Sannad-guuradii 45aad ee 26 Juun
&
Daahfurka buugga NABADSHE
Axadda, 26 June 2005
oh!art, waxa farxad u ah inay kugu marti qaado
xaflad lagu daah-furayo buug cusub oo la magac baxay
NABADSHE, kuna saabsan nabadaynta. Waxa qoray qoraaga da’da
yar ee Yaasiin Jaamac Nuux (Suldaan). Daah-furka
buugga waxa ku lammaan ka taariikhaynta 26ka Juun oo ku
beegan sannad-guuradii 45aad ee ka soo wareegtay maalintii
ay Somaliland xornimada ka qaadatay dalka Britain.
Munaasibaddu waxay isugu jiri doontaa gardaadin iyo
taariikhayn. Waxaana munaasibaddaa khudbado, suugaan
iyo arrimo kale oo muhiim ah ka soo jeedin doona dad caan ah
oo soomaalida dhexdeeda magac weyn ku leh iyo weliba dad
ajaanib ah oo afsoomaaliga ku hadla oo munaasibaddaas
innagala qayb geli doona.[insha Allaah] Waxa ka mid ah.
Dhanka suugaanta
1.
Ismaaciil Aw-aadan, abwaan
2. Cumar C/nuur Nuux (Nabad-doon) abwaan
3. Cali Axmed Raabbi (Seenyo) abwaan
4. C/laahi Bootaan (Kurweyne)
5. Maxamed Xasan Dhagles, abwaan
6. Saleebaan Cumar-ku-joog
7. Faarax Cawil (Buluqbaash) abwaan
Xagga khudbadaha
1.
Dr. Mohamed D Afrax – Guddoomiyaha Somali P.E.N
2. Siciid Jaamac – G/ku xigeenka Somali P.E.N.
3. Cisman Axmed – Wakiilka Somaliland ee UK
4. Abdi Abdillahi Mataan -aqoonyahan
5. Foosiya Xaaji Aadan – aqoonyahanad
6. Maxamed Baashe X Xasan, qoraa iyo suxufi
7. Cismaan Abokor Dubbed, aqoonyahan
Waa munaasibad qaali ah oo si heer sare ah loo agaasimey, ka
soo qayb galkaagu waa muhiim, kaalintaaduna waa lagama
maarmaan.
Wixii faahfaahin ah ee dheeraad ah kala xidhiidh, Ayaan
Maxamuud 07903712949, Maxamed Baashe 02077906611, Xasan
Macallin 07950154170. ama ka bogo www.aftahan.com
Maalinta Axadda
Taariikhda 26 June
2005
Waqtiga: 6da
galabnimo
Goobta: Oxford
House
Derbyshire Street,
Bethnal Green,
London, E2 6HG
Gaadiidka: Buses:
8, 388, D6, 254, 106,
Tube Station: Bethnal Green (Central Line)
Faahfaahin kala xiriir Email:
aftahanc@hotmail.com
Ka
soo qayb gal wacan
www.Aftahan.com

Faafin: Somalitalk.com |
June 22, 2005