Shirkada Rasmitel International waa Shirkad Isgaarsiineed oo xarunteedu
tahay magaalada London ee carigan Engriiska.
Rasmitel waxay adeegyo loo riyaaqay u fidisaa dhamaan dadweynaha
Soomaaliyeed gaar ahaan ganacsatada Soomaaliyeed ee leh xarumaha ganacsi ee
laga dirsado telefoonada iyo interneedka ee ku baahsan wadankan Engriiska iyo
yuruba.
Rasmi
waxay u diyaarisay macaamiisheeda adeegyada kale ah
· Isgaarsiin(Air-Time )jumlo ah tayadeedu sareyso oo aad dunida meeshii
aad doonto la xiriiri karto.
· Xisaabaad Gaar ah (Individual Accounts) oo aad u isticmaalikarto
gurigaaga, dukaankaaga iyo telefoonkaaga gaarka ah.
· Calling Cards oo ay dadku ka isticmaali karaan hadba meesha ay joogaan.
· Barnaamijyo ( Software ) casri ah oo aad u isticmaali karto xisaabinta
waqtiga teleefoonka/internetka kuuna sahlaya shaqadaada.
· Qiimo ku cajabgaliya oo aad u jaban
Rasmitel waxaa looga bartay adeeg deg deg ah iyo khibrad soo jireen ah.
Rasmitel oo tixgalineysa baahida isgaarsiineed ee ka jirta wadanka ayaa
go`aansatay in ay diyaariso soona bandhigo qalab isgaarsiineed oo kuu saamaxaya
gaar ahaan ganacsatada soomaaliyeed in ay ka furtaan xarumo ganacsi telefoon
iyo interneteed(Call Shops) wadankii.
Qalabkan isgaarsiined oo isticmaaleysa teknooligiyada casriga ah ayaa ku
siinaya adeegayada telefoonada iyo internetka oo aad u tayo wanaagsan,
qiimahooduna aad kuu qancid doono. Hadaba haddii aad dooneyso in aad horumariso
ganacsigaaga, gaarsiisana wadankii hooyo la soo xiriir xafiiska dhaxe ee
shirkada Rasmitel Somalia oo yaala Wadada Howlwadaag ka soo horjeedka Amal Bank
halkaas oo ka heli doonto faahfaahin dheeraad aah oo ku saabsan barnaamijkan.
Waxaad kaloo nagala soo xiriiri kartaa:
Rasmi Telecom Ltd
Hayes Gate House
27 Uxbridge Road
Hayes, Middlesex
UB4 0JN
UK.
Free phone: 0800 0595100
Tel: 020 85736068
Mobile: 07960610039
Waxaad kaloo booqankartaa kartaa websiteka rasmitel.com oo aad ka heli karto
macluumaad ku saabsan adeegyada RasmiTel.