SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Qarnigii hore  ee somaaliya , iyo  qab qab, layaasha  maanta jooga

Aden cadde Sharmarke siyaad caydiidMoorgan dheere Hiiraale     Yusuf

maqaal kayga  waxan kubilabayaa alxamdulilaah alaa  mahaleh  alihii  iisahlay inaan  qoro  maqaal kaan  xiisaha  leh,

Hadii layiraahdo  halaga  hadlo  taariikhdii  hore  ee  soomaliya waa  wax  aan  lagu  soo  koobi karin  maqaal   iyo  waxii  lamida   soomaliya  1960 waxa   ay  qaadatay  xoriyad  taama  oo  ay  kaqaadatay  gumaysigii mar  kas  jitray  ee  kala ahaa  talyaaniga  iyo ingiriiska  mar  kaas  kadib  somaaliya   waxay  yeelatay  dawlad dhexe oo  ay  dad koodhan uriyaaqaan. 

somaaliya  heerar kaladuwan   bay  soomartay  oo mar bay hor  usocod  bay  samaynaysay  somaaliya  ilaa  ay mar  kii  danbe  noqotay  dawlad     caana  dalkuna  noqoday   dal  aad  uheersareeya  dhinac  kasta  haday noqon lahayd  dhaqale  amaan   caafimaad  i,w,m  aad bay ugu  hor martay 

qofka  soomaligaa  wakhtigaas aduun ka  qiimo  kalahaa   oo  cid  kutagri  falikartay  xaquuq diis majirin   waayo  meel  kastoo  aduun ka  dacaladiisaa  waxaa  ujoogay   safiir  u ,adeegaya  umada  soomaliyeed  wax  walabana asagaa  uqaabilsan   

soomaliya  madaxdii  caan ka hayd  eesoomartay  waxa  kamida     madaxweynihii   AADAN CADE     CABDIRISHIID  CALI  SHARMAAKE  IYO  WALIBA  MADAXWEYNIHII  DALAKA  KATALINAAYEY  21 SANO  JAALE  SIYAAD  BARE 

 wakhtigoo  hore  soomaliya  lama aqoon  waxan dawlad  iyo  sharci aan ahayn  iyo  kala  danbayn

somaaliya  taariikhdu  mar kay ahayd   1991 ayaa  waxa  af  ka  ciida loo  daray  nabadii  iyo  kal  dan bayn tii   dalkii  somaaliya  daqiiqad  buu  is  kubadalay   waxaa   soo  baxay  dad  bahalaa  mooryaan  hubaysan   iyo  waliba  wax  yaabo  kale  oo mar  qura  kadhashay  somaaliya  oo aan horay  loo arag  qaxii  carar  kii  iyo  waliba kalayaacii  kadib dibaa  lays   kugu  soonoqday  xaal  waa is  badalay  xabadii  iyo dagaalkii  waalabartay  dad  kii  intii  carar  tay  mooyee  intii   kale  hawlahoodii bay  qabsadeen  waayo  cid  ay  is ku  haleynayaan oo wax  uqabnaysa  majirto  dawlad majirto  maamul  nabadeed  majiro  xabaduna  kasuli  mayso  oo  daris bay  lanoqotay   akhristow    ,su,aashu  waxay  tahya  dalku  hadii  uumar  kii  hore  saas ahaa  yaahada  saan  yeelay, 

su aashaas  jawaab  teedu  mafoga  oo  waa  sahal  waxaana  dalka  saas  yeelay  qabqab layaasha  aamin san qabiilka  kuna tuntay  sharcigii markii  ay  dawladii  dahcday  waxaa  soobaxay  rag aan la aqoon   oo lamagacbaxay  qab qablayaal   ragaas  manta  waxey  gaarayan  47 kudhawaad     47kaas  nin waxay  isugu  jiraan kuwa  cusub  oo   bil  kahor  soocaan baxay  iyo  kuwo   dalka  intaas  soo  qasaayay  waxaa  layaaba  mar kasta  oo  dawlad  somaliyeed  ladamco  inlaraadsho oo  shir  dibuheshiineed laqabto waxaa  soobaxa rag  cusub  oo qab  qab layaala  oo  mar  kaas  dagal   gala  si ay  is ku  soo  caan saaraan.  waayaab    waayaab  

qab qab  layasha maanta  dalku kaharsan layahay  waxay  ukala  baxaan  kuwa  taageersan amaba ka  amar qaata  dawladaha daris  kanala ah  sida  ethopia  kenya  jabuuti   

soomaliya  maanta  wey  is  badashay   somaaliya  maahan  soomaliyadii  hore  soomaliy  maanta  waxa  qasay  rag aan  danta  dalka  kafakarayn  ee  doonaayo  inay  dun  shaan  dalkooda  dantooda  iyo dana  shisheeyana  oo finaaya  ragaasoo  oo  kala  jooga  magaalooyinka  muqdisho,  jawhar,kismaanyo,  marka,  baladweyne,iyo  hargaysa

magaalooinkaas  aan sheegay  waxa  kala  jooga  ragii  dalka  bur burshay  oo  kutagri  falay      hadana  aan tabin in dalku  najaxo 

