Muslimiinta Kenya oo loogu
baaqay in ay Midoobaan
Muslimiinta
Kenya Waxaa Loogu Baaqay In ay Midoobaan Marxalada Siyaaso, Kuna Hadlaan Hal Cod
Si Ay U Soo Bandhigaan Danahood Dalka.
Khabiirka (Scholarka) Siyaasiga Muslimka Ah ,
Marna Ahaan Jirey Xildhibaanka Mvita, Sheikh Abdullahi Nassir, Waxa Uu Si Kulul
Uga Hadlay Midnimo La’aanta Ummadda Muslimka Ah , Wuxuuna Uga Digay Mujtamaca
Muslimiinta In Ayan Ka Caban Duudsin Marka Ay Ku Guul Daraystaan Habaynta
Socodka Hawl Maalmeedkooda.
Sharif Nasser Oo Ka Hadlayey Isu Imaatin
Sanadeeka Ardayda Muslimiinta Ah Ee Jaamicada Oo Lagu Qabtay Masaajidka
Hurlingham Waxa Uu Yiri Haddii Muslimiinta Hadda Midoobaan ,Waxa Mujtamacu Guran
Doona Miraha Midowgooda Oo Bislaaday Sanadaha Soo Socda.
ridwanhaji@journalist.com
iqrafm@bidii.com
Oct 1, 2002
FAAFIN: SOMALITALK.COM
KAYDKA WARARKA
EE IQRA - News Archive -
GUJI/CLICK
|