BOOSAASO, SOOMAALIYA 

Boosaaso waxaa woqooyi kaxiga xaaxiga xeebta Badda Cas. Dhanka koonfur, Bari iyo Galbeedna waxaa kaga hareeraysan buuraha silsilada-Golis. Buurahaan waxay  isku xiriirsan yihiin dhammaan inta la ologa ah xeebaha Woqooyi iyo Woqooyi Bari ee dhulka Soomaaliya. Magaalooyinka ay buurahaasi bilicda ku siyaadiyaan waxaa kamida: Saylac, Boorame, Hargeysa, Berbera, Laasqoray, Ceelaayo, Qaw, Boosaaso, Buruc, Bacaad, Qandala, iyo Caluula iyo kuwo kale oo badan. Taasi waxay ku tuseysaa bilicda Soomaaliya. Bilicda kasokow buurahani waa meelaha ay ka baxaan xijiga iyo maydiga oo lagahelo fooxa iyo beeyada qiimaha badan ugu fadhiya dad badan oo kudhaqan geyigaas, tan oo weliba wax badan kusoo kordhisa dhaqaalaha goboladaas.

Daawo Sawirka Hargeysa...


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved