Dagaal ogayasha waxey raban mala
ogaday .mase?
as/aduunkan
aanu kunoolnahay somaliyeey waxa soo maray dagaalo
dadbadani ay ku hoobteen qaasatan africa oo xasuus
xanuun leh galiyay dadkooda qarkamid ahna maanta ay u
arkeen in dhiigi ay is ka dadiyeen uu aha mid dadkale ka
danbeyeen oo ayna aheen mid ka soo maaxda dagaal
qalbigooda ama kasoo go ay iyaga waxa walbo ha isku
dagalaane ayanan aheyn uu haa mid laisku diray ama
fikrado colaadeed laga dhax abuuray .taas waxa fahmi
kara garaadka qofku illaahey ugu deeqay?
waxa moda
maanta daagaal ogayasha in ay yihiin kuwo anan marna ka
danqan dadkeena daalay in markaliya losoo celiyo
sharaftii ay lahayeen dadweynaha somliyeed waxa shir
lagu qabtay kiinya tariiqda inta laogyahay socday 3sano
. oo la isgu keenay kuwii dadka halaagay . oo ba iyo
baaska marsiiyay .shirkaasi waxa nin walbo lagui abaal
mariyay in ta uu xoog ama xasuuq ka geysaty somaliya oo
lagu siiyay jago .taas oo ay jirto waxa ay dhaar ku
mareen in ayanan dagaal iyo dhiigdanbe masuul kanoqon
doonin dadkan ay si saafi ah oo nabadeed ugu
shaqeynayaan .
horaa loo
yidhi gaaweeto maweelbaa dagaal ooge dhaari waa
calooshiis u shaqeystayaal .lakin waxad modaa dagal
ogayasha qar kamid ah in ay waxba ogeyn kuwa kamid ahna
ay ciyaran door dantooda ku xiran tahay
. kuwana yaskala socdaan oo dameero dhan racday camal ah
. taas tusaale dagalogayasha muqdisho qar waxa u xiran
garoon ki calami aga oo waxa u furan garoon ay
sameysteen qar waxa u xiran dakadii qaranka oo waxa u
furan dakad ay waxey rabaan kallsoo dagaan oo sheer lagu
yahay .taas dadka muqdisho inyar baa fahan san nimankaan
dagaal ogayasha horta waxa cirbad ku ah dowlad dhexe in
ay somaliya ka shaqeyso waxa qabow macaani ku maraa sida
ya maanta tahay dalki somaliya waxa la jilaafeeyay
dowladihii cali mahdi waxa ku xigay c/ qasim waxa ku
soo xiga hada tan c/laahi yusuf ooaad moodo xoogaa in ay
ka digtoon tahay . tusaalan ka haysata kuwii hore waxii
la marsiiyay tas waa dagal ogayasha .
dibada maxa
naga haysta .oo loogu diidan yahy dadken in ay helan
dowlad loodhan yahay
1993kii
waxa somliaya ka dhacay dagaal u daxeyay cidamadii logu
magac daray rajo soo celinta somaliya iyo janaral
caydiid .taas dagalkasa oo ay usa 18kii askari kaga
dhinten dadbadani way ku farxen lakin rer galbeedka
qalinka waxey ku dugeen wadankan in uu fowdo iskaga sii
socdo ilaa waqti ay bisladan dadkan leyskuna adegsado
iyaga dhaxdooda .taas waa mid hada ka socota somliya oo
dibada laga so maleegay
dagaal ogayasha .waxey u
hayaan rer galbeedka
kor waa
leyskala socdaa shacabka yaa waxii larabo loo shegee .ninkii
aqoon leh waa la asturaa .ninkii bolis iyo miltary ah
waa ladilaa taas dadbadani ma oga dagaal ogayasha in ay
yihiin dad hoostaga ninkii ha ad iyo howlahaas la
yimada dalka waxa ay ku jirta in ladilo shuruucda ay
hoos ku kala qateen rer galbeedka iyo dagaal ogyaasha .
alow adaa
umaqan dadkeen qar kamid ah haweenka muqdisho ayaa ku
duceysta ilaahow noosoo celi mid caydiid camal ah dagal
ogaysha dhagaha haka garaace asagaaba dhibka bilaabay
ma oga , marka qoraalkeyga gabagadii waxa loo bahan
yahya in dadkan dagaal ogayaasha ah meel looga soo wada
jeesto ee dhuuqaya dhiiga shacabk aqoonyahanka ah wax
garad ka ah askariga ah noowalbo ha lahadee .
