Haddi aan Idinkaagn Jawaabno 5-1-2003.
waxaan Idin – Sheegayaa Prof – Engineer Aweys Caddow – Iyo Sida Ay
Sheegatay AV: fahmo Marka Hore waxaad ogaataa SANU Maxamed Cusmaan Maye
Malaha, SANU, waa Ururkii Ka Dambeeyey (UGB)
waxaa Tiraahdeen Wuxuu Horey Sheegay In Ay
Kmid Yahiin Beelaha Baajuun Iyo Carab. waxaan Idin Sheegaynaa oo marqaati
cad ah Liiska hore ee SANU ee u Ku Sax iixnaa Marxuumka Ayaa Marqaati Ka Ah
Waqtigaas Anniga Ma Dhalan, Waxaana Tusaale Idinkaaga Dhigayaa Yuusuf
Sambaana Inusan Banaadir eheyn oo aad Ku Dacwooteen Waxaan Siinay Qoraal Cad
iney Ka Tirsanaayeen Banaadir, Sidaasay Ku – Qaateen Wasiirka Iyu
Xildhibaan, arrintaasi Si Buuxda ay wali ula taaganahay Waxaan ahay Wiil Yar
oo Jecel in Ummadiisa Si Siman Wax ugu Qeybiyo, Marna inaan sheekto
xamar,jaziira,Gendershe, Marka, Barawo, Kismaayo,.ila Juul – Jawaay ,hadana
Wax igu malaha Afkayga ma ah. walaalayaal haddii dhaawac aad u gaysateen
Walaalahiina oo aan Daaweynaayo.
Ma Dowba inaad Tiraadiin Xaqeyna Buu dad
Siiyey ma Xishoneysan waxaan Dadka Way Arkayaan. hadaan idinkaga hadlo
Qeybsigii Afar Bee Lood Iyo Barka (4.5) Ma Ah Sida aad Sheegteen oo ah
Jereer Iyo Banaadir Iyo Minoraty.
Points oo ah Qeybta 5aad Waxaa Is Ka Leh
Beelaha aana Ku Jirin, Dir, Daarood, Hawiye, iyo Digil Iyo Mirifle, Marka
Wallalayaal Dadkaas Waxay Ka Mid Yihiin Dadka Intaas aan Ku Jirin Loomana
Diidikara Midnimo ayaa Lagu Meel Maraa..
Liiskii aad Qorteena Waad Ka been Sheegteen,
Wixii Banaadir gacanta ugu Jiro waa Sidan
- 1) Khadiijo Suufi Xuseen
- 2) Fahmo Axmed Nuur
- 3) Aweys Cadde
- 4) Col. Abuukar. Sheeku Abuukar
- 5) Jeylaani Nuur ikar
- 6) Shariif C/Maan Axmed
- 7) Drs BiiBi Khaliif – Maxamed
- 8) Cali Maxamed Faqay
- 9) Saciid Bakar Mukhtaar
- 10) C/Kariim Saciid Seef
- 11) Maxamed Ismaaciil Barkadir
- 12) Irbraahim Xasan Cabdi
Hadaan usoo noqdo Qoraalkii hore, 3-1-2003,
Walaalayaal Aweys Iyo Fahmo. Madan Joogina Markii Loo Barroortay Jiritaanka
Banaadir
Iyo Guusha Sumcada Banaadir usoo Hoyatay,
Waxaa Jirta Cajalad iyo Sawiro Muujinaaya Iyo Taariikhada aad soo gasheen
nasiib Wanaag, Waxaa illaahay Mahadiisa ah Xataa Banaan–Baxyadii aan
Dhigeynay inaad an Ka Muuqan Sawirada nalaga Qaaday iyo Cajaladaha La Duubay
Waa Ayaan Daro Iyo Maan Gaabnimo Iyo
Xasiidniimo In aad u fakirtaan In ay u Hoyatay Guusha Maxamed Cusmaan Maye
Guushaas waxay u so Hoyatay Ummadda Bannadir Ku Abtirsato oo dhan heeryayada
Iska Riday Gunaanadka Iyu Geb – Gebada
Kii Fikradayda Raacsanow Farta ha taag Kaan
Farta Taaginow – Fikradaada Ka Dhiibo aan Falanqeynee Howsha Hano
Fududaatee.
Wabilaahi Towfiiq.
Af-hayeeyn u hadlay Banadiriga
E-mail: banadirlinks114@hotmail.com
January 13, 2003
FAALADII AL-HASSANI: ARIMAHA
QOYSKA
Dumarka oo ka soo taagan guurka
faraha badan! GUJI..
2/1/3
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh
qoraaga ku saxiixan.
com
|