SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - CADDE MUUSE

Jeneral Cadde Muuse Xirsi oo Shaaca ka Qaaday in hay'adaha shisheeye ay rabaan in Dalka Maamulaan

Daawo Waraysiga  Dhegeyso Waraysiga
Daawadayaasha waxaan uga cudu-daaraneynaa laxanka muusiqa ee hor dhaca u ah Video-ga, kaas oo uu ma'uuliyadeeda leeyahay TV-ga duubay.

Waraysi dheer oo uu Telefishanka ETN Boosaaso la yeeshay madaxweynaha DGPL, Jeneral Cadde Muuse, ayuu wuxuu shaaca kaga qaaday in hay'adaha ajnabiga ah ay rabaan uun in ay dalka maamulaan, waxcana uu intaas ku daray hay'adahaasi aysan dadka wax u qaban.

Waxa kale oo uu Jeneraal cadde shaaca ka qaaday in hay'adaha caalamiga ah aysan ilaa hadda wax u qaban dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartey bad-gariirkii ka dhacay gobolada woqooyi Bari ee Soomaaliya.

Waraysigaas oo maqal/muuqaal ah ka dhegeyso/daawo linkiyada hoose:

Daawo Waraysiga  Dhegeyso Waraysiga

Faafin:  SomaliTalk.com | May 29, 2005


Waraysi: Madaxweyne ku Xigeenka DGPL
»Galkacyo: Qaylo dhaan ka soo yeertay Ceelka Yamayska
»Garoowe: Xasan Abshir oo ka qayb qaadanaya caana shubka
»Muqdisho: Kulan looga hadlay qaadisat Isbaarooyinka...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... May 28

HAFZA oo ku adkaysaneysa Heshiiskii Xaafuun iyo DGPL & DFKM oo aan war cad kasoo saarin
Ciise Maxamuud Dholowaa oo ay SomaliTalk waraysi la yeelatay ayaa waxa uu DGPL ugu baaqay in ay war cad ka soo saaraan arinta shirkada Xafza maadaama shirkadaasi ku adkaysaneyso heshiiskaas Guji.. May 20

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD