Ogaysiis
muhiima oo
kusocda qof
kastoo
somaalinomo
kujirto...
Asalaamu
calaykum
warax matu
Laahi
wabara
kaatuh
salaan kadib
dhammaan
umada
somaliyeed
meel kastoo
ayjogaan
waan
salamayaa
salaan
Qaaliya
qiimana
badan ahna
salaan
layskudiro
Salaanta
uqaalisan
waxaan
leeyahay
waad mahad
santihiin
dhamaan
walaalahayga
somaaliyeed
walalayaal
kusoo
dhawaada
ogaysiis
kaan
kusocda qof
kastoo guud
ahaan muslimiinta
gaar ahaan
umada
soomaaliyeed
kuwa
qiirada
wadaninimo
kujirto
walalyaal
mar ka
kowaad
waxan idin
karaali
galinayaa
ogaysiis
kaan oo ah
mid idinka
caawimaad
la idiin
karabo
Alaamahad
leh
dhamaan tiin
raali ahaan
shaan idin
kadalbayaa
waayo waxaa
lagayaba
ainaad wax
kale iga
filayseen
walaalayaal ogaysiis
kaan waxa
uukasocdaa
gabar
somaaliyeed
oo
lagumagacaabo
NIMCO OSMAN
SABRIYE
GABADHAAS
OO QOF
KASTOO BINI
AADAM NIMO
KUJIRTOSOOMAALINIMONA
KUJIRTO
KADALBAYSA
CAAWIMAAD
BINI AADAN
NIMO
walayaal
aniga oo
ah qoraaga qoraalkaan
waxaan kasoo
tabinayaa
walaashay
somaliyeed
magaceedana
layiraahdo
Nimco osman
sabriye
walalayaal
nimco waa
gabar
somaaliyeed
waagbar aad
utabaalaysan
waagabar
aad iyo aad
uxanuusanaysa
walalayaal
nimoco aad
bay uxanuun
sanaysaa
walaalayaal
nimco osman
sabriye
waa gabar
27 sano jira
waa gabar
kunool
dalka Yaman
gaar ahaan XERO
KAMIDA
XERYAHA
QAXOOTIGA
nimco waxaa
haya xanuun
aad udhib
badan
xanuun kaas
oo ah
WadNahoo
dalool weyn
kagayaalo
MACANAHA
WAD NAHEEDU
WAA UU
DALOOLA
nimoco
walaalayaal
miisaan
keedo waa
40 KG oo
kaliya
walaalayaal
sow wax
laga naxo
maahan qof
weyn oo 27
sano jira
40 kiilana
ah
walaalayaal
nimoco masoconkarto
oo waayo
wad nihii
baa daloola
walaalayaal
nimco mar
kaydamacdo
inay socoto
waa ay
daalaysaa
oo waayo
wad nihii
baa daloola
walaalayaal
nimoco aad
iyo aad bay
udhibaataysantahay
ee qof kii
awoodaa
hacaawiyo
alaa asna
ka abaal
marin donee
NIMCO OSMAN
SABRIYE
AYADOO AAN
KHAD KA KULA
XIRIIRAY
WAXEY
LEEDAHAY
SIDAAN
walaal
waxaan
kaacodsanaa
maadaama aad
tahay qoraa
in aad
umada
somalaiyeed
iga
gaarsiiso ogaysiis kaan
aan
kuweydiisanayo
caawimaad
bini aadan
nimo
walaalayaal
nimco oo
hadalkeedii
siiwadataa
waxay
leedahay
umada
somaliyeed
ee
walaalahay
ah waxaan
kadal bayaa
oo aan kadal
bayaa oo
aan kacod
sanayaa oo
aan
katuugaya
oo aan
weydiisanayaa
kaalmo bini
aadan nimo
kaalmadaas
oo ah inay
ii gar
gaaraan oo
ay iga
caawiyaan
dhibatada
ihaysta oo
iga haysata
wadnaha oo
aan dalool
weyn
kuleeyahay
nimco cusmaan
sabriye oo
sii
hadlaysa
waxey tiri
aniga wax
kaleeto
kama aan
rabo
walaalahayga
soomaliyeed
ee waxaan
karaba a oo
kaliya
kaalmo bini
aadanimo
nimco
waxey kaloo
tiro qabiil
gaara wax
ma aanwey
diisanaayo
ee waxaan
wax wey
diisanaa
somaliwey
