SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - ATLANTA

North America Somali Student Union – NASSU

Laanta Atlanta

“Aqoon la’aani waa iftiin la’aan”

Atlanta iyo Habeenkii Jaamacadda Camuud

Ujeedo:  Xaflad Dhaqaale Ururinta Jaamacadda Camuud 

Ururka Ardayda Somaaliyeed ee North America Somali Student Union laanta Atlanta. Waxaa sharaf weyn u ah in ay qabtaan xaflada “Dhaqaale Ururinta Jaamacadda Camuud”.  

Xafladan waxaa marti noogu ah Hormuudka Jaamacadda Camuud  Prof: Suleyman Axmed Guleed oo inooga warami doona taariikhda iyo xaalada guud ee Jaamacadda Camuud ee Gobolka Awdal ee Somaaliya. 

Goobta:   Clarkston High School

618 N. Indain Creek Drive,                  Clarkston, GA 30021 

Goorma:  September 10, 2005            

Waqtiga:  5:30Pm – 9:30pm   Maalinta:              Sabtida 

Markale waxaa dhammaan dadweynaha Somaaliyeed ee ku nool magaalada Atlanta la ogaysiinayaa in ay ka soo qeyb galaan xaflada Taageero dhaqaalena ka gaystaan. 

Sidaas iyo ka soo qeyb gal wacan.

Waxii Faah- faahin, talo iyo waxtarba la soo xariir NSSU 404 547-3723 

436 North Indian Creek Drive Ste#  C Clarkston, Georgia 30079  burabdi@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 8, 2005


 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD