WORLD: AP
| AFP | Ruters
| interfax
|
CBC | BBC
| CBS | CNN
| NBC | ABC
| NYTimes | WPost
| Fox | Toronto.Star
| ISlamOnlin.IOL | Australia.News
| Independent
| Canadian.Press | China.News
| Japan.News
| Whitehouse.News |
Mirror
MID EAST: Asharq.al.awsat
| Aljazeera | Al.khaleej
| Al.ayam | alwatan
| Alrai | Assafir
| Arabia | Algeria.El.Watan
| AdDustour | BBC.Arabic
| Cairo.Times | Egypt.Al.Ahram
| Jerusalem.Post | Khaleej.Times
| QatarGulfTimes | SaudiGazette
| Dubai News
VIDEO: ITV |
Reuters
TV | ABU-DHABI.TV |
CANADA.TV
| SaudiTV
| BBC.TV
| TRANSLATOR
MAP: Khariidada
Ciraaq | TAARIIKHDA
CIRAAQ
CIRAAQ: MAALINTII 8aad |7aad |
6aad | 5aad
| 4aad | 3aad |
2aad
& 1aad
ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
| LA GUERRA IN
IRAQ | Corriere
Della Sera | Televideo.rai
DAAWO LIVE:
ABU-DHABI.TV
WIXII KUSOO KORDHA
DAGAALKA KA AKHRI:
IRAQ
TODAY'S NEWS... | WORLD
LATEST NEWS
<><><>TAARIIKHDA
CIRAAQ... GUJI<><><>
WARAR KOOBAN
|
Madaxweynaha
Maraykanka, George W. Bush, ayaa yiri Socdal boqolaal mile kaddib, waxaan
hadda kusoconaa boqolaalkii yard oo u dambeeyey, mana aqbaleyno wax ka yar
in aan dhamayno iyo dhamaadka guusha. wpost
3/4/3
Madaxweynaha
Iraan, Mohammad Khatami, ayaa sheegay in weerarka Ciraaq lagu qaaday
ee uu Maraykanku hogaaminayo uu dunida kusoo kordhindoono rabsho iyo
xagjirid. Reuters, 3/4/2003
Madaxweynaha
Ruushka, Vladimir Putin ayaa yiri: "Ruushku ma rabo in Maraykanku uu ku guuldaraysto Ciraaq dhaqale ahaan iyo siyaasad
ahaanba. Waxaan rabnaa in arimaha Ciraaq lagu soo celiyo habkii
dublamaasiyada" Interfax 2/4
Wasiirka
arrimaha dibadda ee Belgian, Louis Michel, ayaa talaadadii
waraysi uu siiyey wargeyska La Libre Belgique kusheegay in dagaalkani uu
yahay in maraykanku uu u baahanyahay in uu tusiyo in uu weliawood sare
leeyahay, weerarka Ciraaqna uu tusaale taas u yahay. Ayuu
Yiri... 1/4
Wasiirka arimaha dibada
Sucuudiga, amiir Saud al-Faisal, oo sharaxayey
dagaalka Ciraaq, wuxuu waraysi ugu sheegay Barbara Walters oo katirsan
ABCNews in "dagaalkan uu dhalinayo oo keliya is-afgaranwaa, dhiig-qubta
iyo siyaadin nacayb iyo kordhin walaac gobolka ah". GUJI..
01/04
Mubarak:
Dagaalka Ciraaq waxaa ka soo bixi doona '100 Bin Laden'.
Madaxweynaha Masar, Xusni Mubaarak ayaa ayaa sheegay in dagaalka Ciraaq ee uu Maraykanku
hogaaminayo uu soo saari doono "boqol bin laden cusub" GUJI.... 31/3
|
NAJAF IYO KARBALA IYO MUHIIMADOODA
TAARIIKHEED
- Najaf waxaa ku aasan Cali Bin Abii Daalib oo
ka mid ahaa khualfdii Islaamka isla mar ahantaana ay Nebi Muxamaed (SCW) ila
adeer ahaayeen
- Karbala waxaa ku aasan Hussein oo Nebi
Muxamed (SCW) awoowe u ahaa iyo Saxaabigii Cabbaas. Dhumashadii Xuseen waxay
xiligaas Karbala ka dhalisay dagaal lagu tilmaamo kii dhaliyey tafaraaruqa
muslimiinta ee u kala saaray Sunni iyo Shiico.
- Ilbaxnimadii Mesopotamia
dhulka loo aqoonjirey waa inta u dhexaysa labada webi ee afka carabig lagu
yiraahdo Dijla iyo furaat [Tigris & Euphrates], waana dhulka hadda loo
yaqaan Ciraaq.
- Beerihii lushey: webiga Furaat [Euphrates] dhankiisa bari qiyaastii meel
Baqdaad u jirta 50km [gobolka Babylon] waa halkii ay kuyaaleen beerihii
lushey oo kamid ah toddoba cajaa'ib ee dunida [Seven Wonders of the World].
WARARKA CIRAAQ: APRIL 7, 2003
- Wasiirada
Arimaha dibada Suuriya iyo Joordan oo Ka hadlay Dagaalka Ciraaq
- Baqdaad oo laduqeeyey waaberigii saakay
- Hogaamiyaal Muslim ah oo Bush iyo Blair ka
mamnuucay dhulka Muqadaska ah
WARARKA CIRAAQ: APRIL 6, 2003
- Ciraaq: Dhimashada Askarta labada dhinac
- Safiirka Ruushka u Fadhiyey Ciraaq oo la
weeraray
- 12 Kurdish ah oo ku dhintay
Duqayn woqooyiga Ciraaq
- Duqayntii Hawada ee Baqdaad oo Weli sii
socota
- UK oo Dhalashadii ka xayuubisay Sheekh
Muslim ah
- Mudaharaadyo Ka dhacay UK
- Wadaadka ugu sareeya Culimada Masar oo ka
hadlay Dagaalka Ciraaq
WARARKA CIRAAQ: APRIL 5, 2003
- UN waxay Lumisay awoodeedii ilaa intii weererka US
bilaabmay: North Korean
- DIYAARAD DAGAAL OO KASOO
DHACDAY MARAYKANKA
- MIRROR:
SHEEKADII UGU MURUGA
BADNAYD DHAMMAAN SHEEKOOYINKA
- France, Germany iyo Russia oo Kubaaqay in La joojiyo Dagaalka Ciraaq
- Afrika oo iibsiga Suxuunta Satellite-ku
kor u kacay Dagaalka Ciraaq kaddib
WARARKA CIRAAQ: APRIL 4, 2003
- SADDAM XUSEEN OO KA HADLAY TV-GA CIRAAQ
- MARAYKANKA OO AWOODI WAAYEY IN UU JOOJIYO
TV-GA CIRAAQ: AP
- SADDAM OO BOOQASHO KUMARAY MEELO KATIRSAN
BAQDAAD
- WASIIRKA SAXAAFADA OO KU DHAARTAY IN UU
WEERARYO CIIDANKA US
- DAGAALKA GAROONKA BAQDAAD
- NAJAF IYO KARBALA IYO MUHIIMADOODA
TAARIIKHEED
- HUB CULUS OO CAAWA FIIDKII LAGA MAQLAYEY KOONFURTA BAQDAAD
- AL JAZEERA OO SHAQADEEDII DIB UGA
BILOWDAY CIRAAQ
WARARKA CIRAAQ: APRIL 3, 2003
- Qayb kamid ah Baqdaad oo Kororntadii
kago'day Duqayn kabacdi
- Wasiirka Saxaafada Ciraaq oo Sheegay Shacab
lagu diley Baqdaad
- Madaxweynaha Iiraan oo Kadigey in Dagaalka
Ciraaq uu sii hurindoono rabshadaha iyo Xagjirenimada
- Muslimiinta Ruushka oo kubaaqay Jihaad:
interfax
- 8 Qof oo kudhintay Suuq kuyaal Baqdaad
- Diyaarado Maraykanka Lagaga Soo Ridey Ciraaq
- MARAYKANKA
OO ISKU KHILAAFSAN SADDAAM KADDIB
- Dhammaan
ka akhri halkan.... April 3, 2003
WARARKA CIRAAQ: APRIL 2,
2003
- Ruushku wuxuu rabaa in Arinta Ciraaq lagu
soo celiyo UN-ta: Putin
- 21 Shacab ah ayaa dhintay, 75 kalena waa
dhaawacmeen kadib marki la duqeeyey Mosul: IOL
- Wargeys Maraykan ah oo Shaqadii Ka
cayriyey sawiraadihiisii Ciraaq kaddib markuu uu Macmalay Sawir
- CIRAAQ TV: Saddam oo Qabtay kulan ay ka
qayb galeen wiilashiisu
- Arday Soomaaliyeed oo kabaxay Ciraq
ayagoo nabad Qaba
- HOOYO SOOMAALIYEED OO GABAR KU DHASHAY
BAGDAAD INTII GARAACU SOCDAY.
- 60,000 oo diyaar u ah in ay weeraaran
Ciidanka Ilaalada Qaranka Ciraaq
- Dagaalka Basra oo Weli socda
- Dagaal ka dhacay aagga Karbala
- 33 Qof oo Duqayn Lagu Diley Ciraaq
- Saddam Xuseen oo Ku Baaqay Jihaad
- kumayaal Qabiilooyin reer Pakistaan ah oo
raba in ay galaan dagaal "jihaadka" ee Ciraaq
- Askariyad Maraykan ah oo Horay Ciraaq
loogu Qabtay oo lasoo badbaadiyey
- Hindiya oo uu ka go'ay xiriirkii
telefoonka ee safaaradeeda Baqdaad
- Turkiga oo Weriye katirsan TV-ga BBC
kasoo eryey Xadka Turkiga iyo Ciraaq
- Talyaaniga oo laga bilaabay kanaal
Satellite ah oo kasoo Horjeeda Dagaalka
- Heer-kulka Ciraaq oo Kor U kici doona
Sabtida iyo Axada Soo socoda
- Dhammaan ka akhri halkan...
April 2, 2003
CIRAAQ:
WARARKII MARCH 28
»» Gantaalo
lala Beegsaday Magaalada Kurdish-ku gacanta ku hayaan ee Chamchamal
»» Dagaalkii
Nassiriya oo sii xoogeystey
»» Baqdaad
oo Markale la duqeeyey Habeenimadii Jimcada
»» Japan oo ka welwelsan Dagaalak Ciraaq oo
daba dheeraada
»» Dagaalo Xoogbadan oo kadhacay Koonfurta
Ciraaq
»» Baarlamaanka Koonfurta Korea oo dib u
dhigay Codbixin kusaabsanan Ciraaq
»» Diyaarad laga soo ridey USA
»» Interfax: Dadka Ruushka oo Diidan
dagaalka Ciraaq.
»» Iimaamada Baqdaad oo kubaaqay Jihaad
Dhammaan
ka akhri halkan
28/3
CIRAAQ:
WARARKII MARCH 27
»» Dagaal ka Dhacay Zubayr oo 20km u Jirta Kuwait
»» Ciidanka Ciraaq oo Duulaan usii Ah Koonfurta Ciraaq
»» 650 Ciraaqiyiin ah oo laga cabsi qabo in ay ku dhinteen Najaf
»» Dagaalka Cimilada Ciraaq
»» Baqdaad oo Xalay Markale la duqeeyey
»» Xisbiga Liberal-ka Canada oo kawada hadaly sidii ay ka yeeli lahaayeen Hadalkii Safiirka USA
»» Al-Jazeera oo Maraykanka ugu Baaqday in uu Xaqiijiyo Dhawrida xornimada saxaafada
»» 24 ayaa ka dhintay Maraykanka, 28 waa ka dhaawacmeen. 10 kalena waa
la'layahay.
»» Dagaalka Ganacsiga ee Lagasoo Horjeedo waxyaabaha uu soo saaro Maraykanka.
»» Ciraaq oo Maraykanka ku eedaysay in ay Weerarayaan Shacabka
Dhammaan
ka akhri halkan
27/3
WARARKII
CIRAAQ EE MARCH 26
»» 15 Qof oo Kudhintay Baqdaad
»» Sucuudiga oo Qorshe u soo jeediyey Ciraaq iyo USA
»» Wasiirka Warfaafinta Ciraaq oo Akhriyey Qoraal uu soo saaray Saddam
»» Askar British ah oo ay dileen Askar Kale oo British ah
»» CBC: Askarta Maraykanka oo La dagaalamaya Askarta Ciraaq iyo Duufaanta Saxaraha
»» IOL: Ciraaqiyiin ka tegeya Joordan oo kusiijeeda Ciraaq si ay u dagaalamaan
»» Danjiraha Maraykanka u fadhiya Canada oo Ka hadlay Xiriirka Canada iyo USA
»» Japan oo Maraykanka usheegay in uusan Xiray Safaarada Ciraaq
ka
akhri halkan 26/3
CIRAA:
WARARKII MARCH 25
»» Duufaan Ciid ah oo
Haraysay Ciraaq
»» Kofi Annan oo Gargaar Degdeg ah ugu Baaqay Basra
»» Putin iyo Bush oo Telefoon kuwada hadlay
»» Dagaalka Basra iyo Umm Qasr
»» 5 qof oo Shacab ah oo Kudhintay Baqdaad
»» $75 billion oo ku baxaya dagaalka
Ciraq Bisha koowaad
»» Wasiirada Arimaha Dibada
Carabta iyo dagaalka ciraaq
»» Al Jazeera oo Laga Mamnuucay
suuqa Ganacsiga New York
Dhammaan
ka akhri halkan 25/3
CIRAAQ:
WARARKII MARCH 24
»» Saddam Xuseen oo Maanta ka Hadlay dagaalka
»» Diyaarad laga soo ridey Maraykanka
»» Baqdaad oo la duqeeyey Habeenkii shanaad
»» BUSH: Dagaalku hadda ayuu Bilowday
»» TV-ga Ciraaq oo Muujiyey Maxaabiis Askar Maraykan ah
»» TV-ga Ciraaq oo Muujiyey Maxaabiis Askar Maraykan ah
»» Muwaadin Ruush ah oo Lagu diley duleedka Basra
Dhammaan
ka akhri halkan 24/3
WARARKII
CIRAAQ EE MARCH 23
»»Dagaalka oo kasocda meel Baqdaad u jirta 150km
»»Gantaal habaw ah oo Kudhacay Dhulka Iran
»»14 Maraykan ah oo lagu dhaawacay Kuwait
»»Mudaharaadyo looga soo horjeedo dagaalka Ciraaq
»»TV-ga Ciraaq oo Muujiyey
Saddam oo la shiraya Madax Katirsan Dawladiisa
Dhammaan
ka akhri halkan 23/3
Wararkii
Ciraaq ee March 22
»» Ruushka oo hawada u diray diyaaradihiisa dagaalka, kaddib...
»» Afar Askari oo ku dhintay dagaalkii Sabtida
»» Shacab ku dhintay Magaalada Basra
»» Caawa oo Baqdaad laga maqlayey Qarax
»» Baqdaad iyo Qaraxyadii
Jimcada
»» Turkiga oo Ciidamo u Diray Woqooyiga
Ciraaq:
»» Saddam Xuseen oo Ballan Qaaday Abaalmarin
»» Laba Diyaaradood oo UK leedahay oo Isku
Dhacay
Dhammaan
ka akhri halkan 22/3
QARAXYADII BAQDAAQ - VIDEO: CBC.TV
| ABU-DHABI.TV
|
AL-JAZEERA.TV
Wararkii
Dagaalka Ciraaq: March 21
»» Dagaalkii Dhulka oo Bilowday
»» Xaaladda Saddam Xuseen...
»» Ciidamada uu hoggaaminayo
Maraykanku uu gudaha u gala Koonfurta Ciraaq...
»» 12 Maraykan iyo Briton ah oo ku dhintay diyaarad
militari oo ku qaraxday Kuwait.
GUJI...
21/3
Dagaalka Ciraaq
»»VIDEO: Ciraaq oo Gantaalo Ku Gantay Kuwait
»»VIDEO: Bush
oo bixiyey amarkii weerarka ciraaq
»»VIDEO: Jawaabtii
Saddam kabixiyey Weerarka Ciraaq
<> TAARIIKHDA
CIRAAQ ... HALKAN GUJI
<>
|