50 Qab bale Qaran Ma
keeni karaan ??
waxaa qoray jamaal
maxamuuud axmed
shuuriye
Alaa Weyn Ninkii Aaminaa
Awood leh,dhammaan
akhristayaasha sharafta
leh waan idin salamayaa
waxaan idiin leeyahay
gacmo furan oo ay
farxadi kudheehan tahay
ugu soo dhawaada
maqaal kaan xasaasigaa.
Maqaal kaan aan ciwaan
ka uga dhigay
50 Qab bale Qaran Ma
keeni karaan??
jawaab tu waa maya akhristayaal
waa maqaal xasaasi
ah aan ugana
hadlaayo xaal ka
maan ta jooga iyo
sida qiimo la,aan
taa ee ay qab qab
layaashu ugu
takrifalayaan
dalkooda
Akhris tayaal
maqaalkaygaan oo ah
maqaal dhabta ka
hadlaya aana idiin
ku cadayn doono wax
yaalo badan oo idin
kaqarsoon ayaan waxaan
ku bilabaa sidaan soo
socota
Sida aan lawada socono
somaliya maanta waxa
jooga qab qab layaal
aad utira badan oo is
kugu jira ku wa caan ah
oo aad taqanaan iyo ku
wa idiinan aqoon oo
qunyar usocoda
horayna idii naan
umaqlin laakiin xiliyada
soo socda lagayaabo
inaad barataan ama
maqashaan
soomaaliya dawlad
lasheegi karo oo dalka
wax kaqabatay waxaa
ugu danbaysay dawladii
u hogaaminayey Jaale
sareeye gaas Maxamed
siyaad bare waa
jiraan dawlado ka
danbeeyay oo dib laga
dhisay intii burburka
aan ku jiray Dalka sida
dawladii carta ee uu
madaxweynaha ka ahaa
cabdiqaasim salaad xasan
iyo tii cali mahadi iyo
dawladaan hada cusub ee
uu Madaxwaynaha ka yahay
col cabdulaahi yuusuf
axmed
dawladahaasi lama
dhihikaro dalkay wax
kaqabteen waayo awood
lashegaba malahayn saas
darteed somaaliya 1990
ilaa iyo maanta oo
la joogo taariikhdu
tahay 2005-da dadka
soomaliyeed xasuuq baa
wada haystay iyo dil habayn
iyo maalin ah waa la
laynaynay waxaana
leynayey raga qab qab
layasha ah oo maanta
ah madaxda dalka qaar
ka yihiin.
Somaliya dad keedii waa
lalaayey ilaa maan
tadana waa lagu wadaa
laynta lagu bilaabay
15 sano ka hor mar
kii ay dawladii Marxuun
Maxamed siyaad bare
dhacday, kadib
somaaliya waacusub
baa u bilowday dad
kii waa la kala yaacay
qof ba meeshuu maciin
biday buu qabtay
umadii soomalaiyeed
waxey uqayb santahay
3 Sdex qeybood
sedexdaas oo kala ah
(1)kuwo banaan ama
dibadaha u yaacay oo
qurbaha silic iyo
rafaad lajooga qaarna
ay nolo tii ay ka
baxsadeen dhaanta
ka helay sida shaqo iyo
wax barasho (2)labaad
Qayb dalkooda is ka
iska jogaa oo wali
laynta iyo dilalka
qabqab layaasha la kulma
iyo qaytba ugu danbayso
ee (3)sadexaad waa
qeybta dhib kaan
dalka soo gashay
dalkuna kahar san la
yahay ku waas oo ah ku
wa aan hada u naqaan
qab qab layasha waxaa
kaloo soo raaca
dhalinyaro maskaxda
ay kala baxeen oo ay
marin habaabshee
dhalinyar tas oo ay
kadhig teen kuwa ay ku
fushadaan hawshooda
dhalinyadaa qabqab
layasha u adeega
dadka ku nool
caasimada muqdisho
waxey u baxsheen oo
ay u
yaqanaan magacaan (
MALII BAANA YAASHII AY
UKU LIIBANEEN QAB QAB
LAYAASHA)
magacaas dad ka ku
nool caasimada
soomaliya ee muqdisho
ayaa u yaqaana ragaas
qabqab layaasha
ushaqeeya waar
diyeeyana una adega
Akhristayaasha
qiimahalahow soomaliya
maanta god bay af ka
u saaran tahay hadaan
laga garina wey ku
dhacaysaa soomaaliya
is kadaa goboladee
caasimadii dalka ee muqdisho
maanta imis nin bay
uqaybsantahay oo ay u
kala xiran tahay waa
yaab waa yaab ???
maanta somaliya heer
waxa ay maraysa laga
yaabo oo waxii larabo
lagu sheego mar la
yiraahdo hoyga
argagixisada hoyga
halaq Galeen ka hoyga
qabqab layaasha.
mar kii ay dhacday
dawladii dhexe
somaliya dalka waxa ku
soo saa iday rag loo
yaqaan qabqab kayaal
ama hogaamiye kooxeedyo.