caruurta  somaaliyeed    ee  qurbaha ku  kudhasahay  maanta  waxay  layabaan  erayga  somaali micnihiisa iyo  somaliya  waxa, aytahay     hooyo  iyo  aabe   somaaliya  aawey  maxaa  kudhacay  xagey  kutaal  yaaleh soomaaliya  maxanse  uga sootagnay somaaliya dad  kaan somaliyeed  maxay u, aadi  waayen  dalkoda    su alahaas iyo  kuwa  kele   oo  badan  waxaa  ku  hadaaqa  caruurta  qurba ha jogaa  kuna  dhashay   aanana  arag soomaliya    waalid  ka  dhalayna  jawaab  uma hayaan  oo waayo  kama qan cin karaan  su,aalahaas 

somaaliya waxey  kusoo  noqon karta oo  kaliya aydoo  dawlad  cadalada  kadhalato  lagana qabto  ragaan caqligii   iyo  aqoon  tiiba  kasuushay  maanta  hadad  tagto  caasimadii  somaaliya  ee  muqdisho  yeelimaysid halkaan baa    muqdishaa    waayo  way  is   badashay  waa  ay bur  burta  tu  saale  ahaan   xarun tii  villa  somaaliya  wa a bahalo  galeen  naf  baa sheegay  saaye kuma aminaysid  xoolo aad  lix  jeclo    kaqabtid  saas    baa dal  kii  layeelay  waxana  yeelay  raga  hada madaxda  ah ilaamadaxweyne ilaa   xil  dhibaan   rag  yar oo  daacad  wax  na, aan  kahalayn dalka   waajiraan  waana  kumahad  san yihiin 

maanta  soomaali meel  ayjogtaba  waa ay  dhib  qabtaa   kuwa  dalka  jooga    aad  bay  udhiban  yihiin  waayo  malin kasta  xabad baadhacaysa  dad ba alalaynayaa   kuwii  qurbaha joogay ayaguna  amaan bay  heleen  laakiin   noloshii  baalagu  dhibay   oo  xoriyad  mahaystaan  meelkalaba dhaafe  dalalka  somaaliya   daris kala ah  ayaaba  qaar  kod  cayrsheen  somalidii  qaar kalana caburin  iyo  cadadais ku  hayaan  aan la  qiyaasi  karin    akhristayaal  maqaal kayga  waxaan  kusoo  gaba gabaynayaa   intaas  oo  kaliya  igana  raali ahaada  allow  soomaaliya mdee   dawlad cadaaladana sii 

w.q jamaal  maxamuud  axmed  shuuriye  kenya  __nayrobi
email shuurye55@hotmail.com
email shuurye55@yahoo.com 

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 9, 2005

MAQAALADA KALE EE MAANTA::::

»DOOD GABAY OO  DHEX MARTAY DHAGAAFE & NABADOON
»Gabay: Waajib - Waxaa Tiriyey  Inj. Maxamed Cali Cibaar
»Gabay: Halgan - Waxaa Tiriyay Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi
»Bandhiga weydiimo iyo bareerayaal ugub ah - Wacays
»MURTI & SHEEKOOYIN: Buug Cusub - C/Qadir  
»"BUUGA CAAFIMAADKA" Waa Buug Cusub - Xarriir  
»Doorashadii Golaha wakiilada somaliland | Qodax
»Miyaa Maxamed-dheere la Masaafurinayaa | C/waaxid Khaliif
»CIIDAMADA QARANKA OO LOO ABAABULAYO QAABKII USC | C/risaq
»
Madaxda PL  oo Jowhar Lagu Maamuuso, kuwa kalena la Xiiro  | c/waxid
»INJ. MUNYE OO FOGEEYAY EEDEYN LOO SOO JEEDIYAY | Abucar
»Jini Boqor oo Muqdisho looga baxshay ALLE BOQOR | C/raxman
»Dib u heshiisiinta Soomaaliya: Maxaa qaldan? | Raage
»Somaaliya Katarina iyo Rita | Amiin Yuusuf

»Waraaq furan oo ku socota Ururka midnimada islaamka | Saciid
»HALKEEN XALKA KA RAADINAA??? | Xuseen
»
Hargeysaay hambalyo | C/Raxmaan Taysiir
»Dalka Yaa Iska Leh, Dadka Yaa Umaqan | Axmed Cali
»Xasuuqii Malka-durduro | Warfaa 
»Morgan oo Noqday Makaalintii Barre Hiiraale | Maxamed
»Qarnigaan qabiil ku faan qiimo Ma leedahay | Mowlidyare
»MIDOWGA AFRIKA: MIDNIMO KATALIN MISE MINDIYO AFAYN? | Garaad
»
DIGNIIN CULUS: AIDS-KA & SOOMAALIDA | Dhagaafe
»S.Y.U.P oo War ka Soo Saaray Doorashada ka Dhacday Somaliland
»Gabadhii xumaan damacda: "nin iga weyn ayaa lagu dari lahaa"| Ikram
»
MAQAALADA KALE EE MAANTA::: KA AKHRI HALKAN... GUJI..

Dr. Alnajjar oo Aad uga Dayriyey Xaalada Soomaalida....
»Cusmaan Caato: C/laahi Yuusuf dagaal ayuu isu diyaarinayaa
»Saddex markab kalluumaysato oo lagu afduubay Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... sept 2

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD