Shirweyne
ku saabsan Soomaaliya oo ka
Dhacaya Minnesota, USA
Senator
Norm Coleman (MN) |
Ambassador
Jendayi Frazer |
Ambassador Dr. Elmi
Ahmed Duale |
Prof. Ali Khaliif
Galaydh |
Ambassador Dr.
Elmi Ahmed Duale
Dr. Elmi Ahmed
Duale & Kofi Annan |
Shirkan waxaa wadajir
ahaan u qaban qaabiyey Minnesota International Center
iyo xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee
Minnesota
Goobta: University
of Minnesota
300 Washington Ave SE
Minneapolis, MN 55455
Goorta: December 7th,
2005 Time: 05:00pm
Waxaa ka hadli doona:
1) Senator Norm Coleman
(MN) oo ka tirsan gudiga aqalka senateka u qaabilsan
arrimaha dibadda iyo weliba gudi hoosaadka qaabilsan
Africa. Senator Coleman oo balan qaaday inuu noqon doono
codka Soomaalida ku leedahay Washington DC ayaa ka
tirsan xisbiga talada wadanka haya ee Jamhuuriga.
2) Kal kaaliyaha
wasaaradda arrimaha dibadda maraykanka u qaabilsan
Africa Ambassador Jendayi Frazer. Jendayi waxay hore ka
soo noqotay Ambassador dalka South Africa.
3) Wakiilka Soomaaliya u
fadhiya UN Ambassador Dr. Elmi Ahmed Duale oo booqasho
ku iman doona Minnesota markii u horeysay sidii loo soo
magacaabay
4) Ra’iisal wasaarihii
hore ee Soomaaliya Prof. Ali Khaliif Galaydh oo asaga
naftirkiisa ka tirsan reer Minnesota
Dadweynaha albaabada waa u
furan yihiin ee ka soo qaybgal wacan...
Wixii faahfaahin ah kala
xiriir
Angela McLaughlin
Mahamoud N. Wardere
Xafiiska Senator Norm
Coleman
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 27,
2005
|