w w w . s o m a
l i t a l k . c o m
|
|
SOMALITALK
- KENYA
|
wasiirka arimaha dibadda kenya oo lakulmay hogaamiya
kooxeedyada soomaaliyeed.
Ridwaan Xaaji
Cabdiweli Nairobi,Kenya.
10/1/2003 Jimce
shalay galab ayaa wasiirka arimaha dibada ee dalka kenya Kalonso Musyoka waxaa uu ku qaabilay magaalada Nairobi dhowr kamid ah hogaamiyayaasha soomaaliyeed ee ku shirku uga socday Eldoret iyagoo ka wadahadlay murankii baryahan ka taagnaa Eldoret.
(warka oo dhan
|
Choose kaah for confidence, convenience
& competitive, rapid, reliable & responsive
|
Hogaamiyayaasha soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen raisul wasaaraha dawladda kumeel gaarka Xasan Abshir Faarax iyo Xuseen maxamed caydiid ayay kaga cabanayeen in gudiga farsamada IGAD uu dib Udhaca iyo is fahan la'aanta iyagu usabab yihiin ayna dalbanaayaan in isbadal lagu sameeyo.
waraar xogogaal ah waxay iisheegeen in laga yaabo 2 todobaad gudohood in dawladda cusub ee dalka kenya ay isbadal ku samayso maamulka shirka si loogu talaabsado qaybaha muhimka ah ee shirka u dhiman.
wasiirka arimaha dibada Kalonso Musyoka ayaa lagu wadaa in maalmaha uu ugudbin doono madaxwayne Kibaki dhamaan waxyaabihii ay shalay isla soo hadal qaadeen hogaamiyayaasha siyaasadda oo ku saabsan cabashooyinka ay soo gudbinayaan.
Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya
ridwanhaji14@hotmail.com
10/1/3
Munaasabadii
xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey
GUJI...
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI....
»»Kenya oo ka gudubtey Nidaamkii Halka Xisbi GUJI....
30/12
Guushii Kibaki Halkan ka
akhri:
Mwai Kibaki oo Ku Guuleystay 64% Doorashadii
Madaxtinimada Kenya:
warbixintii:
Mohamud Yusuf Garre
WARARKII
DOORASHADA KENYA
Dad aad u tiro badan ayaa saakay isugu soo baxay
barxada Uhuru Park, Nairobi, halkaas oo lagu caleema saarayo madaxweynaha cusub
ee Kenya, Emilio Mwai Kibaki. GUJI
30/12
HALKAN
KA BAAR WARARKII IQRA
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>> Usheeg Asxaabtaada
|
|
|