SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARBIXIN

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiiradda

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta (Janaayo 28, 2014) waxa uu soosaaray liiska golahiisa wasiirada oo isugu jira wasiiro, wasiir xigeenno iyo wasiiro dawle.

Magacyadooda hoos ka akhri:
 

 

Faafin: SomaliTalk.com | Janaayo 28, 2014

 

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

 

Qaadka Quba


Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay aqoonsan tahay sharciga qaran ee badaha Law No. 37. ee qeexaya dhererka xadka badda “territorial water” ee gaaraya 200 mayl-badeed iyo continental shelf . Waxay dawlada Soomaaliya ogolaatay xeerka badaha aduunka ee ay wax ka saxiixday 24kii Luuliyo 1989 ayadoo aan ka tanaasulin sharciga qaran.
akhri....


 

Copyright © 2013 SomaliTalk.com All rights Reserved.;