SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARBIXIN

Mu'tamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed Holland iyo nawaaxigeeda

Taariikhda: 8 ilaa 12 May 2013

Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii L6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka ku dhaqan dalka Holland iyi nawaaxigiisa.

Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah

1- Dr Sh Cali Maxamad Salax (Norway)

2- Dr Farid Alkhawtani (Italy)

3- Sh Suldan Gasle (Holland)

4- Sh Maxamad Cabdi Umal (Livestream from Kenya)

5- Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)

6- Sh Yusuf Axmed (Sweden)

7- Sh Cabdibasid Sha Ahmed (UK)

8- Sh Maxamad Shiine (UK)

Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka

Saacada: 18:00 (bacdal casar)

Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:

Markazquba

Schaafstraat 27-29

Waxaadne mutamarka live ugu Daawan kartaaa markazquba.org iyo Halgan.net iyo Fatxusalaam.com iyo websidada islaamiga kuwooda ugu caansan

1021 KD Amsterdam Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Abu-Khadiija Tel: 31-685528748 ama Guled Wayrax Tel: 31-687187319

la xiriir: fatxusalaamtv@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | April 22, 2013

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

Copyright © 2013 SomaliTalk.com All rights Reserved.;