Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED
 

Talaabadan duulimaadyada Hay'adaha QM looga mamnuucay garoomada Berbera iyo Hargeysa waa mid aan habooneyn sidaas darteed Dawladda Federaalka Soomaaliya waxey raali gelin ka bixineysaa talaabadaas ay qaadeen mas'uuliyiinta maamulka Somaliland maadaama talaabadaas ay tahay arin ka hor imaaneysa xeerka duulimaadyada caalamka (ICAO/IATA)


English Version... READ HERE...

Faafin; SomaliTalk.com / May 19, 2013