Wardheere oo ka dhoofayey garoonka
diyaaradaha ee Minneapolis (Nov 27, 2003) |
Maxamuud Wardheere oo Socdaal Kumaraya
Dalal Katirsan Yurub
Qore: Maxamed Cali | SomaliTalk.com |
Minneapolis, MN, USA | Nov 28, 2003
Maxamuud Nuur Wardheere oo xubin firfircoon ka
ah jaaliyadda
Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa xalay
ka anbabaxay garoonka diyaaradaha ee Minneapolis asagoo kusii jeeda dhawr dal
oo katirsan Yurub.
Mar aan fiidkii xalay kula kulmay garoonka
diyaaradaha intii uusan ka dhoofin ayuu wuxuu ii sheegay in safarkiisan uu
kusoo mari doono dalalka Denmark, Sweden iyo Norway ayna dhici karto in uu tago
dalal kale oo isla Yurub ah.
"Waxaan
Soomaalida deggan Yurub ka wada hadli doonaa
barnaamij kusaabsan 'Carruurta Qurbaha ku koray iyo Baahidooda'" ayuu yiri
Wardheere oo markaas ku degdegsanaa in uu diyaarada horay usii raaco, Garoonka
oo ay xalay
dad aad u farabadani ka dhoofayeen maadaama ay maanta fasax ka tahay
Maraykanka oo dad badani ku safrayaan diyaaradaha.
"Waxaa ii qorshaysan in aan ka qayb galo
shirka
Socdaalka Nabada ee
Hadraawi ee 30-ka bishan November lagu qaban doono
caasimada dalka Denmark" ayuu yiri Wardheere.
Waqtiyada iyo magaalooyinka uu mari doono
Wardheere waxaa si toos ah loogala xiriiri karaa emailka Wardheere oo ah:
mnwardere@yahoo.com
Qore: Maxamed Cali | SomaliTalk.com |
Minneapolis, MN, USA
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 27, 2003.
Dr. Caydaruus iyo Ciise Dhollowaa oo ay Lasocdaan Weriyaal Katirsan ABC-TV
(Australia) oo Ku Sii
Jeeda Boosaaso
Muhammad Ali Clay oo Nabad ugu Baaqay Soomaalida Munaasabadda Ciidda
Muhammed Ali Clay waxa uu codsnayaa in
Soomaalida laga gaarsiiyo meelkasta oo ay joogaan inuu...
Guji
Nov 25
»
Taariikhda
Muhammad Ali Clay
Australia: 70,000
oo Ido ah oo Loo Dhoofin Lahaa Sacuudiga oo Lagu Quudiyey Hilib Doofaar
Waxaa taas ka horeeyey 50,000 oo ido jirran ah oo
ay Australia lacag la'aan kusiisay dalka Eritaria horaantii bishan...
Guji
Singapore: 500 oo
Qof ayaa Diinta Islaamka Soo Gala Sannadkiiba
Waxaana dadka sannadkan
kusoo islaamay Singapore kamid ah
Guji
Algeria: Toban Kawaanle oo
Xabsiga Ladhigay Kaddib Markii ay Iibiyeen Hilib Dameeraad
iyo Xabsiyada Algeria oo laga siidaayey in kabadan 3,000 oo qof maamuuska Ciida
awgeed..
Guji Nov
23
SACIID WESTING: WAA INAAN ALLAAH UGA MAHAD CELINNAA BISHA RAMADAAN
Siciid Westing oo ah nin Muslim ah oo deggan Denmark oo uu Jimcadii soo booqday
Ibraahim Saalax ayaa sheegay in..
Guji..
.
FOGAANTA U DHEXAYSA
MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....
....
Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com