CIBRA QAADASHO: Akhri Qoraalka Sawirka hoostiisa ah
Ilaahay wuxuu Kitaabkiisa noogu sheegay aayad ka hadlaysa maydkii fircoon, in loo
dib dhigay cibra qaadasho iyo ku waantoobid. Aayaadda micnaheeda oo af-soomaali
ah waa sidan: "Maanta waxaan uga soo saari doonnaa jirkaaga (mootan)
debedda badda si aad ugu noqoto calaamo kuwa imaanaya dabadaa! Xaqiiqdiina,
in badan oo ku jira dadka waa ka dhoohan yihiin Aayaadkayaga
(xujooyinka, caddeymaha, qodobada, casharrada, calaamooyinka, waxyiga iwm.)"
Suuradda Yuunus; Aayadda 92-aad.
|