»»
DAJAAL
MAJIRAA MISE MA JIRO !!!
»» Dalka,
Dadka, Diinta, Dowladda & Dimoqoraadiyada
»» QABQABLAYAASHA
DAGAALKA & DHIIGGA SO..
»» FADLIGA
XUSIDDA ALLE S/WATACALA.
»» DHIBAATOOYINKA
NAAS NUUJINTA
»» Soomaaliya
uma baahna baaq ee waxay u..
»» Muduloodow
wada tashiyaa lagu tanaadaa
»» MAQAALADA
KALE EE DADWEYNAHA
KA QAYB GALKA SHIRKA NAIROBI IYO QORSHAHA (SOOL.SANAG,HAWD)
WQ. maxamed maxaud gutalle
asalama alaykum
sida aad la wada socotanba waxaa wakhigan abaabul iyo dedaal loogu jiraa
qabanqaabada shirka (Eldored.Kenya) ee loogu magac daray shirka dib u
heshiisiinta Soomalida,sidaas darteed ayaa waxay (urur Goboleedka Igad)
qorsheeyeen nidaam shaxaysan isla markaasina ay ka muuqato beelo ama magac
qaba,ileed,maamul goboleedyo IWM
taas hadaan hoos uga dhaadhaco ama aan ka hadlo nidaamka degaanka
Sool, Sanag, Hawd, meel u yaala ama ay u qorsheeyeen si ay uga qayb qaataan
shirkaas hadii uu suurta galo wayo meel Soomali ku kulmayso waa xaq in beeshu ka
qayb qaadato sida aan horena idiinkala socodsiiyey goobaha war-bahinta sidaas
darteed waxaan shaki ku jirin in ay beel waliba ama degan waliba gaar ahaantiisa
u kulmo si uu bal isaga soo xulo cida metelaysa ama uga qayb gelaysa shirka
tusale degaanka Sool,sanaag Hawd,waxaa meel u yaala xeer nidaaminaya ama
tibaxaya cida metelaysa shacabka degaanka waxaana hor muud ka ah
Garaadada,Ugasyada, su,ladiinta, hadan hogamiya beesha waayo cid anay soo dirin
ama aan waraaqda caynta ka sidan ma metesho beesha ama degaanka.
waxaa kale oo jirta in degaanka aqoon yahankiisa jooga qurbaha shir ka yeesheen
dhowanta qorshaha ka qayb galka shirka iyo guud ahaan nabad-gelyada degaanka
Sool,Sanaag,Hawd,sida ku cad xeerka guud ee beesha ama degaanka waxa uu qeexyaa
in la soo dhoweeyo cid kasta oo wada midnimo Soomali-weyn haday tahay Soomali
gudaheeda iyo hdii ay tahay dalalka deriska ah ee hadaba abaabulka ugu jira isu
keenida bushada Soomaaliyeed ee dawlad la,aantu daashatey mudada (12.Sanadood
ah)waxay si cad u taageersan jaaliyada debeda ee (SSH) iyo urur hoosadyda
degaanka sida (SSHYL),oo ah ururka dhlinyarada deganka (DNY) oo isna ah ururka
diyariya isla markasina ururiya taariikhdii daraawiishta,sida buugtii
daraawiisha,IWM
dhamaan ururadani waxa ay hoos tagaan hogaanka (SSH) oo ah garaadada sulanada
degaanka aan kor ku soo sheegay
maxamed maxaud gutalle
gutalle@yahoo.com
Nairobi kenya
asalama alaykum
Faafin: SomaliTalk | October 1, 2002
AFEEF: Aragtida qoraalkan waa mid u gaara qoraaga ku saxiixan, kana tarjumi maayo aragtida SomaliTalk
MAQAALADA KALE:
Waa leeysku heeystaa tirada dadka iyo kheeyraadka
dunida: Ugu horeeyn, waxaan aad ugu abaal hayaa
dalkii iyo dadkii nagu soo daalay iyo nadaamka iyo dariiqa fasaxaya in qofku
asagoo leh dal iyo dad uu u dhashay eey hadana suuragal u tahay inuu ku noolaado
meesha uu ka helayo nabad iyo nolol. Ha hilmaamin in aniga iyo adigaba aan marti
u nahay(si toos ah /dadbanba) dal asal ahaan eeynaan u dhalan oo nabad,
naxariis, iyo horumar kalla duwan(cidii kasbatay/nasiib u yeelatay) aan kalla
kulanay... GUJI...
Soomaali Aragtaa Yaab Aragtaa! Waxaan ogsoonahay in aay bulshada soomaaliyeed hide u leedahay ineey
wixii aqbaar ah hab oral ah isugu tabiyaan, habdhaqankaas oo saldhigiisu
yahay kutiri-kuteen, hada iyo wixii ka danbeeyna aan rajeeynaayo in laga gudbo,
isla markaana la hormariyo hanaanka wax qorista kaasoo soomalida u leh qiimo aad
iyo aad u wayn waxtarna u leh. GUJI...
»
CEERYAANTA
SIYAASADEED IYO CAHDIYADII SOMALILAND
»
God walaal ha
qodin haddaad qodidna.....[M.Koronto]
»
“Kulli
Fitnah Cinda Kursi” [cabdulwaaxid Khaliif]
» kaligiis
muslim waa jaajuus laga yaqaano Nairobi [Jaamac]
» SHIRKA
SOOMAALIDA KENYA MA DHABAA MISE.. [pilot]
» DKMG
oo awoodeeda ku tijaabisa dadka danyarta ah [Macalin]
» Ragga
toodii aragnaye , Dumar talo ma laga deyey [Hirsi]
» Baadida
Nin Baa Kula Deydeyi Daala Kaa Badane [Gutale]
» QAAMUUSKA
MAAHMAAHYADU WAA QIIMA-GAL [Imdeeq]
»
QABQABLE
DAGAAL IYO QABYAALAD [Canab]
»
Mushkiladaha Soomaalida
Qurbaha (3) [wq.SaciidCali]
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
» AGOOSTO
| JULY
| JUNE | MAY
| APRIL | MARCH
| FEBRAAYO | Janaury
2002 | Wararkii 1999-2001
em@spam.com
|