Akhristayaal soomaaliya
maanta waxaa jooga
hogaamiye kooxeedyaal
qadimiya iyo kuwacusub
oo intooduba doonaaya
xukun iyo talo in ay
dal ka kaqabtaan kursi
madax tinimo wada
raadinaya su'aashu se
waxay tahay kursigu
ma U qeyb samaa qab
qablayaashaan 50 kor
u dhaafaya Jawaab tu
waa maya .
Hadii aan wax yar eeg
no somaaliya maanta
waxey ka dagi la
dahay Raga
hogaamiyayaasha nin
kastana doonaayo inuu
asagu dalka kataliyo
dhamaan tood na waxey
wada raadinayaan hal
kursi oo ah madax
tinimada Dalka
soomaliya maanta waxa
jooga hogaamiye
kooxeedyo aad u
farabadan nin kastana
waxa uu haystaa
dagmo ama magaalo ama
xaafad waxan Maqaal
kaygaan idiin kugu
cadey nayaa dhamaan
magax yada
hogaamiyayasha ama
qabqablayaasha
soomaaliya waxan kaloo
qoraya nin kasta iyo
meesha uu kataliyo
1) c/laahi yuusuf axmed
madax weynaha somaaliya
hatan
2) cali maxamed geedi
raysal wasaaraha dalka
somaliya
3) shariif xasan
Shiikh aadan
gudoomiyaha somaaliya
4)Maxamed qan yare
Afarax waa wasiirka
amniga waxa uu
kataliyaa xaafado
kamida xaafadaha
magaalada muqdiisho oo
kala ah xaafada
Gubta iyo Dayniile
5)Muuse suudi yalaxaw
wasiirka Ganacsiga
muuse waxa uu kataliya
a xaafad kamida
xaafadaha magaalda
muqdisho sida xaafada
Kaaraan qeyb kamida
xaafada madiina iyo
dagmada Balcad ee
gobolka SH/dhexe
6)Cusaan xasan cali
caato wasiirka Hawlaha
guud iyo guryeynta
cusmaan waxa uu
gacanta kuhayaa is
barada EXkontoRol
7)bootaan ciise caalim
Wasiirka dhaqan celin
ta maleeshiyooyinka
bootaan waxa uu
kataliyaa xaafada suuqa
xoolaha oo ay gacanta
kuhayan beesha uu
kadhashay iyo is
barada MaslaX
8)cumar maxamud maxmed
cumar finish wasiirka
diinta iyo awqaafta
cumar waxa uu
kataliyaa Qeybkamaida
xaafada madiina oo
ay kawada taliyaan
asaga iyo muuse suudi
yalaxow
9)Maxamed cumar
xabeeb maxamed DHeere
maahan wasirr waxa
uuna kataliyaa
caasimada gobolka SH/
DHEXE ee Jawhar iyo
tuulooyin hoos yimaada
10)Bare aadan shire
bare Hiiraale wasiirka
dib udajinta bare waxa
uukataliya a caasimada
Gobolka jubada hoose
ee Kismaanyo iyo
tuuloo yin yar yar oo
hoos yimaada
11)jen maxamed siciid
xirsi moorgan maahan
wasiir meelna
kamataliyo iminks fssn
ssn joono
12)yuusuf maxamed
siyaad indhacade maahan
wasiir jagana dawlada
kamhayo WAxa uu
kataliyaa caasimada
Gobolka SH/ hoose ee
marka iyo stt looyin
hoos yimaada
13)Xasan maxamed nuur
shaati guduud wasiirka
Beeraha xasan mar
marka qaar waxa uu
kataliyaa magalada
Baydhaba laakin haatan
kama talinaayo
14)maxamed ibraahim
xaabsade maahan wasiir
laakiin waaxil dhibaan
waxa u gacan ta
kuhaya magaalada
baydhaboee GobolKa
Bay.
akhristayal dhamaan
ragas waa raga
siyaasad soomaaliya
maanta hor boodaaya
Qeyba kamida dalkana
katalinaaya su'aasha
taagan waxey tahay
soomaliya see dawlad
loo gu heli karaa su 'aashaas
qof ba si buu uga
jawabaya laakiin waxaa
jirta fikir dad
badan oo aan niga
macaa kujira ay Qabaan
fikir kaas oo ah
somaaliya waxey dawlad
helaysaa mar kii
hogaamiyayaasha haatan
talada Dalaka haya
ay ogo laadaan oo
ay ku heshiiyaan in
dalka dawlad cadalada
loo sameeyo mar
Kaas baa dawlad
cadalada loo helikaraa
somaliya
1980 somaaliya waxaa
katalin jirtay hal
dawlada laakiin maanta
waxaa katalinaaya 50
nin oo nin dantiisa
gaar kaa kahor
marinaayo danta guud
ee dad ka iyo dalka
somaaliya waxey kamid
ahayd dawladaha afrika
ugu cad cad laakin
maanta waxey kamid
tahay kuwa afrika ugu
liita saas dar teed
waxaan dhihi lahaa
umada somaaliyeed meel
kastoo ay jogaan
dalkooda hakafakareen
oo wax ha uqabteen
maanta ilmihii
kudhashay qurbaha waa
ay qaan gaareen oo
waxa waxay
dhaafeen dadii 15 naad
maanta waxey waa lid
kood way diiyaan su
aalo fara badan oo ay
kamid yihiin HOOYO
AABE XAGEE UDHALANAY
DALKAAN AANJOGNAA.
HOOYO AABE DALKEENII
MAXAAN UGA SOO CARAR
NAY
HOOYO AABE SOMAALIYA
WAAMAXAY XAGEY KU TAAL
HOOYO AABE SOMAALYA
DAD KEEDA MAXAY IS
KULAAYAAN
HOOYO AABE QAB QAB
LAYAASHU MA SOMALIBAA
HOOYO AABE MAXAAD
NOOGA KEEN TEEN
DALKEENII
Su aalahaas iyo kuwa
kale oo fara badan
waxaa is weydiiya
caruur ta kunool qur
baha waalid ka
caruurtaas dhalayna uma
hayan wax jawaaba su
aalahaas waayo maba
garanayaan
somaalidii maanta wey
wada dhib qabaan dhib
kooda haba kala du
wanaadeene kuwii
somaaliya joogay qab
qable iyo moryaan
dawaafaya baalaayey
kuwii Qurbaha joogayna
xabsi iyo midab takoor
baalayey ku wii soo
harayna badaa laysay
iyo saxaraha afrika
anigoo ah qoraaga
maqaal kaan waxaan
alihii awooda lahaa
somaaliya uga baryayaa
inuu siiyo dawlad
cadalada oo ah dawlad
dalka ku dhaqda
diinta is laamka.
akhris tayaasha qiimaha
iyo qaayaha lehow
waxaan idinka cod
sanayaa inaad iisoo
gud bisaan waxii aan
leeyahay dhaliil iyo
amaan ba waxaan kaloo
idin akcodsanayaa inaad
garab igu siisaan
dadaalkayga dawlad
raadintaa maqaalkina
intaas baan kusoo gaba
gabaynayaa.
waxaa qoray jamaal
maxamuuud axmed
shuuriye
Afeef: Aragtida qoraalkan
waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Oct
27, 2005
»Joornaaliisteyaashii
Lagu Diley Soomaaliya:1991–2005
»Ma
jiraa adduunka dad been ka sheega dhalashadooda!? |Zahra
»Goormuu
dhashay Kacaankii Siyaab Barre | Boore
»KA
HORTAG CUNSURIYADA DENMARK |Diiriye
»Waa
sidee dhaqanka Soomaalida ku nool reer galbeedka? |
Zahra
»Isbar
bardhigga Magaalooyinka Jowhar iyo Washington DC | MM
»Waa
Tuma 21ka October? | Mahdi Taako
»C/WAAXID
KHALIIFOW INTEE AYAY KU WADAYSAA ISKU DIRKA
»Jawaab
Furan oo ka Socota Golaha Midnimada iyo Badbaadada |
Bilal
»Tan
iyo markii ay Soo Baxday in Xabsiga Loo Taxaabay Col.
Qaybdiid
»QIIMAYNTA
MUSTAQABALKA DHOW EE GARABYADA DKMG AH
»Waano
ku socota Soomaalida geysata ilmahooda Xanaanada
| Eelay
»Oktoobareey
adaa lahaa! | Waaberi
»GABAY:
Xafiiskii Abwaanka xog baa ku uruursan | Dhuunkaal
»Dagaal
ogayasha waxey raban mala ogaday .mase? | Yoolac
»MAQAALADA
KALE EE MAANTA:::
KA AKHRI HALKAN... GUJI.. |