Inaali laahi wa inaa
ileeyhi raajicuun
islaam maxamed islam c/laahi islaam xidig oo
kugeeriyoday kismaayo | June 2005
waxaan tacsi udiraynaa
anagoo ka tiiranyaysan geeri ku timi islaam
maxamed islam c/laahi islaam xidig oo kugeeriyoday
magalada kismaayo waxaan gaarsiinayna dhaman beesha nuux
mamuud meelkasta oo ay joogan. ilaah waxan uga baryeyna
janadii fardoowsa in uu maqaamkiisa ka yeelo inagana
samir iyo iiman inaka siiyo aamin aamin aamin aamin
dadka diyara tacsidan
1-xaaji cali islaam caji
maxamuud
2-shikh c/dinaasir jamcad
warsame
3-xaaji maxamad macalin
4-xasan cali maxamud
5-liiban siciid shabac
6-sharma'arke c/dirsaq
cilmi
7-siciid macalin maxamuud
8-asad cabdi gufurre
9-c/rixmaan jaamac barre
9-sharma'arke xuseen bare
10-maxad c/di shire
11-c/dulahi cali islaam
12-raage cisman cumar
13-c/dirxmaan shiikh xasan
14-c/diladiif xuseen cali
15-cumar maxamuud ciise
16-cali xuseen bare
17'c/dirshiid maxamed
buraale
18-xamse muuse maxamed
19-c/faraax ciise camale
20-maxamed c/di shucayb
iyo dhaman jaliyada rer
puntland ee qahira ayaa garsiinaya tacsidaan beel waynta
nuux maxamuud meel kasta oo ay joogaaaaan
sharma'arke c/dirsaq
cilmi qahira masar
Inaali laahi wa inaa
ileeyhi raajicuun
Baashe Xaaji Xasan oo ku
geeriyooday magaalada Widhwidh ee gobolka Togdheer
Anagoo ah Yaaasiin Jaamac Nuux (Suldaan), Cismaan Abokor
Dubbed iyo Xasan Macalin Maxamuud waxaannu halkan tacsi uga
dirayaa dhammaan Ilma Baashe Xaaji Xasan, gaar ahaan
saaxiibkayo Maxamed Baashe X Xasan, anagoo uga
tacsiyadaynayna geeridii xaqqa ahayd ee ku timi aabahood
Baashe Xaaji Xasan oo ku geeriyooday magaalada Widhwidh ee
gobolka Togdheer 25.06.2005. Tacsi taa la mid ah waxaannu u
diraynaa dhammaan eheladii iyo qaraabaddii uu ka geeriyooday
Baashe Xaaji Xasan, waxaanuna Ilaahay uga baryaynaa Baashe X
Xasan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, dhammaanteenna
samir iyo iimaan innaga wada siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin
Wa-bilaahi Towfiiq
Tacsida ehelka marxuumak
waxaa loogu hagaajin karaa:
Yaasiin-Suldaan |
aftahanc@hotmail.com
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa
ileyhi Raajicuun
- Duuliye Col. Mohamed Calibashi Kenadiid
oo Kenya Ku Geeriyoodey.
- Salaad Cali Hogato
oo Ku Geeriyoodey Degmaad Carmo...
Tacsi:-Duuliye Col. Mohamed Calibashi Kenadiid
oo Kenya Ku Geeriyoodey.
Waxaa la ogeysiinayaa dhamman Qoyska Reer Keenadiid iyo Ehelka, Qaraabada
iyo Asxaabtaba oo dhan in Duuliye Col Mohamed Calibashi Kenadiid ku
geeriyoodey dalka Kenaya 20kii Juun.
Waxaana Allah looga baryayaa inuu u
naxariisto una danbbi dhaafo janadiina geeyo Marxuumka.
Waxaan uga tacsiyadeyneynaa
Xaaskii uu marxuumku ka geeriyoodey, Canab Cabdi iyo dhammaan Caruurtiisa.
Sidoo kale waxaan tacsi taas la mid ah u direynaa dhamman qoyska reer
KEENADIID iyo Qoyska Reer Islaan Aaden,iyo Asxaabtiisii oo dhan.
Allah Ha u naxariisto. Aamiin.
Tacsida ehelda
Marxuumka waxaa loogu hagaajin karaa Email:
yusufkenadid@hotmail.com
Qore: Yusuf Cabdihalim
Kenadiid.
yusufkenadid@hotmail.com
Salaad
Cali Hogato oo Ku Geeriyoodey Degmaad Carmo...
1. Isse Osman Farah.
2. yousuf mohamoud Said
3. Mohamed Ali Ahmed
4. A/risaq Mohamed Abdulaahi
5. Cumar Shire Yusuf
6. Idle Mohamed Shire
7. Mohamed Jamac Dacar
8. Mohamoud Mire Jamac
9. Jamac Cumar Mohamud
10. A/risaq Casayr Saciid
11. Nuur C/laahi Jaamac.
12. A/KAFI mire Aadan.
Dhamaan waxay tacsi u dirayaan Marxuum Salaad
Cali Hogato. Oo kuy geeriyoodey Degmada Carmo 21/06/2005
waxayna ilaah uga baryayaan in uu janadii
firdowsa ak warabiyo eleadii uu ka tegeyna samir iyo
iimaan ka siiyo..
Aamiin
Aamiin Aamiin….
Tacsida Marxuumka
waxaa loogu hagaajin karaa emailkan:
xanaf3@yahoo.com
Faafin: Somalitalk.com |
June 21, 2005