Hadaba akhriste qormadaydan
waa mid taa ka duwan arinta ninkaa, ma aha dhacdo aynu maanta aragno oo
keliya balse waa dhacdo sida ninkaa
inoo wada taabatay, waa dhacdada runta ah oo u baahan in laga hadlo,
waa dhacdo u baahan in lagu miisaamo masiibooyinka aynaan horay u arag.
Waxaa igu noqday culays
dhegahaygu qaadi waayeen markii nin gacan ku dhiigle ah dadka Soomaaliyeed u
kala sameeyey derejooyinka ABC, ma arag weriye xamar oo xaqa waafajiyey oo
dhacdooyinkiisa waxashnimo iyo sabaha ku kaliifay daah fura. Waa
dhacdooyinka keenay inay malaayiin caruur, haween, waayeel iwm ay wareegaan
dacalada aduunka. waa dhacdooyinkii xasuuqa, barakicinta iyo burburka, waa
dhacdooyinka ay ku nafwaayeen malaayiin, boqolaal kun oo kalana ku dar
xumaysan yihiin xeryaha qaxootiga, boqolaakun oo kalena u kala dawatay
dunida dacaldeeda, waa bililiqo maskexeed iyo mid aadaminimo oo ku timi
maskaxda, muruqa, diinta, dhaqanka iyo jiritaanka umadeed ee dadka
soomaaliyeed.
Waxaan aad ula yaabaa marka
kuwa qorayaasha iyo weriye nimada sheegta oo xamar wax ka soo qoraa aan arko
sida ay u jecel yihiin inay xaqiiqada aasaan, xaqa gees maraan, xaaran
quutaan.
Waxaan is barbar dhigaa
fekerkooda oo had iyo goolaale ku wajahan siday qiil ugu samayn lahaayeen
wixii iyagu gacantooda ku gaysteen oo dadka u tusaan wax si fudud isaga
dhacay (waa caadiyoos), wxay indhaha ka laliyaan boogta xanuunaysa inay
daaweeyaan “ninkii naftiisa daryeela baa tu kalana kudara” Ma arag meel
ay weli ku soo bandhigayaan taariikhda xasuuqa, bara kicinta, iyo burburka.
Waxaan is waydiiyey tolow qiimo intee le’eg buu yeelan karaa weriyaha
xamar ka soo afuufaya dhacdooyin uusan maankiisa la kaashan, maskax ka
caawisana haysan. Waxaan la yaabaa marka ay dhacdooyin aanay ogayn xagasha
qaf ka arko sida ay ugu xoomaan ama ay u xagxagtaan, ama hiilo ku sheegaan,
waxaan odhan lahaa “weriyaha Xamar indhihiisu wax wanaagsan ma arkaan,
dhegahiisuna wax san ma maqlaan”
Waxay ahayd faalo ku
sheegta Yaasiin Xaaji Daahir inuu keeno dhacdo u eg itixaad waa
hurdaa, sheego taariikhda iyo sabaha geeyey gabadha halka uu maanta ku
hiifayo.
Hassan Nuur
SRG14@jubiimail.dk
QORAALADII HORE EE HASSAN NUR
Jan 23, 2003
Afeef: Aragtida qoraalkan
waxaa leh qoraaga ku saxiixan
AYAAN
DARRADA AYAAN XIRSI MAGAN:
FAALLO: Ayaan waa gabadhii
Soomaaliyeed qof Soomaali ah ayaa ku af-lagaadootey diinta Islaamka, faallo
dheer oo kuisaabsan... GUJI
21/1
Salmaan
Rushdie oo difaacay Ayaan Xersi Cali .... GUJI...
Qurbo
Laguma Waaree Nolashaada Dabaqabo ...GABAY loo tiriyey Ayaan
Ikraam
Cali-Kaar oo Faallo Ka Qortay
Gabadhii Soomaaliyeed ee Diinta Islaamka u geftay.. GUJI..
22/11/2002
Ayan
Xersi oo noqotay Salman Rushdi-ga somalida :
32 jir soomaaliyeed oo dhawaan sheegatay ineey diinta islaamku "caburiso
isla markaana xaqirto dumarka " ayaa GUJI
12/11/2002 [C/raxman Ceynte]
Rev. Jerry Falwell oo ku sheegay
inuu argagixiso ahaa Nabi Maxamed (nabad gelyo iyo naxariis kor kiisa ha
ahaato). GUJI
0ct/7 [wardheere]
»» Ninkii Qur'aanka & Nabiga
Caayey oo MN Booqday! GUJI
»» Ninkii Beeniyey Dajaal oo
Lasiiyey Jawaab Xaqiiqtusida GUJI
Cawaaqib
Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)
Waxaa na soo kedinayay
maalmihii ugu danbeeyay dad ku abtirsanaya inay yihiin soomaali oo si dhiiranaan
aan dheelitirsanayn ugu kacaya falal-denbiyeed aad ugu weyn miisaanka culus ee
diinta islaamka..
GUJI...
31/12
Siciid
Saalax & Habeenkii
Ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota
Dhulka Soomaaliyeed yaaleh, waxaa leh
NABADDA ayuu ku jawaabey Siciid Saalax oo hadal dheer kasoo jeediyey habeenkii
Ardayda Jaamacada Minnesota.. GUJI
30/12
Baaq
Kasoo Baxay U.H.G.J/Hoose
Ururka Horumarinta Gobolka Jubbada Hoose ayaa
soo saaray baaq uu ku bilaabay... GUJI....
30/12
AFEEF: Aragtida qoraalkaan waa mid
u gaara qoraaga nasoo gaasiisey.
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|