afeef
qoraalkani cidii ufahanta si qayaxan waa cenkeed waxey
quseysaa run kahadalka dagaal ogayaasha .
w/d c/laahi
yoolac in kenya
yoolac20@hotmail.com
Afeef: Aragtida
qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com |
Oct 23, 2005
Cabdi
Qaybdiid oo Xabsiga Laga siidaayey
Wararka ka imanaya Sweden ayaa shaaca ka qaaday in..
Guji..
Sh. Cabdul Raxmaan
Al-Sudais oo Helay Abaalmarinta Shaqsiyadda Islaamka ee Sanadkan....
Imaamka Masjidka Weyn ee Makka AL-Mukarama
ayaa lagu gudoonsiiyay Dubai...
Guji...
Oct 22
Jariidad
Deenish ah oo Aflagaadeysay Nabiga s.c.w
Tajikistan oo Xijaabka Ka Mamnuucday
Iskuulada iyo Jaamacadaha
iyo Muslimiinta Adduunka oo Caro Weyn ka
Muujiyey Joornaal Aflagadeeyey Nebi Muxamed (Scw)...
Guji... Oct 21
Terry
oo Xusuusan Waayey Heshiiskii Shiidaalka ee "Consort" iyo
Puntland
Ra'iisul wasaaraha DFKMG oo warqad u
diray suuqa Ganacsiga Australiya ayaa si weyn uga digey
cawaaqibka ka dhalan kara heshiiska Puntland iyo shirkadaha
Shisheeye, waxaana arrintaas qoraal dher ka qortay jariidada
'The AGE'
Guji...
Oct 17
»CIR-MAAXIYAAL
SHIINEES AH OO SAHAN HAWADA SARE UGU BAXAY
»Carruurta
Soomaaliyeed ee Qurbaha iyo Dhibaatada Aabbe La'aanta
»“Qoor-qabad
Waxaruhu Biyaha kuma Qurquriyaan” | C/waaxid
»Dowladda
Karaamaysan Hala Taageero Si Aanu U Helno Kala Dambeyn
»Oktoobar
iyo Xafladda lagu Samaynayo Jawhar | Bashiir
»Qarnigii
hore ee somaaliya & qab qab layaasha maanta jooga |
Jamal
»Doorashadii
Golaha wakiilada somaliland | Qodax
»Miyaa
Maxamed-dheere la Masaafurinayaa | C/waaxid Khaliif
»CIIDAMADA
QARANKA OO LOO ABAABULAYO QAABKII USC | C/risaq
»Madaxda
PL oo Jowhar Lagu Maamuuso, kuwa kalena la Xiiro
|
c/waxid
»INJ.
MUNYE OO FOGEEYAY EEDEYN LOO SOO JEEDIYAY | Abucar
»Jini
Boqor oo Muqdisho looga baxshay ALLE BOQOR | C/raxman
»Dib
u heshiisiinta Soomaaliya: Maxaa qaldan? | Raage
»Somaaliya
Katarina iyo Rita | Amiin Yuusuf
»Waraaq
furan oo ku socota Ururka midnimada islaamka |
Saciid
»HALKEEN
XALKA KA RAADINAA??? | Xuseen
»Hargeysaay
hambalyo | C/Raxmaan Taysiir
»Dalka
Yaa Iska Leh, Dadka Yaa Umaqan | Axmed Cali
»Xasuuqii
Malka-durduro | Warfaa
»Morgan
oo Noqday Makaalintii Barre Hiiraale |
Maxamed
»Qarnigaan
qabiil ku faan qiimo Ma leedahay | Mowlidyare
»MIDOWGA
AFRIKA: MIDNIMO KATALIN MISE MINDIYO AFAYN? | Garaad
»DIGNIIN
CULUS: AIDS-KA & SOOMAALIDA |
Dhagaafe
»S.Y.U.P
oo War ka Soo Saaray Doorashada ka Dhacday Somaliland
»Gabadhii
xumaan damacda: "nin iga weyn ayaa lagu dari lahaa"|
Ikram |