Yalaxow
oo Caddeeyey Mowqifkiisa Maamulka B&BS
Muuse suudi yalaxow
ayaa waxaa uu ku cadeeyay mow qifikiisa laxiriira ku dhawaaqida maamul
gobaleedka lamagacbaxay bariga
iyo bartamaha somaaliya
kaa soo looga dhawaaqay todobaad yadii la soo dhaafay magaalada muqdisho isla
mar ahaantaana uu ku saxiixnaa gudoomiyaha kaltanka golaha SRRC mudane Hilowle
imaan cumar.
GUJI...
Bayaan Beesha Cumar Maxamuud ee
London, UK
Waxaa waqtigu noo
saamaxay inaan halkaan idin kuu soo gudbino taladayadii ku aadanayd dilkii
Suldaan Hurre Allaha u naxariistee hadaan nahay dadkayaga Cumar Maxamuud ee
London jooga .
GUJI...
SPR
oo Codsatay in la Maxkamadeeyo Cabdullaahi Yuusuf
Somali Peace Rally – Ma aha
wax qarsoon in kaligi taliye Cabdullaahi Yuusuf ku dhuumaalaysanayo
xaafadaha London. Asagoo hadda arrinkiisii ku soo aruuray i-qarshaay
i-qarashaay meeshuu hore uga lahaa i-arkaay. Waxa laga qarinayo waa dadkiisi
mooyee cid kale ma cayrsanayso, ka dib markuu galay falal dambiyeed ka soo
hor jeeda xaquuqul iinsaanka. GUJI...
Maxaa ka soo baxay shirkii Johannsburg, S-Africa
Ma yareeyn intii
leeysku hayey sidii ajande ku haboon dhamaan caalamka loogu suubin lahaa xaga
horumarka, deegaanka iyo caafimaadka (sustainable development). Inkastoo
sanadkii 1992, Agenda 21 dhib badan laga maray sidii leeysugu raaci lahaa, gaar
ahaan wadamada danyarta ah oo soo jeediyey in loo .
GUJI...
Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xarunta Dr ismaaciil jimcaale
Xarunta Dr Ismaaciil
Jimcaale ee xaquuqda aadanaha u dooda ayaa cambaaraysay kuwa gaysanaya
xadgudubyada damiiriga ah ee ku dhaca dadka aan hubaysnayn gaar ahaan
afduubyadii loo gaystay C/
raxmaan Max’ed Sheekhey iyo Max’ed Aweys Macaane iyo dilkii C/sangaab
Jimcaale oo ay ku dileen suuqa dhuxusha lagu iibiyo ee degmada Shibis..
GUJI...
Codka Beesha Oo Macalin Siciid Saalax Waraysi La Yeeshay.
Barnaamijkii codka beesha ee galabta ayaa intiisa badan lagu
soo qaatay waraysi dheer oo ay bahdu la yeelatay Macalin Siciid Salax Axmed oo
dhawaan kasoo laabtay shirkii Barayaasha Wuqooyiga Yurub
.
GUJI...
MAQAALADA
MAANTA:
Waa leeysku heeystaa tirada dadka iyo kheeyraadka dunida:
Ugu horeeyn, waxaan aad ugu
abaal hayaa dalkii iyo dadkii nagu soo daalay iyo nadaamka iyo dariiqa fasaxaya
in qofku asagoo leh dal iyo dad uu u dhashay eey hadana suuragal u tahay inuu
ku noolaado meesha uu ka helayo nabad iyo nolol. Ha hilmaamin in aniga iyo
adigaba aan marti u nahay(si toos ah /dadbanba) dal asal ahaan eeynaan u dhalan
oo nabad, naxariis, iyo horumar kalla duwan(cidii kasbatay/nasiib u yeelatay)
aan kalla kulanay...
GUJI...
Soomaali Aragtaa Yaab Aragtaa!
Waxaan ogsoonahay in aay
bulshada soomaaliyeed hide u leedahay ineey wixii aqbaar ah hab oral ah
isugu tabiyaan, habdhaqankaas oo saldhigiisu yahay kutiri-kuteen, hada iyo
wixii ka danbeeyna aan rajeeynaayo in laga gudbo, isla markaana la hormariyo
hanaanka wax qorista kaasoo soomalida u leh qiimo aad iyo aad u wayn waxtarna u
leh.
GUJI...
WARARKA
KALE EE SEPTEMBER - GUJI
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|