wax yar kadib ayaa waxaa hawada magaaladaasi
lagu arkay diyaarad yar oo aad u gaabinaysa qaadana halruux oo kaliya,waxaa
ay marba ku soo dhowaanaysay daarta dheer ee xarunta u ah bangiga dhexe ee
wadamada yurub ( European
central bank ),waxaa halkaas ku dhow xarunta ay
tareemadu ku kala badashaan(farankfurt railway station)iyo sayladda sarifka
lacagaha aduunka iyo waliba labada daarood ee ugu dhaadheer muujiyana bilicda
magaaladaasi.waxaa ay markiiba booliisku bilaabeen in ay xidhaan dhamaan
wadooyinka soogala bartamaha magaalada,waxaa laga daadgureeyay dhamaan dadkii
degenaa hudheelada,iyadoo lafaaruqiyay guryaha rayidka.
dadka ayaa waxaa hortimid 11-september dhibkii ka dhacay maraykanka,inta
aanay waxbabadhicin ka hor ayay dadbadani sii ashahaateen iyagoo
ilmaynaya,dad ayaa carararaayay,qaarnna waxaa ay ku adkaysanaayeen inay
siijoogaan si ay maqraati uga noqdaan farankfurt oo noqonaysa NEW-YORK tii
labaad.waxaa dhinacyada diżaaradaasi yar ka soo galay diyaarado ka
dhumucwayn oo ay wataan ciidanka booliiska iyo kuwa dagaalka ee militariga.
OGEYSIIS:
Shirweyne Soomaaliyeed
oo ku saabsan Horumarinta iyo taageerista East Africn University ,
Boosaaso, Soomaaliya, oo lagu Qabanayo Jaamacada Minnesota, USA
GUJI.... |
laba saacadood iyo badh ayay socotay falkaasi argagixisada ku beeray
dhamaan jarmalka iyadoo laga daawadsinaayay dadka telefishinada
qaarkood,dadbadan oo aan wada daawanaynay waxaa ay qaar i yaqaanaa iyagoo
yarehe cadhaysan igulahaayeen "bal muslimiintii iyo alcaqiida waxa ay
nagu samaynayaan daawo."
laba saac iyo bar kadib ayaa uu si nabad galyo ah ku soofadhiisiyay
garoonka caalamiga ah ee magaalada frankfurt.
waxaa uu noqday nin dhalinyaro ah oo jarmal ah.
waxaa uu yiri"ujeedadaydu ma ahayn in aan dilo dad aan danbi
galin,balse waxaan rabay in aan is dilo si aan uun u muujiyo magaceeda
gabadha layiraahdo JUDITH
RESNICK oo ahayd gabadh ku takhasustay cilmiga
ASTRONAUT OO Dayax gacmeed maraykanku lahaa oo 1986kii cirka kadib markii
laganay ku qarxay ku dhimatay.
34 dayuuradood oo doonaayay inay cagadhigtaan frankfurt ayaa lagu qasbay
in ay magaalo kale ka degaan.
78 oo rabay in ay duulaan ayaa 61 kamid ah loo sheegay in ay habeenimada
duuli karaan.
XagarYare
xagar91@hotmail.com
SomaliTalk Germany
Janaayo 5, 2003
Credit: CNN, CBC
........dhammaad....
XIRIIRKII
SSDF & SNM.....
Soomaaliga
Keliya ee Kusoobaxay Golaha Wasiirada kenya
»» Axmed khaliif oo ah xoghayaha guud ee Ururka Muslimiinta Kenya,
isla markaana ah agaasimaha idaacadda IQRA ayaa madaxweynaha cusub ee Kenya u
magcaabay wasiir.. GUJI..
3/1/3
»» kibaki oo ku dhawaaqay golaha wasiirada.. GUJI...
3/1/3
Goolhayihii
Qaranka oo Dooni La gaddoontay
: XASAN SH:AWEYS(joorge)wuxuu ahaa goolhayaha xulka qaranka soomaaliya.
waxa uu hadda u baahanayahay caawinaad aadaminoi... GUJI..
1/1/3
Somaliland
Guul ayay ka Gaadhay Nabadda:
FAALADII XAGAR YARE: inkastoo uu
fikirka qaarkii odhanayo wixii ka danbeeyay dhicidii madaxweyne maxamed
siyaad barre. GUJI..
1/1/3
XAGAR
YARE WAA WARIYIHII; RADIO MUQDISHO 1984-86 IYO RADIO HALGAN (radio
kulmis)1986-88 IYO RADIO HARGAYSA 1988-1991, waxaana uu hadda kusuganyahay dalka
Jarmalka.
ITAXAADKA
SOOMAALIYA
Waa faallo & Baaritaan muddo dheer qaatay oo kusaabsan Itaxaadka Soomaaliya,
Muxuu ahaan jiray, aragtida Caalamku ka qabo, aragtida siyaasiyiinta Soomaalida,
Hadda iyo... GUJI.. 27/12
Xiriir
Caynkeeyaa u Dhaxayn jiray SSDF & SNM?
Jawaabta ka akhri qaybtii 1aad ee faaladii
XagarYare GUJI... 24/12
ELDORET:
Taxanaha Wararka
com
|