nimco osman
sabriye
waxay
kucelcelisay
kalmad
anigana
muruga
igubeertay
oo ahayd
war alle
dartiis
wax iigu
qabta
walaalahyga
somaliyeeow
waan
dhibanahee
ee iigar
gaara oo
icaawiya
waan idin
bar yayaaye
nimco
cusmaan
sabriye oo
siihadlaysa
waxey tiri
waxaan
kaalmo
weydiisanayaa
walaalahyga
kunool
dhammaan
aduunka
dacaladiisa
gaara ahaan
wadamada
MARAYKANKA
YURUB
AUSTUREELIYA
CARABTA
IYO MEEL
KASTOO
QORAX KASOO
BAXDO
SOMAALIGA
JOOGA
KAALMAAN
KARABAA BAY
NIMCO TIRI
WAXEY SII
RAACISAY
QOF KII AAN
AWOODIM
YUUSAN IS
DHIBIN
WALAALAHYGA
SONAALIYEED
WAXAAN
KACODSANAYAA
INAY
ICAAWIYEEN
OO QOF
KASTAA
WAXII UU
AWOODO UU
IGU CAAWIYO
nimco su
aal aan
weydiiyey
oo ahayd
walaal
nimco waxaa
jira dad
modaya
inaad been
sheegayso
oo aad wax
kaleeto
udanleedahay
dad kaas
maxaad
cadeyna oo
aad uhaysaa
NIMCO
OSMAN
SABRIYE
waxey
kujawaabtay
waxaan
hayaa
waraqo
cadaynaya
xanuun kayga
kuwaas oo
ah kuwa
codsigaygaan
udanbeeya
hoosna
kuqoran
nimco waxey
kaloo
iisheegatay
inay aad
uga wal wal
san tahay
xanuun ka
haya waayo
wad nihii
ookamida
qaybaha
jitka bini
aadan ka
umuhiimsan
baadaloola
nimco waxa
aan
kadareemayey
xishood ay
kaxishoonayso
in ay is
kusoobandhigto
warbaahinta
oo
websityada
lagadaawado
laakin anaa
waanshoo
iri walaal
dan baa
ku,wadee is
kadulqaado
walaalayaal
anigoo ah
qoraaga
war
bixintaan
waxan idin
leeyahay
walaashiin
weeye nimco
ee wax tara
oo kaal
meeeya
caawimaadna
ufidiya
walaalayaal
yaan laga
aamusin
gabadhaas
dhibaataysan
walaalayaal
waxaan mar
labaad idin
ka bar yayaa
oo aan idin
kacod
sanayaa
inaad wax
tar taan
walaashiinaas
dhibka idiin
soo gud
bisatay oo
idiin
calaacashay
codsi gana
uga dhigo
mid ay
kufaraxdo
walaalayaal
aniga nimco
ma aqaan
laakiin
bini
aadanimaan
idiinkubaryaaya
nimco
qabiil
mawadaagno
qaraabana
manihin
laakiin
somalinimaan
idiin
kubaryayaa
ee yaan
lamoodin si
kaleeto
WALAALAYAAL
HADAL BADANI
WAX
MATARAYEE
GUNTA WAR
BIXINTAAN WAA
IN WAX
LATARO
GABADHAAS
SOMALIYEED
AADKANA
UXANUUNSANAYSA
WALAALAYAAL
nimco osman
sabriye
xanuun ka
haya wa ay
kudhalatay
intaas ay
jirtana waa
uu hayay
oo habayn
kama
maqnayn
walaalayaal
nimco qof
gaar wax ma
weydiisanayso
ee waxay
wax
weydiisanaysaa
dhamaan
umada
somaliyeed
oo
ayleedahay
walaalayaal
wax itar
oo icaawiya
Allaha idin
caawiyee
qofkastoo
walaal kiis
tabaalaysan
waxtara
alaa ka
abaal
marinaaya
WALAALAYAAL
QOF KASTOO
DOONAYA INUU
NIMCO OSMAN
SABRIYE WAX
TARO WAXA
UU KALA
XIRIIRIKARAA
OO
UUKAHeLiKRAA
ciwaan kaas
nimca aleh
oo waad
ugu
hagaajinkarta
a wax walba
oo aad
rabto
teleefonkaas
na
waalagahelaa
eekawaca
walaalayaal
walaashiin
cardka
qaxootiga
ee nimco
lambarkiisu
waa 2545
waxaa qoray
jamaal
maxamuud
axmed
shuuriye
kenya Nairobi