SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Xildhibaan C/qaadir Aadan Jibbaar oo Maanta (Nov 11) Ku Geeriyoodey Jawhar::

Marxuum C/qaadir Aadan Jibbaar oo ka tirsanaa barlamaanka Soomaaliya ee lagu soo dhisay Kenya ayaa maanta oo Jimce ah ku geeriyoodey magaalada Jawhar. Marxuumku waa xildhibaankii shanaad ee geeriyooda intii la soo dhisay baarlamaanka FKMG.

Tacsi

Inaa Lillaahi Wa'Inaa Ileyhi Raajicuun 

Waxaan Halkaani Tacsi ugadireynaa Eheladii Iyo Qaraabdii uu ka geeriyoodey xildhibaan C/qaadir Aadan Jibbaar oo Maanta ay taariikhu  Tahay  11/11/05  Kugeeriyoodey  Maglaada Jowhara  Waxaan ilaahey uugaga  baryaa   Murxuunkaa  In uu ilaahey Janadii Fardowsa Kawaraabiyo  Eheladii  Iyo  Qaraabadii uu kageeriyoodey  Marxuumkaasi  Samir iimaan  Allah ha kasiiyo  Amiin Amiin

Anagoo kala  ah 

  • Cumar Cabdi Xaashi
  • Jamaal maxamuud axamed
  • Maxamed  Cabdi Bootaan
  • Saciid  Cabdi Cumar
  • Saacid Maxmed  Saciid

Waxaan leenahaya  Marxuumkaasi  Eheladii  iyo  Qaraabadii uu kageeriyoodey   Samir iyo iimaan  Allah ha  kasiiyo Janadii Fardowsana Allah ha kawaraabiyo

 

Cumar Cabdi Xaashi
Kenya Nairobi
Email:
suxufi200@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 11, 2005

Injineer Soomaaliyeed oo Lagu Diley Diinsoor
Eng. Max'ed Ibraahim Dheel oo 15 sano ku maqnaa dalka Mareykanka ayaa waxa uu Degmada Diinsoor ugu soo laabtay sidii uu gacan u siin lahaa dadkiisa, waana la diley, warkaas iyo Muqdisho oo uu wiil naftiisa ku waayay Xabad Sigaar ah... ka akhri..
HALKAN... GUJI...
Nov 7


Dr. Alnajjar oo Aad uga Dayriyey Xaalada Soomaalida....
»Cusmaan Caato: C/laahi Yuusuf dagaal ayuu isu diyaarinayaa
»Saddex markab kalluumaysato oo lagu afduubay Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... sept 2

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD