SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARBIXIN

Tacsi: Maxamed Cumar Faatax

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa caawa magaalada boosaaso ku geeriyooday Maxamed Cumar Faatax(Gardheere) wuxuu cusbitaalka uu ku geeriyooday ku jirey laba beri geeriduna waa xaq nafkastana waa sugaysaa Illaahay Qabrigiisa haw nuuriyo Kitaabkiisana Illahay Midigta haka siiyo Ehelkii iyo qaraabadiina Illaahay samir iyo iimaan haka siiyo.
waxaa tacsida diraya dhamaan bahweynta Cabdi koombe.

  1. Bootaan barre samantar (Denmark)
  2. Cabdraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa(Danmark)
  3. Faarax cayr iyo qoyskiisa (Danmark)
  4. Mursal ali aadan iyo qoyskiisa(Norwey)
  5. Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  6. Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  7. Axmed cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  8. Xasan cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  9. Canab maxmuud yusuf(Danmark)
  10. Maxmed bootaan barre (Holland)
  11. Saharo xasan saciid (Holland)
  12. Maxmed xasan saciid (Sweden)
  13. maxamed bashiir maxmed(Sweden)
  14. Cabdalla xasan saciid(Sweden)
  15. Saciid xasan saciid(Sweden)
  16. Camale cumar faatax (UK)
  17. Cabdirisaaq caynab (UK)
  18. Maxmuud cabdirisaaq barre(UK)
  19. Faysal cabdirisaaq barre(UK)
  20. Cabdiraxmaan xayir(UK)
  21. Nuur cabdirisaaq barre(UK)
  22. Cusmaan cabdirisaaq barre(UK)
  23. Bashiir maxmed barre(UK)
  24. Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  25. Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  26. Maxmed cali Aadan(USA)
  27. Saciid yusuf faatax(USA)
  28. Cabdirashiid xayir(USA)
  29. Maxmed cabdirisaaq barre(USA)
  30. Maxmuud axmed maxmuud(USA)
  31. Saciid cadirisaaq barre(USA)
  32. Maxamed C/risaaq Barre (USA)
  33. Siciid Xayir(USA)
  34. Yusuf axmed maxmuud(USA)
  35. Faadum caynab(USA)
  36. Hodan nuur qodax(USA)
  37. Faaduma axmed maxmuud (USA)
  38. Yaasmiin axmed maxmuud(USA)
  39. Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
  40. Aamina maxmuud yusuf(Jarmalk)
  41. C/risaaq Mohamuud Yuusuf(Dubai)
  42. Faarax Cismaan Barre(USA)

    Tacsida Ehelada waxaa loogu hagaajin karaa
    Faarax Mohamuud saalax
    burucbaxaya@hotmail.com


Faafin: SomaliTalk.com | March 23, 2013

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

Copyright © 2012 SomaliTalk.com All rights Reserved.;