BUUG CUSUB OO
UU QORAY MUSTAPHA HARRIR “BUUGA CAAFIMAADKA”

Aniga oo ah qoraha buuga
waxa aan u hibaynaya buugan cusub ee la magac baxay Buuga
Caafimaadka (Health Book) umada Somaliyeed meel kastooy
joogto, waxa aanan ku dhiiri galinaya cidkasta oo danaynaysa
akhrinta buugan waxa aad ka heli kartaa library iyo xarumaha
Centers for Disease Control and Prevention ee dalka maraykan
, waxana buugan soo bixitaankiisa qayb wayn ka qaadatay US
Department of Health and Human Services Centers for Disease
Control and Prevention, Buuganina waxa uu koobaya oo si
misaaman oo taxadirle oo cilmi baadhis badani ku jirto lagu
sameeyey cutubyadan hoos ku qoran
-
CUDURADA GALMADA LA ISKU QAADSIIYO (AIDS, GONORRHEA)
-
CUDURADA LACAGTA LAGU SOO IIBSADO ((KHAT, CIGARETTE)
-
GUDNIINKA FIRCOONIGA (CIRCUMSTANCE)
-
SONKORTA (BLOOD PRESSURE)
- MACAANTA (BLOOD
SUGAR) “DIEBETIC”
-
CAANAHA HOOYADA IYO FAA’IDADOODA
-
DAWOOYINKA (MEDICATION)
-
KALMADA CAAFIMAADKA (MEDICAL TERMINOLOGY)
- WAA MAXAY TALAALKU?
(WHAT IS THE IMMINZATION)
- DABAYSHA (POLIO)
- CUNO XANUUN (DIPTHERIA)
- TEETANADA (TETANUS)
-
XIIQ DHEERTA (PERTUSSIS)
-
JADEECO (MEASLES)
-
QANJO XANUUN (MUMPS)
- JADEECO
JARMAL (RUBELLA) “German Measles”
-
HARGABKA XUN “B” (HAEMOPHILUS TYPE) B
-
BUSBUS (VARICELLA) “CHICKENPOX”
-
JOONIS ‘CAGAARSHOW’ (HEPATITIS) B
-
DURAY (INFLUENZA) “FLUE”
-
QAAXADA (TUBARCULUS)
-
BARNAAMIJKA MAGANSIINTA (COMPENSATION PROGRAM)
Ciddii kale ee aan dalka
marayka ku noolayn ee buugan rabta in ay dalbato waxa ay
toos ula xidhiidhaysa qoraha buuga Mustapha Harrir
xariir@doctor.com
xariir@medctr.osu.edu
xariir01@yahoo.com
Ama talefoonka
614.805.4444
Siddaas iyo akhris
wanaagsan
Faafin: SomaliTalk.com | Oct 2, 2005
|