Wasiirka Arimaha Gudaha Xuseen Ceydiid oo Xalay kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka....
Aug 15, 2005
Gudoomiyaha Baarlamaanka FKMG-ah Mudane Sharif ayaa xalay kulan xasaasi ah la qaatay Reysal-Wasaare kuxigeenka Soomaaliya ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Xuseen Ceydiid oo shalay Muqdisho ku soo laabtay.
Kulankan ayaan la shaacin waxa looga hadlay, balse warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inay isla soo qaadeen labada mas,uul ,sidii loo dhameyn lahaa
khilaafka yar ee ku dhex jira, Xubnaha oogu sareeya ee Dawlada.
Xuseen Ceydiid ayaa carabka ku dhuftay in uu kulamo isdaba joog ah la yeelan doono maalinta berito ah,Wasiirada Mucaaradka ee ku sugan Muqdisho wuxuuna cadeeyay in uu kala hadli doono sidii loo dhameyn lahaa Qilaafka sii kala fogeynaya Madaxda oogu sareysa ee Dawlada.
Mudane Xuseen ayaa ku dhawaaqay in uu ku wareejin doono Xarunta Madextooyada ee Villa Soomaaliya mustaqbalka dhaw Madexweynaha Soomaaliya Mudane C/Laahi Yuusuf,mar-alaale markii lagu soo dabaalo nabad iyo xasilooni Magaalada Muqdisho.
Xuseen Yaasiin Gode-Gode
Email:
godegode_6@hotmail.com
Faarax Cartan
Beeldaaje oo ku Geeriyooday tuulada Dhaadaar, Qandala
Marxuumka oo ahaa ganacsade aad looga yaqaan Soomaaliya waxa
uu shalay ku geeriyoodey....
Guji...
Shir Ku Saabsan
Waxbarashada Masaafada ee Afrika oo Lagu Qabtay Jaamacada K/Afrika (UNISA)
Warbixintii Siciid Cabdi Fuuraa...
Guji... Aug 15
Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Free Awdal Forum
Ayaa ku bilowday "Doorasho
ku sheega Waqooyiga"
Guji Aug
15
Caydiid: Waxaan
Xamar u imid Dhegeysiga Labada Kooxood ee Muqdisho iyo Jawhar
»Xuseen: waxan ahay dhexdhexaad u
janjeera Madaxweynaha
»Xuseen Caydiid: Itoobiya dan kama
laha weerar Soomaaliya
»Sh. Xasan oo magcaabay gudi soo
magcaaba duqa Muqdisho
»Shariif Xasan oo isugu Yeeray
Baarlamaanka FKMG...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji...
Aug 14
Maalintii Xasuusta
ee Suldaan Hurre oo ku beegan Aug 17
Guji
Gabar
Soomaaliyed oo Mindi Ku Dishey Wiil Soomaliyeed
Norway: Wiilka waxaa meydkiisa laga
helay.
Guji....
Mu'tamarkii 5aad ee Woqooyiga Ameerika
oo lagu qaban doono Minneapolis...
Goorma.. Eeg halkan
Xafladii Lasoo Wareegida
Xarunta Abuubakar
| Halkan ka dhegeyso
| Minneapolis
Kooxda kubada cagta
ee Goodir oo ku Guulaysatay Koobka Kooxaha Hargeysa
Waxaa lasoo gabagabeeyay tartankii
kubada..
Guji...
Xisbiyada mucaaradka
Itoobiya oo diiday natiijada doorashada
iyo Suxufi loo
xidhay warar uu maxkamadda Itoobiya ka sheegay ...
Guji... Aug 12
Soomaalida
Maraykanka oo Loo Ogolaaday In ay dib u Xerayn karaan Sharciga TPS
Dowladda Maraykanka ayaan bishan August
waxay dib u ogolaatay in dadka Soomaalida loo siyaadiyo..
Guji... Aug 12
Madaxweynaha DFKMG oo
Lagu Eedeeyay in uu Khiyaamo Qaran Galay
»Xasuuq ka Dhacay Magaalada
Muqdisho....
»Xero ay ku jireen beesha Alyo oo
dad shacab ah lagu laayey
»C/lahi Yusuf oo Kusoo Laabtay
Magaalada Jawhar...
»Midowga Yurub oo $50 Malyan ugu
Deeqay Dawlada DFKG
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...
Aug 11
Wasiirka Qorshaynta
Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga oo u kicitimay Magaalada Muqdisho
isagoo ka degi doona garoonka diyaaradaha ee
Cisaleey oo ku yaal duleedka magaalada si uu usoo gudoomo...
Guji... Aug 10
Wafti UN Kasocda oo
Gaarey Kismaayo
»Waftiga DFKMG oo diyaarad kaga
ambabaxay Jawhar
»Wafti Ballaaran oo ka socda UN oo
Gaarey Kismaayo..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.....
Aug 9
Faafin: SomaliTalk.com |
Aug 15, 2005
Gabar
Soomaaliyeed oo Norway Ku Dishey Wiil Soomaliyeed
Wiilka waxaa saakay meydkiisa laga helay.
Guji....
Xisbiyada mucaaradka
Itoobiya oo diiday natiijada doorashada
iyo Suxufi loo
xidhay warar uu maxkamadda Itoobiya ka sheegay ...
Guji... Aug 12
Soomaalida
Maraykanka oo Loo Ogolaaday In ay dib u Xerayn karaan Sharciga TPS
Dowladda Maraykanka ayaan bishan August
waxay dib u ogolaatay in dadka Soomaalida loo siyaadiyo..
Guji... Aug 12
|