goolhaye
JOORGE kadib qabtii 1991 soomaaliya ku dhacday muusan orod dheeraanin sida
ay u orod dheereeyeen dadbadani oo carro edeg dibada iyo dhulshisheeye
keentay ee wuxuu u cararay gobolada koonfur soomaaliya meelkamida,waa ay ka
kaladaadatay hantidiisii iyo xirfadiisii uu ku caana maalijirayba,wuxuuna
yiri mar waraysi lalayeeshay"anniga waxaanlee ka kharaabtaa xeebaha
baraawe illaa marka caddeey mase kasaayi siii looga kharaabto laakiin waa
iska kharaabahaa DAN aa ka kharaabo i dhahday"
waxaase gool haye qaran "joorge "
qaraabashadiisaasi soo afjarantay kadib markii ay dhowaan la rogmatay dooni.
mar aan waraysi dheer layeeshay nin ka
tirsan garsoorayaasha caalamiga ah ee kubadda kolayga ee"fiba"mr
diinaash oo aan waraysigisa dhowaan halka idiinku soo gudbin doonno hadii
eebe idmo ii sheegay in dhabar ka iyo madaxa ,iyo waliba murqaha dhaawac
halis ahi ka gaadhay,taasoo keentay in uu gabo soosarashadiisii
nolomaalmeedka.
waxaa magaalada muqdisho dhaawaciisa keenay
sida wararku nagu soogaarayaan gudoomiyaha sportiga ee degmada
xamar-jajab,eegobolka benaadir mudane xabiib maxamed siciid.
goolhaye qaran joorge waxaa uu kacodsanayaa
dhamaan bahda cayaaraha iyo taageeerayaashii naadigii BADDA intii awooda in
ay caawimo deg deg ah ula gaarto,maadaamo aanu isagu kamid ahayn hogaamiye
kooxeed degaal ama lagu adeegsade xag xabad ku dagaal,taaaasoo ay noqonayso
in uu gabo helida quudkiisa,
waxaad kala xiriiri kartaa goolhayaha
teleefanka
00252-1-650899.
FG:fadlan hadii uu kuu bixi waayo
teleefankaasi si aanu marlabaad kuugu saxno ama aanu kuugu suurta galino
xiriirkiisa caawimo, lasoo xiriir xafiiska wararka somalitalk GERMAN
XagarYare
xagar91@hotmail.com
SomaliTalk Germany
Janaayo 1, 2003
XAGAR
YARE WAA WARIYIHII; RADIO MUQDISHO 1984-86 IYO RADIO HALGAN (radio
kulmis)1986-88 IYO RADIO HARGAYSA 1988-1991, waxaana uu hadda kusuganyahay dalka
Jarmalka.
ITAXAADKA
SOOMAALIYA
Waa faallo & Baaritaan muddo dheer qaatay oo kusaabsan Itaxaadka Soomaaliya,
Muxuu ahaan jiray, aragtida Caalamku ka qabo, aragtida siyaasiyiinta Soomaalida,
Hadda iyo... GUJI.. 27/12
Xiriir
Caynkeeyaa u Dhaxayn jiray SSDF & SNM?
Jawaabta ka akhri qaybtii 1aad ee faaladii
XagarYare GUJI... 24/12
ELDORET:
Taxanaha Wararka
com
|