SOMALI PEACE RALLY
Galkacyo, Somaliya, September 25ka 2002
WARSAXAAFADEED SPR/INFltlk/M9/0169/2002
SPR OO CODSATAY IN LA MAXKAMADEEYO CABDULLAHI YUSUF
Galkaio City, Somalia, September 25th 2002 – Somali Peace Rally – Ma aha
wax qarsoon in kaligi taliye Cabdullaahi Yuusuf ku dhuumaalaysanayo
xaafadaha London. Asagoo hadda arrinkiisii ku soo aruuray i-qarshaay
i-qarashaay meeshuu hore uga lahaa i-arkaay. Waxa laga qarinayo waa dadkiisi
mooyee cid kale ma cayrsanayso, ka dib markuu galay falal dambiyeed ka soo
hor jeeda xaquuqul iinsaanka.
Kornel Cabudllahi ayaa geestay dilal badan oo ka dhacay Puntland, oo ay ugu
dambeeyesay dilkii Suldaan Axmed Maxamed Hurre oo ahaa Isim aad magac u
lahaa degaanka Puntland iyo meelo kaleba, carriga ingriiska ayuu
dhalashadiisa haystay. Sudaanka oo aad ugaga soo horjeeday kornaylka waxaa
dishay ilaalada kaligi taliye Cabdullaahi Yusuf August 17, 2002, tuulada
Kalabeyr, Gobolka Nugaal ee Somaliya. Waxaa la aaminsan yahay in kaligi
taliyuhu amray dilka Suldaanka.
Dhuun-dhuumashada korynalyku ku joogo London ayay waxa ay toosh ku ifinaysaa
tuhunka ah inuu Cabdullahi yahay dambiile. Asagoo u yimid sababo caafimaad
waxaa aad ula tacaalay inay qaryaan dadka raacsan kornaylka, ayagoo hadba
meel ku qarniya sida lagu yaqaan qof dambiile ah. Cid kale laga qarin mayo
cabdullahi ee waxaa laga qarniyaa dadka reer Puntland ee uu dadkooda dilay.
Kornaylku wuxuu leeyahay taariikh dheer ee madoow taas oo daadsan 25 sano
markii uu hogaamiye ka ahaa ururkii hubaysnaa ee deganaa Itoobiya lana
diriri jiray xukummaddii Siyaad Barre.
Magaalada London waxaa carruurta iyo xaaskii Suldaan Hurre ayana la jooga
carruurtii Cabdiraxmaan Caydiid, hogaamiye kale ee uu Cabdullahi sidaas oo
kale ku dilay maalin cad dalka Itoobiya sannadkii 1985. Labadaas marxuun
carruurtooda iyo dad kale oo badan oo dhibbanayaal ah ee uu xigtadoodi uu
laayey Cabdullahi Yuusuf, ayaa waxa ay adduunka ka codsanayaa in caddaalidi
dhacdo, waxna laga qabto ninkaas halhayska ka dhigtay, “dil wixii
kaa soo horjeeda”.
Waxaa la gaaray wakhtigii madaxda Ingriisku maxkamadayn lahayd Cabdullahi
Yuusuf, ayadoo tixgelinaysa diiwaankiisa madoow ee ku tumashada
xaquuqul-iinsaanka. Taasi waxay wax tar u noqon lahady xigtada murgaysan ee
uu dadkoodi dilay oo hadda ogaatay in meel aan ka fogayn lagu dawynayo
ninkii dilay kuwii ay jeclaayeen. Taasi waxaa kale ay u noqon lahayd fursad
ummadda reer Puntland iyo Somaaliyaba oo uu dab galiyey qab-qable dagaal
meelihii kaliya ee hore u deganaa.
Waxaa SPR ugu yeeraysaa beesha caalamiga ah inay qaaddo tillaabo la taaban
karo ee sharciga lala tiigsada kaligi taliyahaa dhiiggu gacmahiisa ka da’ayo.
sprally@hotmail.com
Qoraalkii
hore ee SPR....GUJI AFEEF:
Aragtida qoraalkaan waxaa leh SPR, kana tarjumi maayo aragtida SomaliTalk
-----------------------
SOMALI PEACE RALLY
Galkaio City, Somalia, September 25th 2002
PRESS RELEASE
SPR/INFltlk/M9/0169/2002
SPR Calls For the Arrest of Somali Warlord Col. Abdullahi Yousuf
Galkaio City, Somalia, September 25th 2002 – Somali Peace Rally – It has
now become an open secret that Puntland’s dictator, Col. Abdullahi Yousuf,
is hiding in London, United Kingdom (UK). Hiding from no one but from his
own people after he has committed human rights atrocities in Puntland State
of Somalia, of which the death of the highly respected Somali paramount
chief – Sultan Ahmed Mohamed Hurre – a British citizen, was his latest
victim.
The Sultan, Col. Yousuf’s vocal critic, was brutally shot point blank by the
dictator’s bodyguards on August 17, 2002, at Kalabeyr village in Puntland
State of Somalia. It is believed that the order was given by the dictator
who was supervising the elimination of the respected traditional chief. Col.
Yousuf has caused untold hardships, killings and atrocities among civilian
populations in Bossasso, Qardo, Garowe and Galkaio Cities of Puntland State
of Somalia.
The fact that the Colonel came to UK in a clandestine manner reportedly for
a medical check up gives a credence to his culpability. His arrival was a
top secret for his supporters, and he is reportedly moving from house to
house in order to keep the angry Puntlanders at army’s length. Col. Yusuf
has a litany of human rights abuses that stretch back to 25 years when he
led the Ethiopia-based armed insurrection against the Somali government.
Meanwhile the children of another victim – their father Abdulrahman Aidid
killed point blank by Yusuf’s body guard in 1985 – and the children of
Sultan Hurre are both in UK and are calling for justice to prevail. In
addition to these two high profile broad-day-light assassinations, there are
many victims of Col. Yousuf’s trade mark – eliminate your political
enemies.
We, Somali Peace Rally (SPR), strongly urge the British authorities to
prosecute Col. Yousuf for his dismal record in human rights. That would be a
big relief for the grieving families who have just came to know that the
killer of their loved ones is receiving treatment in a British hospital.
We also urge all human rights groups to press charges against this brutal
Somali warlord
who has wreaked havoc in a previously stable part of Somalia. Col. Yousuf’s
prosecution will not only do justice to committed crimes but will pluck the
wings of another infamous Somali warlord.
We call on the World Community to take a tangible action against this venal
dictator who has hands dripping with a fresh blood in Somalia. Only through
arrest of such warlord, will peace and stability return to the Puntland
regions and Somalia at large.
sprally@hotmail.com DISCLAIMER:
All opinion expressed here are those of the authors and do not necessary
reflect the opinion of SomaliTalk
WARKA XIGA: Warsaxaafadeedkii
Uruka SANU
WARARKII
AGOOSTO
| WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
em@spam.com
|