SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Dilidda Hogaamiye Dhaqameed oo La Dhaleeceeyey

(SHHRF 0050/2005, 29 June 2005)
(Somali version)

Xarunta Xaquuqul Iinsaanka ee Suldan Hurre (SHHRF) waxay dhaleeco dusha uga tuuraysaa dilkii Nabadoon Siciid Cumar Warsame oo lagu dilay Galkayo iyo Mursal Nuur Galow oo lagu dilay Qardho, oo labaduba ka tirsan cuqaasha Ismaamul Goboleedka Puntland Somaliya. Labada marxuun waxay ahaayeen labo nin oo bulshada magac ku leh. Nasiib darro, waxaa labada loo dilay aano qabiil.

Dilalka hogaan dhaqameed ee ku soo noq-noqanaya waa dhaqan cusub oo hadda ku soo kordhay carriga Puntland, waxayna khal-khal galinaysaa deganaanshaha bulshada halkaas ku dhaqan. Waxay ahayd labo sano ka hor markii tuulada Kalabayr loogu dilay arrimo siyaaso la xariira suldaankii qiimaha badnaa ee Axmed Maxamed Maxamuud (Hurre). Sultan Hurre wuxuu ka mid ahaa hogaamiye dhaqameedyadii isku dayey inay hor istaagaan xukun kororsigii Cabdullahi Yusuf ka dib markii wakhtigii xakunkiisii dhammaaday Juun 30, 2001.

Hogaamiye dhaqameed waxaa la oran jiray waa biru-ma-goyso, oo macnaheedu yahay inaan waranka loo quuri jirin ee uu ka qiimo badnaa dadka islaynaya. Islaynta dadka waxaa xakamayn jiray xeer soo jireen ah oo si gaar ah u siin jiray xasaanad dadka hogaamiye dhaqameedyadu ka mid yihiin ee bulshada dhexdeeda qaaliga ku ah. Ilaa iyo burburkii qaranka waxaa dhacday in xeerkaas lagu tuntay ee aan cidna loo aabo yeelin.

Gobollad Puntaland iyo meelo kale, intii burburka ka dambeeysay, hogoomiye dhaqameedyadu waxay ahaayeen kuwa buuxiyey meekhaankii dawladdu ka baxday gaar ahaan waxay saldhig u noqdeen deganaanshaha bulshada, waxayna ahaayeen kuwo aad loo qaddariyo. Dawrkooda nabad soo dabbalidu wuxuu ahaa mid aad bulshadu u mahadisay..

SHHRF waxay ugu yeeraysaa in Somalidu colaadeeda ku xallisato wadada wada hadalka iyo si nabadda ee dhaqan ku dheehan.

Waxaan dhaleecaynaynaa wixii wax dila, gaar ahaan ciddii disha hogaamiye dhaqameed wa ka sii daran yahay.

Suldan Hurre Human Rights Focus (SHHRF)
webmaster@suldanhurre.org

ENGLISH VERSION::::


Traditional Leaders in Clan Vendetta is Condemned

(SHHRF 0050/2005, 28 June 2005)
 

Sultan Hurre Human Rights Focus condemns the killing of Siciid Cumar Warsame in Galkayo and Mursal Nuur Galow in Qardho, both in Puntland Somalia. Both men were traditional leaders well known and respected in Somalia. Reportedly, both of these killings were related to clan vendetta.

The killing of traditional leaders is a new phenomenon that has challenged Puntland’s social stability. It was just two years ago when the politically motivated assassination of the respected Sultan Ahmed Mohamed Mohamud (known as Hurre) took place at Kalabayr in Puntland. Sultan Hurre was one of the traditional leaders who had opposed the extension of Colonel Abdullahi Yusuf Ahmed to the presidency of Puntland when his term expired on the 30th of June 2001.

Traditional leaders are known as biri-ma-goyso (those who are spared from the spear). Traditionally, clan vendetta was bounded by rules and social conventions that controlled the extent and nature of warfare. Since the collapse of the Somali state, it seems that these conventions have been broken at will.

Following the collapse of the Somali state institutions, the traditional leaders, who are the moral anchor of the society, have been accorded important standing in Somalia. Their role as peace brokers received greater recognition within the community.

We condemn the killing of innocent people, particularly the traditional leaders.

SHHRF urges Somali community to solve their problems peacefully within their socially recognised conventions.

Sultan Hurre Human Rights Focus

###

Faafin: SomaliTalk.com | June 30, 2005


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD