Maxamed Faarax Cumar oo
Lasiidaayey
Warsaxaafadeed ay maanta (4.9.2002) sii deysey
hay'adda qaramada midoobey xafiiskeeda Nairobi waxa uu shaaca ka qaaday in lasii
daayey Maxamed Faarax Cumar oo 27kii bishii
Agoosto la afduubay, halkaas oo sagaalkii beri
ee ugu dambeeyey uu maxbuus magaalada Muqdisho ugu ahaa dadkii qafaashay. Warsaxaafaddku
waxa uu sheegay in soo furashadaasi ay ka dambeysey kaddib markii saakay
oo Arbaca ah dagaal laba kooxood iskaga horyimaadeen uu ka dhacay meel u dhow
gurigii uu ku xabisnaa Maxamed Faarax oo ahayd woqooyiga Muqdisho gaar ahaan
agagaarka Hotoolka Lafaweyne, halkaas oo dadkii uu u qofaalaa ay baxsadeen,
sidaas ayaana Maxamed Faarax iyo shankale oo halkaas ku qafaalaa looga soo
badbaadiyey afduubkii. Waxaa
UNku sheegeen in meel badbaado ah la geeyey Maxamed Faarax, kaddibna la eegay
caafimaadkiisa. Maxamed
Faarax waa shaqaale u shaqeeya hay'adda qaramada midoobey qaybteeda cuntada ee
marka lasoo gaabiyo loo yaqaan FAO laan hoostimaada oo loo yaqaan FSAU. sida
ku cad warsaxaafadeedkaa, qaramada midoobey waa soo dhoweeyey siideynta Maxamed
Faarax. //Tarjumada
qoraalkan waxaa ka qaybqaatay SomaliTalk// //Ridwaan
Xaaji CabdiWali// Radio IQRA fm // ridwanhaji@journalist.com Waanakan
hoos ku qoran warsaxaafadeedkii
UNITED NATIONS NATIONS UNIES
SOMALIA
OFFICE OF THE DESIGNATED OFFICIAL FOR UN SECURITY
PRESS RELEASE
UN ABDUCTED STAFF MEMBER FREED IN MOGADISHU
Nairobi (4 September 2002) – The United Nations welcomed the release on
Wednesday of Mr. Mohamed Farah Omar, a United Nations national project staff
member who had been abducted on 27 August 2002 in the Somali capital Mogadishu
and held for nine days.
Mr. Omar, who works for the Food and Agriculture Organization’s (FAO) Food
Security Assessment Unit (FSAU) in Mogadishu, was set free Wednesday morning
when factional fighting broke out in north Mogadishu near the building where he
was being held, close to the Lafweyne Hotel. His captors fled and Mr. Omar was
freed along with five other Somalis who had been abducted and held there.
Mr. Omar was taken for safekeeping to the UN compound, then checked by a UN
medical officer and returned to his family. He was the fourth UN staff member
abducted in Mogadishu this year – and the second abduction in August of a staff
member from the same UN office.
“This appalling wave of criminal abductions is not just affecting UN staff.
There are reports that many more ordinary Somalis have also been kidnapped,
including children,” said Maxwell Gaylard, the UN Resident & Humanitarian
Coordinator and Designated Official for security in Somalia.
Mr. Gaylard called upon community leaders, religious figures, politicians,
faction leaders and the people of Mogadishu to work together to stop the pattern
of abductions, pointing out that in addition, these crimes hamper UN
humanitarian operations aimed at helping the local community.
For further information, please contact:
Sonya Laurence Green, Information Officer
UN Resident & Humanitarian Coordinator’s Office for Somalia
Tel: +254-2-448-434, Fax: +254 2 448439, Email: sonya.green@undp.org
Waxaa isku soo duwey: Ridwan Xaaji
ridwanhaji@journalist.com
WARARKII HORE EE IQRA
FAAFIN: SOMALITALK.COM
|