goobaha sanaadiiqda codbixinta oo shalay
aroortii ilaa xalay saq dhexe aan dul taagnaa ayaa waxaa iiga muuqatay in uu
ku hereeyo Mwai Kibaki Musharaxa xisbiga Narc.
waararka aan ka helay gudiga doorashooyinka ee xisaabinaya kursiga
madaxwaynanimada in haatan lasoo saaray natiijooyinka sanduuqyadda
madaxwaynanimada ,iyadoo haatan golaha baarlamaanka iyo dawladaha hoose wali
ay socoto xisaabtooda.
qaar kamid ah musharixiinta golaha baarlamaanka NARC waxay ii sheegeen in ay
aamin sanyihiin in ay hogaaminayaan madaxwaynanimada
tusaala ahaan goobaha sanaadiiqda waxaa laga yaabaa in meel uu Kibaki helay
5000 Uhuruna ka helo 25 cod ,taasina waxay ka yaabisay dadwaynaha keenyaanka
ah.
dhanka kale sharif nasiroo laga soo dooran jiray gobolka xeebta waxaa ka
adkaaday musharaxa Narc Najib balala halka sidoo kale laga adkaaday
madaxwayna ku xigeenkii Musalia MUdaviadi.
Ridwan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya
-dhammaad-
Doorashooyinka
Dalka Kenya
Dalka kenya ayey doorashoonkiisi
Madaxti-nimada, Barlamaanka, iyo Dowlada hoose, ka bilowdeen maanta... GUJI...
27/12
Codbixinta
Nairobi iyo Kaalinta Soomaalida
waxaa soomaalida ku dhaqan xaafadda islii,
Nairobi, la hadlay Mr Uhuru Kenyatta oo ah musharaxa doorashada
madaxwaynanimada xisbiga KANU ... GUJI...
24/12
.... HALKAN
KA BAAR WARARKII IQRA
ELDORET:
Taxanaha Wararka
FAAFIN: SOMALITALK.COM
KAYDKA WARARKA
EE IQRA - News Archive -
GUJI/CLICK
|