SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARBIXIN

"Noocyada Kalluunka Badda" - VIDEO: Cali Shabeele Caga-yare

  • Video waxaa Sept 2012 faafiyey SPR FM (Somali Public Radio)

Daawo Video: Types of fishes in Somalia (Cilmiga badda)

"Magacaygu waa Cali Shabeele Caga-yare, waa la iga yaqaan Geeska Afrika oo dhan" - Cagayare waxa uu ka sheekeynayaa Magacyada ay u kala baxaan Kalluunka ku jira badda Soomaaliyeed. Caga-yare waxa uu muddo dheer ka hawl-galayey badda ku xeeran Laasqoray. Waxaana video faafiyey SPR FM.

Faafin: SomaliTalk.com | June 10, 2013

 

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

Copyright © 2013 SomaliTalk.com All rights Reserved.;