Allahayow riyada
soomaalida rumee
waxaa umada soomaaliyeed kuhabon in mar kasta
oo layidhaahdo shir baa laqabanayaa in ay ilaahey baraan oo aano nidhaahni
liaahayow mid kheyr qaba kadhig oo umada soomaaliyeed ee dacdarada iyo
burburko kuhabsadey samata bixiya.Kaasoo umada somaaliyeed cudurka faafey ee
qabilka ah ka bogsiiya. waxaana aniga shakhsi ahaan ila quman in hada umado
aaney kujirin xile dawlad lago wada qanacsanyahey suurta gasho, ee xal
laraadiyo kadibna marii dawlad caadil ah lahilo xaqiina qof kasta waxa uu
mudanyahey sidii kuhile lahaa laraadiyo.
waxaan si gaar ahaaned umada soomaaliyeed ee
walaalahey ah kula talinayaa, in waxaa naburburiyey ee qabiilka iyo xil iyo
jaga jaceylka ah laga tanaasulo oo maslaxa khaas ah oo lago midoobaayo
laraadiyo.dhamaan raga xilka sooomaaliya ama kooxaha siyaasada isku
haya waa in ay badbadada dadka iyo dalkii ay burburiyiin, e aaney wali umada
xumaan iyo isnaeyb uhorsedin.
ugodanbaystii waxaan usoo jiidinayaa dhalita
soomaaliyeed hadii raga danahooda iyo tan qosaakoda ay san shirkaan xil
kugaadhin ay arinto utaalo dhalinta soomaaliyeed oo ay kudaadaalaan sidii ay
kubaadbaadin lahaayeen aayaha umada iyo kooda.
Waa walaalkiin: Ibraahim Mhamud
Oct 17, 2002
AFEEF: Aragtida qoraalka waa mid u gaara
qoraaga
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|