SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARBIXIN

Tacsi: Xaaji Maxamed Huruuse oo ku Geeriyoodey dalka Cummaan

June 1, 2013: Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Ganacsadihii weynaa ee reer Puntland Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse oo shalayto ku geeriyooday magaalada Salaalah ee dalkaasi Cummaan. Geeridu waa xaq oo cid walbaa waa ay dhimanaysaa ee waxaanu leenahay haddii aynu nahay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester Allha u naxariista marxuumka oo janatul ferdowsa Allaha ka waraabiyo, dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo ehelkiisiina waxaan leeyahay samir iyo iimaanba Allaha ka siiyo.

Xaaji Huruuse waxaa uu kamid ahaa hormuudyada Puntland islamarkaana hanti baddan ku lahaa magaalada Boosaaso. Waxaa aad loogu xasuustaa hotelka caanka ah ee Huruuse. Runtiina taariikhda ayaa xusi doonta.

Tacsida waxaa diraya

1- Yaasiin Daahir Muuse
2- Cabdi Maxamed Tarax
3- Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude
4- Maxamed Cabdixaliim
5- Cabdullaahi Suudi
6- Jaamac Shiikh Cusmaan
7- Cabdullaahi Muuse Guuto
8- Axmed Cali Bete
9- Xasan nuur
10- Cali Cashuur
11- Axmed Guufe
12- Cali Dhoore idiriis
13- Cabdullaahi Maxamuud Dhunkaal
14- Cabdullaahi kooshin
15- Maxamed Xasan
16- Cabdiraxmaan Cali Cumar ( Janogale)
17- Cabdiraxmaan Guuleed Shiino
18- Cismaan Cumar Boqor
19- Farxaan Cali Nuur
20- Burhaan
21- Xasan Oslo
22- Xasan Sablaale
23- Siciid Amesh
24- Warsame Beeldaaje
25- Suldaan Cabdifataax Guure
26- Cabdisalaam Yuusuf Teetano
27- Maxamed Jaamac
28- Cali Maxamed Cusmaan (Cali gacmeey)
29- Siciid Yuusuf
30- Maxamed Yuusuf
31- Cabdi Daahir Sodonle
32- Cabdirisaaq Dhamac
33- Aadan Guhaad
34- Shukri Siciid Daahir
35- Cabdulqaadir Maxamed Ciise
36- Ustaad Maxamed Saalax
37- Cabdikeyf Bashiir Faarax
38- Sucaad Ceygaag
39- Xaliimo Saalax
40- Fowsiyo Cartan
41- Heykal Cabdullaahi
42- Raage
43- Liibaan Xirsi
44- Maxamuud Isqasaal
45- Siciid Shabeele
46- Cabdirishiid Qandala
47- Cabdirishiid Beeldaaje
48- Cali Timoyare
49- Maxamed Yaasiin
50- Cabdulqaadir Yaasiin
51- Cabdisamad Qeyliye
52- Cali Maxamed Ciise
53- Cabdicasiis M Ciise
54- Maxamed Indhoyare
55- Sahra Yuusuf Jaamac
56- Faadumo Jaamac
57- Jamaal Siciid
58- Iyo qaar kaloo baddan

Gudoomiyaha Puntland Diaspora In Leicester (PDL)
Cabdixakiim Jaamac Jooje

.....

Tacsi: Xaaji Maxamed Huruuse

" إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ "
Waxaanu tacsi tiiraanya leh uga tacsiyeynaynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xaaji Maxamed Huruuse oo ganacsade ka ahaa puntland xaajiga geeriyooday waxaan illaahay uga baryeynaa inuu Qabrigiisa u waasiciye kitaabkiisan illaahy midigta kasiiyo.

Ehelkii iyo qaraabadii iyo anagaba waxaan illaahay kabaryeynaa samir iyo iimaan inuu naga siiyo xaajigana midlamida illaahay noogu bedelo
Dadka tacsida diraya oo ah Cabdi koombe(Jambeel) waxaa ka mid ah

1. Bootaan barre samantar (Denmark
2. Cabdulqaadir Xasan Siciid (Dubai)Ganacsade
3. Maxamuud Maxamed Barre(Dubai)Ganacsade
4. Axmad Maxamed Barre (Dubai)Ganacsade
5. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Dubai)Ganacsade
6. Faarax Maxamed Cumar (Dubai)Ganacsade
7. Cabdraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa(Danmark)
8. Faarax cayr iyo qoyskiisa (Danmark)
9. Mursal ali aadan iyo qoyskiisa(Danmark)
10. Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
11. Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
12. Axmed cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
13. Xasan cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
14. Canab maxmuud yusuf(Danmark)
15. Maxmed bootaan barre (Holland)
16. Saharo xasan saciid (Holland)
17. Maxmed xasan saciid (Sweden)
18. maxamed bashiir maxmed(Sweden)
19. Abshir maxmed barre(Sweden)
20. Cabdalla xasan saciid(Sweden)
21. Saciid xasan saciid(Sweden)
22. Camale cumar faatax (UK)
23. Cabdirisaaq caynab (UK)
24. Maxmuud cabdirisaaq barre(UK)
25. Faysal cabdirisaaq barre(UK)
26. Cabdiraxmaan xayir(UK)
27. Nuur cabdirisaaq barre(UK)
28. Cusmaan cabdirisaaq barre(UK)
29. Bashiir maxmed barre(UK)
30. Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
31. Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
32. Maxmed cali Aadan(USA)
33. Saciid yusuf faatax(USA)
34. Cabdirashiid xayir(USA)
35. Maxmed cabdirisaaq barre(USA)
36. Maxmuud axmed maxmuud(USA)
37. Saciid cadirisaaq barre(USA)
38. Maxamed C/risaaq Barre (USA)
39. Siciid Xayir(USA)
40. Yusuf axmed maxmuud(USA)
41. Faadum caynab(USA)
42. Hodan nuur qodax(USA)
43. Faaduma axmed maxmuud (USA)
44. Yaasmiin axmed maxmuud(USA)
45. Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
46. Aamina maxmuud yusuf(Jarmalk)
47. C/risaaq Mohamuud Yuusuf(Dubai)
48. Faarax Cismaan Barre(USA)

Faarax Mohamuud saalax
farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 1, 2013

 

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

Copyright © 2013 SomaliTalk.com All rights Reserved.;