Ogeysiis ku saabsan
xaflad dhaqaale loogu ururinayo dadka Soomaaliyeed ee
abaaraha ku tabaaloobay waqooyiga Kenya.

Fadlan caawi oo ka soo qayb gal xafladdan dhaqaale
loogu ururinayo Dadka Soomaaliyeed ee degan waqooyiga Kenya ee ku tabaaloobay
abaaraha.
Goobta: Brian Coyle Center
420 15th, Ave S.
Minneapolis, MN
Goorta: Galabta Axadda ee January 15th, 2006 Saacadduna waa 05:30pm
Fadlan deeqda (donations) ku soo aadi
Northern Kenya Famine Fund
3430 Wells Fargo Bank,
University Ave SE
Minneapolis, MN 55414
Wixii warar dheeraad ah oo ku saabsan dhaqaale ururinta iyo xafladdana fadlan
kala xiriir
www.thegcg.org
Ali Mohamed 612-282-5435
Abdirahman Shire 612-226-9921
Maxmuud Nuur Wardhere mnwardere@yahoo.com
Faafin:
SomaliTalk.com | Jan 14, 2006
|