Sannadguuradii
18aad ee Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya
MINNESOTA - Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee
Ogaadeeniya ee ku nool magaalooyinka mataanaha & nawaaxigooda in bishan
August /24/2002 la qaban doono xaflad lagu maamuusayo dhalashadii Jabhadda
Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya oo 18-Jirsatey August 15, 2002.
Waxaa goobtaas lagu soo bandhigayaa: Ciyaaraha Hiddaha
& dhaqanka, Gabayo & Heeso wadani ah oo idin qiiro galin doona, Cabitaan iyo
Cunto fudud.
Waxaana isla markaa lagaga hadli doonaa taariikhdii
halganka Ummada Ogaadeeniya.
WAQTIGA: Sabti, August/24/2002, Saacadda 12:00pm-8:00pm
GOOBTA: Brian
Coyle Community Center (Guryaha Cedar gadaashooda) 420 15th
Avenue South
Minneapolis, MN 55454
Wixii su’aal ah nagala soo xidhiidh Telephone # 612-250-1530
info@ogadenyouth.org
Ka soo qaybgal wacan
Mahadsanidin
FAAFIN: SOMALITALK.COM | Agoosto 16, 2002
WARARKA OGADEENYA:
August.16.2002
|
August.13.2002
| August.9.2002
| August.6.2002
| July.30.2002
| July.26.2002
| July.23.2002
|
July.19.2002
| July.12.2002
| July.9.2002
| July.5.2002
| June.28.2002
| June.25.2002
| June.21.2002
|
June.18.2002
|
June.14.2002
| June.11.2002
| June.7.2002
| June.4.2002| May.31.2002 |
May.28.2002 |
May.24.2002 |
May.22.2002 | May.17.2002 | May.14.2002 |
May.10.2002 |
May.7.2002 |
May.3.2002 |
April.30.2002 |
April.26.2002 |
April.23.2002 |
April.19.2002 |
April.17.2002 |
April.12.2002 |
April.9.2002 |
April.5.2002 |
April.2.2002 |
March.29.2002 |
March.26.2002 |
March.22.2002 |
March.19.2002 |
March.12.2002 |
Febuary.26.2002 |
Febuary.19.2002 |
Febuary.15.2002 |
Febuary.12.2002 |
Febuary.8.2002 |
Febuary.5.2002 |
Febuary.1.2002 |
January.29.2002 |
January.25.2002 |
January.18.2002
|
January.15.2002
|
January.11.2002
| January.8.2002
| January.4.2002
| December.28.2001
| December.21.2001
| December.18.2001
| December.14.2001
| December.11.2001
| December.7.2001
| December.4.2001
| November.30.2001
| November.27.2001
| November.23.2001
DHEGEYSI: Dhegeyso Warka Radio Xoriyo
|