|
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
SOMALITALK
- KENYA
|
WARARKA IQRA FM - NAIROBI |
Shirkii Wasiirada IGAD oo Maanta Baaqday
IQRA FM Laanta Soomaaliga
Ridwan Xaaji Cabdiwali
iqrafm@bidii.com
Nairobi, Kenya |
23 Agosto 2002
|
95.1 IQRA F.M
|
Shirkii wasiirada arimaha dibada ee dalalka Kenya,
Jabuuti iyo Itoobiya ee Gudiga Farsamada ay kaga wada hadlayeen hanaanka
dib u heshiisiinta soomaaliya oo lagu waday in uu maanta ka furmo magaalada
nairobi ayaa baaqday iyadoo Nairobi uu dibada kaga maqan yahay wasiirka arimaha
dibada dalka Kenya marseden madoka.
sadexda dal waxaa loogu xilsaaray isku duba ridka
shirkaasi dib u heshiisiinta soomaalida kadib shirkii ay yeesheen wasiirada
arimaha dibada ee xubnaha ka ha urur goboleedka IGAD kaas oo kadhacay Nairobi
bishii february ee sanadkan
Gudiga Farsamada waxay soo dhamaystireen warbixintoodii
todobaadkii hore kadib markii ay socdaalo kusoo kala bixiyeen dalka soomaaliya
wada hadalana ay lasoo yeesheen dhinacyada kala duwan.
warar xogogaal ah oo idaacada iqra maanta ay heshay
ayaan shaaca lagaga qaadin sababta keentay arinta dib u dhaca.
sadexda wasiirada arimaha dibada waxaa lafilayaa in ay
shirkooda kaga hadlaan tirada ka qayb galayaasha lagu marti qaadayo shirka dib u
heshiisiinta soomaalida ee kadhici doona magaalada Eldoret.
waxaana wasiiradu ay isugu iman doonaan kulan ka hor
shirka soomaalida dhinacyadeeda kala duwan lagu heshiisiinayo.
iqrafm@bidii.com
300
Ergo oo Kasoo qaybgelya shirka Eldoret
Guddiga Farsamada
shirka nabada Soomaaliya ayaa soo jeediyeen in ay shirka ka qayb galaan
250–300 ergo IQRA
Shirka
Eldoret oo Qabsoomidoona 16ka Sept
Gudiga farsamada
ee soo qabanqaabinaya shirka heshiisiinta Soomaalida ee Eldoret ayaa soojeediyey
in.
GUJI
Agosto 15
####
WARARKII HORE EE IQRA
FAAFIN: SOMALITALK.COM
|
HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA
Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo
cudurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas
iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>> Usheeg Asxaabtaada
|
|
|