Ogeysiis
Bananabax Lagu Taageerayo Heshiisiinta Soomalida ee
Eldoret oo ka dhici Doona Minneapolis, Minnesota-USA
Waxaa la ogeysiinayaa dadwaynaha Soomaaliyeed oo ku nool Minnesota inay ka
soo qayb galaan bannaan bax ay soo qaban qaabiyeen ardada Soomaliyeed ee
dugsiyada sare wax ka barata ee Minneapolis Minnesota.
Banaan baxaan waxaa looga dan leeyahay in la muujiyo dareenka ummadda
Soomaaliyeed meel kasta ha joogaane kaasoo ah NABAD.
DAGAAL SOKEEYE DOONIMAYNO,
DHIIGA QOFKA SOOMAALIGA AH INUU QAALIYOOBO AYAAN RABNAA, HESHIIS IYO DAWLAD
FIICAN BAAN RABNAA, ISKUULO, ISBITAALO, WADOOYIN FIICAN IYO HORUMAR BAAN RABNAA,
AMAAN IYO MUSTAQBIL AYAAN U RABNAA UBADKEENA.
Goobta: YMCA.
2304
Jackson Street N.E.
Minneapolis, MN
Taariikhda: Jimce November 22, 2002 Saacadda 3:15pm
Waxaa bannaan baxan soo qaban qaabiyay Ardada Soomaaliyeed ee dhigata
dugsiyada sare ee Minneapolis, Minnesota- USA
Wixii faahfaahin ah la soo xiriir Wardheere (612) 203-5060 Ka soo qaybgal
wacan ama Email: mnwardere@yahoo.com
Minneapolis
Map
Nov 21, 2002
Wardheere
oo Laguddoonsiiyey Shahaado Sharaf
Xaflad sannadkiiba mar lagu qabto
Minneapolis ayaa dadkii halkaas magacooda lagu xusay waxaa kamid ahaa ... GUJI...
... Soomaaliya
iyo dhacdooyinkii 2001/2000
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|