SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARBIXIN

Dukumiintiga Norway usoo bandhigtay Waftigii Guddomiyaha Baarlamaanka ee Booqday Norway 6-13 April 2013

Hoos ka eeg qaar kamid ah dukumiintiyo soo gaarey SomaliTalk.com oo ku saabsan badda Soomaaliya, kuwaas oo Norway usoo bandhigtay Waftigii Guddoomiyaha baarlamaanka Jawaari ee Oslo booqashada ku joogey intii u dhaxaysey 6-13 April 2013. Dukumiinyidaas waxaa ka mid ah xeerarka la doonayo in lagu baabi'yo sharciga badda Soomaaliyeed ee Law No. 37.

Faahfaahinta qoraalka ka akhri halkan GUJI


Law No ZERO...


Somali Parlament Tour...


Maps/khariidado...


Deriska iyo Soomaaliya...


Norway Powerpoint presentation...


Public Financial managment...


Preliminary information...


Letter from pm Omar...

FG: Warqaddan Cumar C/rashiid ma qorin ee waxaa qoray Prof. Ibbi oo isku deyayey in uu ka hor tago diidmadii baarlamaanku diideen MoU Agoosto 1, 2009.

Faafin: SomaliTalk.com | April 21, 2013

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

Copyright © 2013 SomaliTalk.com All rights Reserved.;